Sign in to follow this  
kingofkings

Hypocrisy

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaha Ethiopia

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay casho caraf loogu sameeyay magaalada Bahar Daar ee caasimadda gobolka Amharic State dalka Ethiopia, iyadoo madaxweynaha uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaara dalkaasi Males Sanawi .

 

Casho sharafta Madaxweynaha Jamhuuriyadda loogu sameeyay magaalada Bahar Daar ee dalka Ethiopia ayaa waxaa u sameeyay Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Mr. Males Sanawi, iyadoo casha shafarta kaddibna kulan gaar ah ay wada qaateen madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaataha Ethiopia.

 

Kulan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayeey uga hadleen xaaladda amni iyo xiriirka labada dowladdood ee jaarka ah, waxayna labada masuul ballan qaadeen in la xoojin doonn wada shaqeyta ka dhaxeysa.

 

Madaxweyne Shariif ayaa Ra’iisul wasaaraha Itoobiya kala hadlay howlgallada ay ciidammada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo iskaashanaya ka wadaan gudaha Soomaaliya iyo sida ugu wanaagsan ee loo soo gabagabeyn karo.

 

Ra’iisul wasaaraha itoobiya ayaa soo dhaweeyay guullaha laga gaaray howlgalka Soomaaliya ee Al-Qaacidda lagula dagaallamayo, isagoo ballan qaaday in dowladdiisa ay xoojin doonto taageerrada Soomaaliya ay la garab taagan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Whats the problem if president of tfg met with the pm of Ethiopia??What has that to do with puntland???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;819632 wrote:
Whats the problem if president of tfg met with the pm of Ethiopia??What has that to do with puntland???

really:confused::D if you want to play stu pid fine, but take your nonsense elsewhere.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this