Sign in to follow this  
Gabbal

Baardheere will fall within a fortnight.

Recommended Posts

nuune   

^^ No that is not right, Gabbal cannot be held accountable, just wait, the prediction will come soon, after Arbaciina Leyla, waz-daaduu tisca

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Hoping there aren't any setbacks this time around, the fall of Baardheere is certainly on the horizon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabbal;841535 wrote:
Hoping there aren't any setbacks this time around, the fall of Baardheere is certainly on the horizon.

war Horn ma hubaa this time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

What is that idiom about broken clocks? LOL, I kid of course.

 

Mr. HornAfrique, good to see you are still around! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda KMG iyo Xarakada Al-shabaab oo ka socda duleedka degmada Baardheere Talaado,

July 17, 2012 (HOL)

http://hiiraan.com/news/2012/July/wararka_maanta17-18647.htm

 

 

Dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada DKMG ah iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka socda duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo dadka ku sugan degmadaas ay walaac ka muujinayaan dagaallada. Goobjoogayaal ku sugan degmada Baardheere ayaa HOL u sheegay in dagaalku uu yahay mid culus oo ay dhinacyadu isku adeegsanayaan hub kala duwan, kuwaasoo shanqartooda laga maqlayo gudaha degmadaas oo ka mid ah labada degmo ee ay Al-shabaab kaga sugan tahay gobolka Gedo. "Xaalad dagaal ayaan illaa xalay ku jirnay... meel degmada aad ugu dhow ayuu ka socdaan dagaalka... ma sheegi karno sida uu xaalku noqonayo, balse cabsi weyn ayaan qabnaa," ayay tiri haweeney ka mid ah dadka ku nool degmada Baardheere. Haweeneyda oo codsatay in sababo ammaan awgood aan magaceeda u qarinno ayaa waxay sheegtay in xoogaga Al-shabaab ay isku dayayaan inay difaacaan gacan ku haynta degmada, ciidamada dowladda iyo kuwa la socdana ay doonayaan inay degmadaas qabsadaan. "Dagaalladu waxay billowdeen xalay illaa maanta oo dhanna way socdeen, ma garan karno khasaaraha ka dhashay inta uu le'eg yahay, balse dhaawacyo degmada la keenay waan aragnay," ayay tiri haweeneyda la hadashay HOL. Ciidamada dowladda ayaa waxaa caawinaya ciidamada Itoobiya oo gobolkaas ku sugan iyadoo aysan weli saraakiisha dowladda iyo kuwa Al-shabaab ka hadlin dagaalka ku dhexmaraya duleedka degmada Baardheere. Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka inta uu le'eg yahay, waxaase wararka ku saabsan dagaalkan idin kugu soo gudbin doonnaa wararkeenna dambe ee maanta haddii ALLE ogolaado.

 

Maxamed Xaaji Xuseen,

Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this