Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fuaad shangoole with delegation arrives in galgala Bari region of Puntland.

Recommended Posts

Ciidan Al-Shabaab ah oo uu hogaaminayo Fuáad Shongole oo la sheegay inay deegaanka Galgala ee Puntland soo gaareen.

 

Warar badan oo kasoo baxayey Madaxda Puntland iyo meelaha ay wararka ku faafiyaan kooxda Al-Shabaab ayaa sheegaya inuu jiro tuhun ah inay deegaanka Galgala gaareen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab kuwaasi oo uu arkacayo Shiikh Fuáad Shongole oo ka mid ah madaxda ugu sareysa kooxdasi.

 

Madaxweynaha Puntland Dr, Abdirahman Faroole oo dhawaan ka hadlay arrinta sheegeysa inay Al-Shabaab soo wareegeen Puntland ayaa waxaa uu ku eedeeyey arrintaasi qaarka mid ah maamulada la deriska ah Puntland, waxaana uu dhinaca kale uu walaac xoogan ka muujiyey ciidan ka Al-Shabaab ee soo baneeyey furimihii dagaalka Koonfurta Soomaaliya ee iminka soo aaday Puntland.

 

Barta internetka oo wararka loogu soo gudbiyo dadka ku xiran kooxda Al-Shabaab ayaa lagu sheegay inay soo gudbin doonaan Codka masúulka tirsan Al-Shabaab oo ka hadli doona wararka la xiriira deegaanka Puntland, codkaasi oo noqon doona mid ay ku farxaan taageerayaasha Al-Shabaab, Waa sida ay qoraalkaasi u qoreene.

 

Shiikh Fuáad Shongole waxa uu kasoo jeedaa deegaanka Puntland waxaana uu inta badan Al-Shabaab u qaabilsan yahay bixinta casharada diiniga ah ee loo jeediyo dhalinyarada iyo dadka la rabo inay ka qeybgalaan howlgalada Al-Shabaab, waxaana uu inta badan kasoo muuqdaa furimaha dagaalka iyo masaajida isaga oo hadba jeediya hadalo uu dil ugu xukumayo Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo dhamaan wixii la shaqeeya oo dhan.

 

Haddii uu hadalkan dhab noqdo ayaa waxaa uu noqonayaa bog cusub oo u furmay Al-Shabaab iyo Puntland, iyaddoo aan la saadaalin karin waxa uu noqon doono boggaasi cusub. Puntland waxaa horey ay ula dagaalantay kooxda Shiikh Atam ee ka dagaalanta buuraha Galgala, kuwaasi oo xirir toos ah la leh Al-Shabaab.

 

Galgala waa buuro isku xiran oo ku fiican dhuumashada xilliyada dagaalka , waxaana waqti badan halkaasi ku jiray ciidanka Shiiikh Maxamed Saciid Atam oo haddii ay helaan garabka Al-Shabaab ay dhici karto inay waqti badan ku qaadato Puntland inay halkaasi ka saaraan.

 

Wararkeena danbe ayaa idin kusoo gudbin doonaa wixii warar ah ee kusoo kordha arrintaasi.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;817137 wrote:
The Sheikh is here

 

Shangoole.jpg

XX is having a great day since the AL Qaeda group he supports so much are threatening the people he hates so much, the people of Puntland Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke i don't hate any one but i am just posting the news and this was posted on horseedmedia pl media its not my fault the Sheikh is here and that's a fact he comes to assist Sheikh Maxammad atam al Maakhiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ it does not matter. Your excitement and support of Al Qaeda is noted. However Fuad and his little defeated group will only strengthen Puntland and unite the masses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excitement what Excitement Duke u need to worry about Shangoole a son of Puntland freely roaming in you're territory what will faroole next step be. Duke you can always call General bahuku i think he will assist the people of Puntland against one of their own Shangoole and Atam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't worry about who we call or what we do. Just know that it won't have any effect on Puntland State. The fact that this terror leader and his gang are now the target and there is no more talk of clans and local militias is a welcome thing. A terrorist has no clan and if this news is true the whole state led by the people of Makhir will clean up these areas.

It's a welcome development. Fuad is a terrorist loser and he will lose all he has in these parts. He is dealing with a State and people who know how to defeat fake religious clowns.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

c-samad-oo-tuute-u-xidhay-galgala.jpg

 

 

Duke, remember all the times you told us Galgala fights were won by Puntland.:D

 

What happened, how come these villagers return every time to Galgala. How difficult is it to post some men there, Generale?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

But Faroole says there are still terrorist in galgala supported by Somaliland? how come he makes these allegations then. Wasnt Galaga cleared years ago. And isnt Galagal just a village that is guarded by Puntland officials?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Since when did Xx fell in love with the man from Puntland, I thought his 4.5 share Alshabaab was Godane. Hadee maxad kufaraxsantahay Shangole Golis soo galay, armuu weerara you little secessionist clan fiefdom and hodhowna aad qaylisaa Puntland conspiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this