Sign in to follow this  
Maaddeey

shabaab oo xalay saqdii dhexe weerartay Beledweyne!

Recommended Posts

Maaddeey   

Dagaaladii ka dhacay Baledweyne oo warar dheeraada ay ka soo baxayaan.

05-04,2012. 13,Jamaadul awal ,-1433,

 

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baledweyne ayaa xaqiijinaya in habeebkii xaleyto halkaasi ay ka dhaceen dagaalo culus oo qalqal iyo cabsi ku beeray dadka ku dhaqan Magaaladda.

 

Ciidmo katirsan Xarakadda Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar ku qaaday abaarihii 1:00 habeenimo fariisimiyaal dhowr ah oo ku yaala gudaha Magaaladda Baledweyn oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DKMG.

 

Dagaal oo soo gaaray waabarigii hore ee saakay ayaa lagu waramayaa in Mujaahidiinta ay usuurta gashay inay la wareegaan fariisimyaal fara badan oo ku yaala Gudaha Mgaaladda,wallow aan la shaacin Karin khasaaraha nafeed ee Ciidamada Itoobiya ka soo gaaray dagaalka.

 

Magaaladda Baledweyne tan iyo wixii ka danbeeyay markii a la wareegeen Ciidamada Itooobiya ayaa waxaa ku soo badanayay dagaaladda iyo qaraxyada isdaba jooga ah ee khasaaraha lixaadka leh ee soo gaaraya Ciidamada Itoobiya.

 

 

 

 

 

Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

 

 

Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this