Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO/Pics: SooDhoweyntii MadaxWeynaha Khatumo State Axmed Karaash ee DuleedkaKoonfureed LaasCaanood

Recommended Posts

Liibaan   

Halkan Ka Daawo

 

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

 

Youtube

 

 

MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash:"Hada Laas Caaanood 30 KM Baanu u Jirnaa, Waana Hubaal Inaanu Xoreenano Caasimadeena Laas Caanood. Waxaanu Diranaa Digniintii Ugu Danbeesay In Maleeshiyada SNM/Somalland Ka Baxaan Laas Caanood Iyo Dhamaan Deegaanada Khaatumo State"

 

 

Shacabka Deegaanada Laas Caanood Sida Kalabaydh oo Si Weyn u Soo Dhoweeyay MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

 

laascaanood.jpg

DSC08574-1024x768.jpg

DSC08525.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

sulub2.jpg

DSC08551.jpg

DSC08528.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08518.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC08525.jpg

DSC08521.jpg

DSC08504.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08500.jpg

DSC08507.jpg

DSC08483.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

DSC08444-1024x767.jpg

DSC08448-1024x767.jpg

DSC08440.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3.jpg

6.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

5.jpg

7.jpg

8.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

51.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

32.jpg

21.jpg

Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood

14.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

AfBakayle.com

 

Daawo+Sawiro : Soo Dhoweyntii MadaxWaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash Ee Deegaanada Ku Xeean Maagaalada Laas Caanood ( Kalabaydh Iyo Saaxdheer)

 

Madax wayne axmed Cilmi Cismaan Oo maalmahanba kumaraya Safar shaqo deegaano ay kamid yihiin Kalabaydh Iyo Saaxdheer oo katiran gobolka sool, Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wahelinaya Xaran Wasiiro Iyo wasiiro Kuxigeen Katiran maamulka khaatumo, Waftidan ayaa waxaa sidiiran loogu soodhaweeyay Magaalooyinka kalabaydh iyo Xaadheer.

 

 

DSC08530.jpg

DSC08548.jpg

DSC08551.jpg

DSC08552.jpg

DSC08555.jpg

 

DSC08500.jpg

DSC08504.jpg

DSC08507.jpg

DSC085171.jpg

DSC08466.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

4797612929_d4d9e32a54_b.jpg

 

 

Ciidamada Khaatumo State oo Caawa Ku Hareesan Caasimada Laas Caanood

 

Laas Caanood: Mujaahidiinta Maamul Goboleedka Khaatumo oo Afarta Jiho Isku Gadaamay

 

Xoogaga Xaq-Udirirka Khaatumo oo Ku Weegaarsan Magaalada Laas Caanood

 

 

xaaladda magaaladda Laascaanood ayaa kacsan todobaadkan waxana laga dareemayaa dhaqdhaqaaq dagaal iyada oo guud ahaanba gobalka Sool laga wado abaabul iyo Ciidan urursi guud. maamulka iyo Shacabka Khaatumo ayaa wada dadaal ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaan magaalo madaxdooda oo muddo 4 sano iyo badh ah ay xoog ku haysteen Malayshiyaadka SNM-ta

 

Ciidamadda Maamulka Khaatumo ayaa la sheegay in ay dhinac kastaba kaga weegaarsan yihiin magaaladda Laascaanood isla markasna ay u kaashaaman yihiin si xeel sare ah, Madaxweynaha Khaatumo oo 25 Km u jira Laascaanood ayaa todobaadkan amarkii ugu danbeeyey siiyey Madaxdda Ciidamadda Khaatumo in ay waajibaadkooda qaran gutaan

 

Dhinac Malayshiyaadka SNM-ta ayaa la sheegay in difaacooda ugu badan ay dhinac Nugaasha isku geysteen gaar ahaan Gooja Cadde ilaa Adhi Cadeeye oo laascaanood dhinac Waqooyi ka xiga sidoo kalena Durdurka iyo daaraha Maraykanka ee magaaladda ayaa ay xoogaa ciidan ah xalay keeneen si ay u difaacaan weerar kaga yimaada dhinac Buuraleydda Xarardaanyeerta

 

Ilo lagu kalsoon yahay waxa ay Allssc u xaqiijiyeen in Malayshiyaadka SNM-tu xalay ka jiideen Laascaanood dhawr qori oo waa weyn kuwaas oo la geeyey OOg lama garanayo sababtay loo jiday ilaa iyo hadda waxase jirta cabsi weyn oo soo foodsaartay guud ahaanba Malayshiyaadka SNM=ta

 

Sarkaal Magaciisa Qariyey oo ka tirsan Malayshiyaadka SNM-ta gaar ahan kuwa fadhiya Wadda Xabaala Laascaanood waxa uu Allssc u sheegay in habeen hore saraakiisha SNM-tu shir ay ku yeesheen gooja cadde isku khilaafeen isla markaasna uu Khilaafkaasi gaadhay guud ahaanba Ciidamadda oo iminka si weyn u kala jabsan isku niyadna aan ahayn waxa uu sheegay hadii dagaal ku bilawdo in aysan isku gurmadayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

BorameNews.com

 

MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Oo Ku GudaJira Booqashooyinka Deegaanada Maamulkaasi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Kalabaydh DAAWO

 

http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2849&catid=66&Itemid=117

 

30-03-2012 Kalabaydh (BNN) Halkan ka daawo soo dhaweyn weyn oo madaxweynaha Khaatumostate ku qaabileen shacabka Kalabaydh ee gobolka Sool

 

http://youtu.be/5iQTULmEefg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Magaalada Laas Caanood oo Saacadaha Soo Socda Ay La Wareegi Doonaan Ciidamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Iyo Somalidiidka oo Xaaladoodu Tahay Carar

03/31/2012

 

 

Magaalada Lascanood ayaa sugaysa maamulka Khatumo oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa buuraha ku hareeraysan Lascanood waxaana saaka lagu waa bariistay khatumo waatan.

Jabhada SNM ayaa saaka guranaysa hubkoodii kadib markii culays xoogan la soo dul dhigay, waxaana saaka arkeen shacabkii Lascanood oo tuban guryaha hortoodii.

SNM ayaa hada wadda dhaq-dhaqaaqii ugu danbeeyay kadib markii ay ka soo guureen wadda laamiga ee gambadha iyo toga waqdari waxayna isku soo aruursadeen dhinaca maraaga waxayna doonayaan inay ka kolaysadaan halkaas oo ay maraan wadda dhoodiga kadib markii ay xidhantay xalay Magaalada Yagoori ee saaran Laamiga oo ay dul dageeen Ciidamada Maamulka Khatumo State.

Guud ahaan waxaa saaka curtay halgalkii la sugayay muddo dheer oo ahayd libdhimayso Laascanood waa taagantay saaka.

Kala soco waxii ku soo kordha WIDHWIDH.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this