Sign in to follow this  
Samafal

Alshabaab V TFG (audio)

Recommended Posts

Samafal   

http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Wadahadal-Dhexmara-DKMG-iyo-Al-Shabab-142935735.html

 

Faaqidaadda: Wadahadal Dhexmara DKMG iyo Al-Shabab

 

Harun Macruf | Washington, DC

 

E-mail

Daabaco

 

Lahaanshaha: AFP

 

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo bandhigayso qorshe ay ku xasilinayso goobaha laga xoreeyo ururka Al-Shabab, qorshayaasha oo ka kooban afar waxaa ka mid ah: Dib u heshiisiin, soo celinta amniga, dhismaha maamullo maxalli ah iyo soo celinta amarka iyo caddaaladda.

 

Maantana ciidamada AMISOM waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay isku ballaadhiyaan Soomaaliya inkastoo ay ka digeen in weli ay caqabado jiri karaan.

 

Haddaba istiraatijiyadan ma tahay mid dawladda u horseedi karta inay awooddeeda dalka ku ballaadhiso?

 

Dhinaca kalena ururka Al-Shabab maxaa istiraatijiyo ah ee u bannaan kaidb dib u dhacyada milatari ee ugu dmabeeyey ee la soo darsay? Suurtogal ma tahay in dawladda iyo Al-Shabab ay wada hadlaan?

 

Su’aalahaas iyo kale ayuu maanta ku saabsan yahay barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

islaantaas aad sheegayso wadanka umeysandhalan. Wadanka Soomaali ayaa iska leh, Soomaali ayaa ku dhex dagaalamaysa, Soomaali ayaa ka talisa. Ugu danbeyntiina Soomaali ayuun baa xalka Soomaaliya gaadhi karta. Ajanabiga la daba cararayo Soomaaliya nabad kama dhalin karayaan, barwaaqadii iyo nimcadii aynu ku jirneyna inooma soo celin karyaan, ee wada hadalka iyo heshiiska ummadda Soomaaliyeed ayeey dantu ku jirtaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Somalia;811740 wrote:
That line has been said since January 26 1991

Yes, its been said so many times. laakiin yaa inoo diidan in aynu kaga dhabayno ereydaa aynu maqleyney muddada badan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

No sane human being believes Alshabaab are interested in genuine talk, peace and stability in Somalia. It'a all hot air, only to prolong their presence and influence in the country, this if true is nothing more buying time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this