Sign in to follow this  
Abtigiis

The day Anelka dated Somalina

Recommended Posts

BOB   

Abtigiis;810902 wrote:
Bob,

 

Horta Zulu'yahow ma kala taqaan gabaati iyo meher?

 

12,000 is unheard of for a gabaati. Meherku wuu danbeeyaa markaa haday lacag badan sheegato 3 qol oo xun oo jigjiga kulahaa inaan xaraasho ayey noqonaysaa.

 

Anyway, walaahi maanta qadadii this colleague of mine killed me: He wants to marry a second wife. I advised against it, but he keeps on saying she is from the coast (kenya) markaa farsamooyin qatar ah baa la iigu sheegay.
:D
Isagu waa yara wadaad professional ah. Apparently there is also another candidate oo somaliyed ah. Markaa when he was comparing the two and talking about why he opted for the sawaaxili one (actually arab), I felt like i was listening to hammer iyo tongue ,i mean auction. kkk. Wuxuu ku celceliyey "tan coast'ga ah meherku waa cheap 500 shilin ayaa sharci u ah mombasa. Midda kale, markaad rabto ayaad siinaysaa, habeenkana waa laguu soo wareejin. Tan soomaliyada ah waxay ku leedahay waa in 5000 dollar la keeno, waliba upfront oo mayeelayso in hadhow aan siiyo. It is like insurance bond." qosol bay naftii iga baxday walaahi. he was serious, he was not joking at all.
:D

Knowing how classy and xuural ceyn Somalina is, I'm surprised at the fact that she accepted a mere $12,000 as a gabaati. ;).

 

Being a man from Kismayo, a coast in itself I know exactly what the guy is talking about and even though I'd never encourage a somali to marry non-somali I will understand if he opted out after all dumarka reer coastiga ah dumarka kale waxbay dheer yihiin even the somalis from the coast caadi ma aha iyaguba, I'm surprised that you haven't explored that possibility yet..waar jiifka ka kac waxba ma ogide. :) Allah galti yaa wax u sheega, walle iyo bille bilcaan kuwa reer xeebeedkaa ugu wanaagsan dhan walbaba. ;)

 

PS. Ugaaskii reer cali wanaag ayaa wuxuu igu yidhi waad wada kulanteen, markaasaan ku idhi maxaad u xidhi weyday oo aad jailka u dhigi weyday ninkaa qadyaan baan ka taaganahaye...next time you go back to Mayfair xadhig isu diyaari. :D

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Abtigiis, Somalina is a sweet sister but push her into a corner and she will claw her way out. I've seen her do that to male members that annoyed her repeatedly and they got brutalized when they least expected it, I don't want you to be another victim walaal lol

 

I think Maaddeey is at an even greater risk of getting burned, being Al-Shabaab and all, Somalina doesn't like his kind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No, no, Somalina won't do that to me. not afterall we have discussed through Isbaaro elders aan maalmahan la xidhiidhayey. :D :D

 

Maaddeey waa masdil, masdilkuna reerka wax badan buu u taraa oo jiirka iyo halaqa haweenku ka sasaan oo dhan baa loogu yeedhaa oo uu qool la dhacaa oo laayaa. But on sensual matters, wuu ka qatanaadaa. :D

 

Miyaadan maqal gabaygii ahaa " masdil iyo waxaa isugu hadhay naag la murankiiye..."

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Abtigiis;810918 wrote:
Maaddeey waa masdil, masdilkuna reerka wax badan buu u taraa oo jiirka iyo halaqa haweenku ka sasaan oo dhan baa loogu yeedhaa oo uu qool la dhacaa oo laayaa. But on sensual matters, wuu ka qatanaadaa.
:D

:D :D :D Innaa Lillaahi Wa Inna Ileyhi Raajicuun... Maaddeey maxaad sidaa ugu dhammeyneysaa, waar ninku waa akhyaar dee oo wax ula hadh. :D :D :D

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Hehe, ha iga baqin sxb, ani saf ma geli karo, teeda kale waa buuxaa, lakin tii aan 'how YOU doing?' sida Joey-ga Friends dhaho waa kala daadanee cml :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

BOB;810914 wrote:
Knowing how classy and xuural ceyn Somalina is, I'm surprised at the fact that she accepted a mere $12,000 as a gabaati.
;)
.

 

Being a man from Kismayo, a coast in itself I know exactly what the guy is talking about and even though I'd never encourage a somali to marry non-somali I will understand if he opted out after all dumarka reer coastiga ah dumarka kale waxbay dheer yihiin even the somalis from the coast caadi ma aha iyaguba, I'm surprised that you haven't explored that possibility yet..waar jiifka ka kac waxba ma ogide.
:)
Allah galti yaa wax u sheega, walle iyo bille bilcaan kuwa reer xeebeedkaa ugu wanaagsan dhan walbaba.
;)

 

PS. Ugaaskii reer cali wanaag ayaa wuxuu igu yidhi waad wada kulanteen, markaasaan ku idhi maxaad u xidhi weyday oo aad jailka u dhigi weyday ninkaa qadyaan baan ka taaganahaye...next time you go back to Mayfair xadhig isu diyaari.
:D

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

The negotation is still ongoing. A&T knows what he's faced with and realises that the gabaati could have been much more than this (bal ka waran hadii ku odhan laheed "gabaatiga ha noqdo from Mecca Al Mukarma ilaa suuqa bakaaraha"!). :D

 

p.s.

Admittedly, I have no idea how much of a distance that covers. Lakin a road block is a road block. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;810386 wrote:
Maalmahaan pm-ka aad gabdhaha ka safi jirtay ma sidanaad ku bedeshay?

Lol.....Naf kale maleh haddii luuqyada block la iska saaro soo maahan.....? Threadkaan waa mid doob intaas ka badan kuma darayo:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Jigjiiga nin taajir ah oo jaadka ka shaqeeysta ayaa jira. Markaa dadkaa aad u wareeriya oo shaxaad saf u gala. Mid buu sameeystay ag fadhiya markuu qayilayo oo dadka u yimaada ee lacag iyo waxaas waydiista ku yidhaa "war waxba ma haynee, xili kale inooga dhig". Ka taajirka ah ayaa inkaarta iyo habaarka iskaga dhigaa la yidhaa.

 

Maaddeey shaqadaas buu Somalina u qabtaa, markaa wuu ogaanayaa wixii warqado ah ee hoos loogu soo diro gabadha. Ms. Isbaaro ayuu isbaaro kale u sii yahay! :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

NGONGE,

 

As A&T's best man one would expect you to step in by now and a broker a deal between Somalina and A&T and conclude the deal before Juxa and Malika whisper into her ears and tempt her to increase her gabaati x10. :)

 

Maaddeey, oo saas maaba khatar u tahay? Laakiin waa ogtahay soomaali waxay hore u tiri ‘nin is faanshay waa ari carbeed is nuugay’ marka xoogaa yareey bahasha. :P

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Maaddeey;810923 wrote:
^^ Hehe, ha iga baqin sxb, ani saf ma geli karo, teeda kale waa buuxaa, lakin tii aan 'how YOU doing?' sida Joey-ga
Friends
dhaho waa kala daadanee cml
:D

The Problem with you is waxaad tahay ragga salaamu calykum markay gabdhaha ku yidhaahdaan, intayna *****aykum odhan, yidhaa "horta meelahan sheekh waxa meheriyaa ma ka ag dhowyahay lacala hadaan heshiino". :D Dee gabdhuhu guur way iska rabaan markaa that may explain kala daadashada. Laakin si kale oo ah bal xagaynu ku sheekaysanaa ilama aha inay aad kaaga gurayaan sababtoo ah quraafaad "gabadha muslimda ah" waxaa laga rabaa inay qofkii muslim ah ee qalbi islaamnimo kulahadla ogolaato ultimatum-type shukaansi weeye noocaagu; gabdhaha liberated ka ahna shukaansiga noocaas ah hargab bay ka qaadaan. :D

 

Somalina - ku *** baad isleedahay laakin ninka isbaarada laga dhigtay waa adigee, iyada wax xun laguma odhan oo aan aheyn magaca Ngone ubixiyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Bob, do you really think gabar leh Somalina kartideeda in afmaran lagu helayo? I am suprised intiina midku fakarey inuusan jirin in meesha uu ku hormaray mid tab iyo tayaba alle u hibeeyay.

 

Seriously markabkaas sailed marhore isagoo sida 1000x gabaatiga on offerka ah now.

 

i would say to Abtigiis, qaatumada allaha ku tuso oo afka ha iska ceebeyn, kuwan jar bey rabaan iney kaa tuuraan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Juxa waa samatalis. Markaa warkeeda waan qaadanayaa. Markaa dee PM ka Somalina muxuu busy u sheegi waayey haday occupied tahay? :D

 

Mise waa sidii gabadh waa aan magaalo yar ka qaaday oo quruxsanayd oo markaan waydiinay miyaa lagu qabaa nagu tidhi "haa". After we reached the destination baan shandadihii u dajinay oo ku nidhi haye ilaahay haku nabadgeliyo, markaasay tidhi "ku xuno maraykanka joogaan u mehersanahaye, isagaa yidhi meeshan imo. Markaa xaalkayagu ma fiicna oo qilaaf baa jira, sidaa darteed hadaanu isdiidno oo inaan noqdo ay noqoto ilaa goormaa laga yaaba in gaadhigiinu laabto?" :D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

A&T,

 

Anigaa ina adeerkaa ah oo kaa naxayee, ninkan carabka ah ee NGONGE la yidhaahdo iska ilaali, tan koowaad carab oo dhan waa wada shaxaari oo aamin ma leh, tan labaadna Maaddeey bilaash baad ku heysataa oo odaygu Africa ayuu trophy wife hunting u aaday oo sheekadaan umasoo jeedo laakiin ninkan carabka ah baa mushkiladda oo dhan wada! :)

 

Sidee ku dhacday in gabar aad dooneyso uu NGONGE kugu hor af lagaadeeyo oo aad adigana ka aamusantahay...what does that say to her about you? Somalina waa gabar smart and sensible ah and above all she's also sensitive marka waxaan kugula talin lahaa kubadda dhulka dhig oo laadka badanna jooji, try tika taka for a change. :) Good Luck.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this