Sign in to follow this  
Abtigiis

The day Anelka dated Somalina

Recommended Posts

Taleexi   

Juxa, weliba daqiiqadihiisii waa ka dhamaadeen ma garanayo wuxuu weli irida u sii taagan yahay.

 

lol @ Abtigiis.. Ilfuuronline = SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Bisinka maaddeey see kaa noqotay

 

Taleexi ma waxa leedahay Abtigiis xarig uu hayo xoolo kuma jiraan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

NG, by he you mean who? Maaddeey or me?

 

Anyway, your problem is you think I am a man who relies on one strategy alone. There is a lot of work done that is not necessarily in the SOL forum. Shalay oo dhan nin Isbaaro lineage leh baan ku maraa oo qado iyo casho igaga dhamaatay!

 

but seriously, yesterday was truly shocking for me. This man, an MP from Kenya oo malaha article xun laga qoray, ayaa raadinayey nin magacayga leh. Now, I go to Serena hotel after work just to say hi to the visting Prof Ahmed I. Samatar and in the lobby I meet seedigay. He greets me and directly takes me to a table where Prof Gandhi (Azania) and few other men, including Ilyaas Barre Shiil, were sitting. Before I even sit down, ninkan wa hebel, wuxuu ka shaqeeya waxaas, waa nin reer hebel ah etc etc, ayuu siidaayey; and the moment my name dropped Ilyaas Barre was like what the Fk?! siduu ii eegay alone would have killed!!looooooooooool. I quickly lifted my hands up for a general greeting and rushed to another table, where predictably I started a chat with an enchanting Kenyan waitress. kkkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

meel walba waa lagaa raadin ama dacwaa laguu heystaa, that does not sound very promising Abti

 

did you go through as Ngonge alleges?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

A&T, I was talking about you dee. Maaddeey is another story altogether and I have no doubt that he'll charm a shaytaan never mind Somalina (not that I'm equating the two here, err, of course). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

NG - meel fiican bay maraysaa. Adigu gabaatigii baa la isku hayaa oo ay leedahay ilaa $12,000. Markaa adigu anigu ma diidani ee laakiin in aan installment ku bixiyo oo mushaharka bishiibi 400-500 laga jaro ayaan ku gorgortamayaa. :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ :D :D

 

You got me thinking about Maaddeey and his shukaansi methods (allah yesaamxak). Now all I have in my head is the line:

 

"hadaad i jeceshahay, is dil"...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Bob,

 

Horta Zulu'yahow ma kala taqaan gabaati iyo meher?

 

12,000 is unheard of for a gabaati. Meherku wuu danbeeyaa markaa haday lacag badan sheegato 3 qol oo xun oo jigjiga kulahaa inaan xaraasho ayey noqonaysaa.

 

Anyway, walaahi maanta qadadii this colleague of mine killed me: He wants to marry a second wife. I advised against it, but he keeps on saying she is from the coast (kenya) markaa farsamooyin qatar ah baa la iigu sheegay. :D Isagu waa yara wadaad professional ah. Apparently there is also another candidate oo somaliyed ah. Markaa when he was comparing the two and talking about why he opted for the sawaaxili one (actually arab), I felt like i was listening to hammer iyo tongue ,i mean auction. kkk. Wuxuu ku celceliyey "tan coast'ga ah meherku waa cheap 500 shilin ayaa sharci u ah mombasa. Midda kale, markaad rabto ayaad siinaysaa, habeenkana waa laguu soo wareejin. Tan soomaliyada ah waxay ku leedahay waa in 5000 dollar la keeno, waliba upfront oo mayeelayso in hadhow aan siiyo. It is like insurance bond." qosol bay naftii iga baxday walaahi. he was serious, he was not joking at all. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

NG, Maaddeey micno ma leh. Waa kuway gabdhuhu ragga ka waraystaan ee yidhaa kaas iska dhaaf wuu fool xun yahay, kaas kalena adeerkii waa nin xun. :D :D He does not pose any threat here! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Abtigiis you underestimate our dear Somalina, she will qarxiis you very badly in the future lol.

 

Don't say I didn't warn you brother.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Walaahi?

 

Chimera, ma xog baad haysaa mise waa rayi' uun? :D

 

Brother, I rate you highly and this is a serious admonition.

 

Mise Maaddeey is playing some dirty tricks here, fronting you to do the demolish job on me?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this