Sign in to follow this  
Abtigiis

The day Anelka dated Somalina

Recommended Posts

Somalina   

Odayga faraska magaciisa wata tix yar oo aad ku canaananeyso u tiri and we will call it even. Haddii kale waa jug jug meeshaada joog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Somalina, warkaan si fiican u dhuux:

 

Xiin siduu Sayyidka u qaddarinaayo keliya wuxuu la baxay magaca faraskii uu Sayyidku fuuli jiray, Abtigiisna Sayyidkay xigto yihiin. Nin faras noqday maxaad ka malayni inuu xigtada Sayidka ula macaamili?.

 

Waa intaas uun jacaylka Xiin & Abtigiis! :D

 

ps. muxuu kaa halleeyey!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Mr Faras wuu is bedelay, sacbis ayuu ka bixi la'yahay beryahan, odeygan kale markuu i aflagaadeeyey ayuu sacbis la yimid isla bartii asagoo u jeeda qaladkiisa, shaleyna his entourage oo caqliga lagala soo daahey ayuu i barbar dhigayey, adeerkey wargeyskiisana wuu weeraray. :D

 

Abtigiis marka banooniga wuu horyaala ee aan aragno sida uu u kick gareeyo iyo cida uu u tuuro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Somalina, hawshaadaa igaga weyn xinnfanin saaxiintinimadii, canaan ma ahe xaalkayagu waa xabad mar hadaad soo cabatay. Laakiin aan hawlgalee hoos wax iigu soo sheeg dee! Ileyn nin xiin laqiimo ah balanqaad kaliya looma dili karee! Waxaa kale oo aad iga bogsiisaa ninkan Abdisalam Abdullahi Maaddey ah meeshaad qaraabo ama xidhiidh kale ka leedihiin, waakan nagu noqday wixii xisaabta lagu odhan jiray "asymptote" -ever close to the axis but never touches camal! P.s too many spelling errors, because iPhone aana horay u aqoon baa mid ii keenay. I am already thinking of going back to my Nokia 1110 also known as tooshle in Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Odeygaas iyo kuwa u horboodayo dhan baan iska dhex arkey! marka haddaad heshiis rabto tix karbaash ah soo tuur.

 

Maaddeey heshiis baan kala saxiixanay sannadkan markuu bilowdey, it is more like Ximan iyo Xeeb and AS heshiis; shirarka caalamiga haka qayb gelina, shareecadana ku dhaqa deeganka, Ahlu Digri wal Gaduudna yey idin imaan, anagana dhinac ayaan idinka mareynaa camal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Dearest Somalina, dee pm igu soo tuur aan arintaa galee. Midda kale heshiis wax dhaafsiisan miyaadan ii haynin? Ma heshiis kaliya ayaan xinn kaga tagaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abtigiis;810687 wrote:
Dearest Somalina, dee pm igu soo tuur aan arintaa galee. Midda kale heshiis wax dhaafsiisan miyaadan ii haynin? Ma heshiis kaliya ayaan xinn kaga tagaa?
:D

Thread baad furtey PM soo tuurna waad leedahay?

 

Odey Faras ka tag yaa ku yiri? tix soo daa uunbaa lagu yiri, meel fog ha aadin. Heshiis baa wax lagu bilaabaa marka hore, safkuna waa dheer yahay ee sidaa u ogoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Somalina;810690 wrote:
Thread baad furtey PM soo tuurna waad leedahay?

 

Odey Faras ka tag yaa ku yiri? tix soo daa uunbaa lagu yiri, meel fog ha aadin. Heshiis baa wax lagu bilaabaa marka hore,
safkuna waa dheer yahay ee sidaa u ogoow.

Damn right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   
:D :D :D lool@safku wuu dheer yahay. Maaddeey ma kuwa safka inaan la qaldin ilaaliyaa? Somalina, anigu nin weyn oo oday ah baan ahay, ciyaalkan energyga haya saf lama gali karee fadlan arimahaas jira tixgeli. Kan Maaddey ah ee tuuga ah hadaad wax kamaqashana waa dilaal oo oday TFG wazir ka ah buu lacag kaaga qaadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Acuudu bilaah, war meesha maxaa kasocda, duf kubaxa oo ceebooba raga meesha jooga. A&T intaad qaban lahaydeen waaba usacbinaysaan, waryaa gabadhu waa gabar Somaliyed ee kaleexo, waxaa maxay sidaa uhadlaysid, you should be ashamed of yourself, iyadaabase mid kale ah, loool @ intaa threadkan nagu furtay baa PM rabtaa kkkk

 

 

Waxyaabaha aad kuhadlaysaa iyo i afgarada PM-ka lataga, meeshu waa forum ilmaha yaan lafidnaynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Never ever take gorgorton meel eysan marqaati joogin

 

Abtigiis gabadha made her terms clear, ama tixda meesha soo dhig ama safku waa dheryahay ee dhinac uleexo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Aheey Abtigiis afareydisii baan sugeynaa. Aw Xiin isagana haatan koley wacashii wey gaadhay oo in uu dhufeyskii galay baan filayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this