Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former Information Minister Somaliland and Somalia will unite again in the future.

Recommended Posts

^Odagu wuxuu cunoba, it seems the secessionists are having a tough time with him as he talked not only about union with Somalia but also the history of the father of Somali nationalism Sayid Mohamed Abdulle Hassan and his dervishes be incorporated within the education system of the secessionist, taught and celebrated in Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^kuftanka la soco...xaabsade can't change any,you & I both know that.One thing people celebrate there is real freedom....you can say whateva you want.Quite an accomplishment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^This is not anyone saying whatever, although misguided and deluded I deem him to be, for you he's not only considered sane and influential official but a member of your own secessionist clan cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Allamagan;807118 wrote:
Malaha wuxuu ku dambeyn doonaa Dubai ama Nairobi inta ka hartay noloshiisa. Tolna ma haysto Puntlandna wuxuu kula gorgortamo ma haysto Somalilandna gooray noqotaba waa aay sii deyn doonaan (release him) ileen waxba uma uu soo kordhin doono'e.

Well stated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^Delusion aside, Somaliland has never left and can never leave without the Green light from Mogadishu. That's fact

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Lasanod Online : Xaabsade Miyuu Khaatumaysanyahay

Tuesday, March 20, 2012

 

.

 

 

 

Hargeysa,(lasanod Online)- Wasiirka cusub ee Hawlaha Guud maamulka Somaliland, Axmed Xaabsade ayaa ku baaqay in manhajka waxbarashada Somaliland..

 

lagu daro taariikhda Daraawiishtii iyo dadka aan SNM ka tirsanaan jirin.

 

Wuxuu sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya iyo Somaliland isu iman doonaan, isagoo sheegay in aan la dhibsan isku imaanshaha Soomaaliya.

 

Xaabsade waxa uu xusay in saxaafad iyo madaxba dhex loo yahay ummadda Soomaaliyeed, isla markaana Somaliland iyo Soomaaliya miis wada fadhiisan doonaan iyagoo wada hadlaya.

 

“Saxaafad iyo madaxdaba, waxa loo dhaxeeyaa ummadda Soomaaliyeed, yaanay noqonin wax lagu kala dhawaysto. Waar hadda Soomaaliya waa la isu tegay oo waa la isu imanayaa ee wax ba yaanay idin dhibin, waa la isu imanayaaye, waana la wadahadlayaa, miis baana la wada fadhiisanayaa, taasina waa tii iminka soo dhammaatay, arrintaasna waa laga gudbay,” ayuu yidhi Axmed Cabdi Xaabsade oo hadal ka jeediyey xaflad uu xilkii Wasaaradda Warfaafinta ku wareejinayey shalay.

 

Wasiirka cusub ee Hawlaha Guud iyo Guriyeynta waxa uu shacabka iyo maamulka Somaliland u soo jeediyey in manhajka waxbarashada iyo taariikhda Somaliland lagu daro dadkii aan SNM ka tirsanayn, balse dagaallada kale soo galay, isag oo bulshada uu ka soo jeedo ee degaannada SSC ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan, sidoo kalena waxa uu Somaliland ka dalbay inay baadi doonto sidii loo qancin lahaa dadka ku dhaqan degaannadaas.

 

“Waar raggii iyo wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa, haddaan lagu darin meesha wax la wadaagi mayo. Waa in Daraawiishtii lagu soo daraa, waa in Canjeexda lagu soo daraa, waa in raggii lagu soo daraa gaalada idinka celiyey, diinta ku dagaallamay ee mujaahidiin labaatankii sannadood ee aynu dagaallamaynay, labaatankoodii dadka soo hayey ha lagu daro manaahijka oo Wasaaradda Waxbarashada ha loo sheego".

 

" Waa run oo waxa weeye in waxyaabaha runta ah la isu sheego; dadkaasi (gobollada SSC) waa idinka maqan yahay, waanay ina diiddan yihiin, siyaasiyan bay inoo diiddan yihiine si kale inooma diidana, hadh galayna halkanay ka tageen oo waa la wada ogaa, waxana la yidhi ordoo iska taga, dadkii arrintaa go’aamiyey maanta cid kama joogto, laakiin raggii ka soo horjeeday ayaa xukunkii haya, markaa waxaan leeyahay sidii dadka lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu noolayn lahaa nooc kastaba ha ahaatee ha la baadi doono ayaan leeyahay oo dawladdu ha baadi doonto, hana u fadhiisato. Dagaal sokeeyo ninna waxba u tari maayo. Tolkay waxaan u sheegayaa inaan dagaal waxba tarayn, waxaanan leeyahay ha la wadahadlo, wadahadal baana waxa la doonayo lagu gaadhaya,” ayuu yidhi Axmed Cabdi Xaabsade.

 

Su'asha is weydiinta mudani waxaa weeye Axmed Xaabsade sidaa uma hadli jirini miyuu khaatumaysanyahay?

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;807311 wrote:
^Delusion aside, Somaliland has never left and can never leave without the Green light from Mogadishu. That's fact

cida oohintu ku badantay ayaa cidla fadhida & that's unionists..crying for 20yrs and we do that or this....Somaliland is the biggest winner & there is no going back delusion aside...that's the real real fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this