Sign in to follow this  
K.O.W

Over 2,000 Al-Shabaab Fighters In Gaashaamo Area!

Recommended Posts

K.O.W   

Seems like the 2,000 and plus Al Shabaab fighters from the clan of Hergeisa have escaped Southern Somalia and made their way up north back to their Clan territories. Now, they want to start bloodshed in North Western Somalia's regions. Ethiopia is fighting a war against Al Shabaab and Somaliland is helping it's Sons who are part of Al-Shabaab fight against Ethiopia!

 

Warar hoose oo shabakada caalamiga ah ee Horufadhi.com ay ka helayso magaalooyinka hargeisa iyo burco ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ilaa maanta gaadheen xubno muhiima oo katirsan maleeshiyaadka ururka alshabaab ee dhawaan ku biiray kooxda Al-qaacida. ku waas oo asal ahaan kasoo jeeda beesha ***** una badan beesha gar garada kawada gudaha dalka Ethpia. kuwaas oo qorshaynayey habkii ay uga soo baxsan lahaayeen ciidamada buruburku soo wajahay ee Alshabaab.

 

imaatinka kooxahan ayaa imaanaya xili dhawaan ciidamo beeleedyo sameeyay amardiido kadibna weerar ku qaaday ciidamada Liyuu booliska ee dawlada degaanka soomaalida ee dalka Ethopia. kadibna uu halkaasi kadhashay qasaare kala duwan oo soo gaadhay dhinacyda dirirtu halkaasi ku martay.

 

ciidamda soo usoo gurmada beeshaas oo lasheegay xubno muhiima k ahayeen kooxdaasi hasa ahaatee imika waxay sheegeey inay maleegayaan inay qaraxyo ay ka fuliyaan qaybo kamida dhulka ismaamulka soomaalida ee dalka Ethopia. kadib markii qasaare kala duwan uu kusoo gaadhay duulaankii gaadmada ahaa ee ay kuqaadeem .

 

Horgoogaha jabahda maamulka SNM ayaa isagu xidhiidh dhow la leh Ciidamda Al qacida ee ku caana baaxay dhibaatayn ta umada soomaaliyeed , waxaana wararku xaqiijinayaan inuu lagaco xoogan ku bixin jiray sidii ay san uga dhigi lahayaaye

en wadanka meel khariban.

 

Isku soo wada duuboo maxay badilidoonaan ciidamadan maleeshiyaadka Al- Shabaab kuwaasoo ka firxaday ee kubiiray maleeshiyaadka duulaanka Ku ah ciidcamada Dawlada Deh

horufadhi.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Carafaat;806280 wrote:
So on which side is Al shabaab somali ethiopian citizens or on the side of the somali ethiopian police?

What a silly question! The people in Gaashaamo District go in and out of Somalia's Waqooyi Galbeed region without the need of passport or any regulations, thus, this has made it very easy for Al Shabaab fighters belonging to the clans of Hergeisa and Gaashaamo to freely pass thru this areas.

 

Why did this war all of a sudden broke out, after Al Shabaab's major defeats in the South?

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Che -Guevara;806282 wrote:
I have been Xaaji joined AS and went to Gaashamo:D

:D lol, he certainly has send money via Dhigshiil to Al Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Breaking News:

 

Approximately 49 Al Shabaab Fighters have been killed in Gaashaamo, in the latest fighting that erupted in that area. Many of the Al Shabaab wounded have been taken to Gabiley and Hergeisa Hospitals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Al shabaabka Somalia oo markii dagaalkii koonfurta somalia looga adkaaday dagaalkii u soo wareejiya gobolada waqooyi galbeed ee somalia.

 

 

Gaadhi hub u siday Alshabaab oo ka yimid magaalada Burco oo al shabaabku ay doonayeen in ay si dhuumaalaysi ah itoobiya ku geliyaan ayaa ciidan xadka ilaaliya ee loo yaqaan Liyu Polis ka ay ku qabteen tuulada raqda oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee Gobolka Dhagaxbuur.

 

Ciidanka liyu ga ah ee gaadhiga qabtay ayaa waxay ku sugnaayeen bar kantarol oo ku taalad tuulada raqda ciidanka Liyu waxay dhamaayeen tiradooda 9 halkaas oo shabaabkii gaadhiga hubka waday ay ciidankii 6 kamid ah ku dileen.

 

Waxaa goobtii yimid ciidan gurmad ah liyu boolis ah halkaana waxay ku dileen 56 ka mid ah maleeshiyadii al shabaabka sida wararku ay sheegayaan.

 

wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Boocame Online News

Daalacatey :346

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

The Clan leader of Gaashaamo town shows his support to Al Shabaab and Somaliland, while criticizing Ethiopia and the Administration of Somali Region.

 

Here is the Sultan of the clan of Gaashaamo!

 

Sudaal-Good-600x4501.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

what nonsense. How did 2000 Al Shabaab militia travel to those town overnight? They have magical powers I guess. The lives of the people of this region should not be played with. Scoring nonsensical clan points is horrid, uncalled for and should be stopped immediately.

Share this post


Link to post
Share on other sites
K.O.W   

Tuulooyinka Raqda, Cadaadda iyo Dhoobo guduud waxaa todobaadkan ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kuwaas oo u dhaxeeya Ciidamadda Nabad-galyadda ee DDS iyo Kooxo Nabad diid ah oo xidhiidh la leh Alshabab iyo Dawladda Eritrea oo maalmahanba saldhigyo ku lahaa gudaha dalka Itoobiya

 

Ciidamadda Amaanka ee LIYU-POLICE-ka ayaa damcay in ay qabtaan Nin si weyn loo raadinayo oo xidhiidh la leh Alshabab iyo dawladda Eritrea oo todobaadkan yimi Gaashaamo isla markaasna ku dhuumaalaysanayey tuulooyinkas waxana Ninkan ka yimi dhinac Muqdisho isaga oo todobaad soo joogay Hargaysa waxana Ciidamadu kala kulmaan Iska caabin xoog leh ninkan iyo Malayshiyaad uu wato

 

Malayshiyaadka taageersan Sarkaalkan Alshabab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhiga Police-ka ee Tuuladda Raqda oo ay xiligas ku sugnaayeen 9 Askari waxana ay Malayshiyaadkaas oo tiradooda lagu qiyaasay 200 ay dileen 8 ka mid ah Police-ka dib ayaa ciidamadda Amaanka ee Gaashaamo waxa ay weerar ku soo qaadeen tuulooyin nabad-diidku ay ku dhuumayaa waxaa ka dhacay dagaal muddo socday oo khasaare dhaliyey

 

Nabad-diidkan Alshabab iyo Eritrea ku xidhan waxa la sheegay in la qabsaday Baabuur dagaalkan oo Calaamadda Jabhadda SNM ku buufisan tahay kuwas oo ka dagaalamayey gudaha wadanka Itoobiya dagaalna kula jiray Ciidamadda Itoobiya sidoo kalena waxaa jiray Maxaabiis fara badan oo la qabtay ana ku jiraan kuwo Ajaanib aan Soomaali iyo Itoobiyaanba ahan dhawaan ayey ahayd markii kooxahan nabad-diidka ah ay damceen in ay dilaan Madaxweynaha DDS Cabdi MaxamuudCumar balse uu fashilmay shirqoolkaas waxana jirtay in weeraro lagu khalkhal galinayo nabadda iyo Hormarka DDS laga soo abaabulo magaaladda Hargaysa iyada oo weeraradan ay ku bataanaysnaayeen dagaladda u dhaxeeya Itoobiya iyo Eritrea ee ka soconaya Xuduudaha Baadhame

allssc@hotmail.com

info@allssc.com

allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=24862

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this