Sign in to follow this  
Somalina

Abwaan soo gal

Recommended Posts

Carafaat   

Now I am getting curious. even the weblinks of Somalina have been removed. tolow maxaa la qariniyaa oo LST spin gareeniyaa.:D

 

 

xayesiiska mashruuca saliida kaliya ayaa la ogolyahay miyaa sheekadu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Abwaan;806120 wrote:
loool STOIC...horta aniga Ciqaamo malla i siinayaa?
:)
I heard Soomaali masaakiin ah oo Saxaaraha ku nool in lacag been ah looga gurto shidaalkii baa soo dhow oo Ciqaamo ayaa la billaabayaa....(Caddayn/Degganaasha, ma ahan Ciqaamada Sucuudiga iyo Imaaraadka). Masaakiin awalna Tahriib lacag soo qaatay oo Yemen iyo meelahaas tegey oo qaar badda ku la'deen oo haddana waa la idin cilanayaa oo dib baa loo noqonayaa Ciqaamana waa la idin siinayaa lacag looga cuno:)..Iyo wuxu waa quota ee 5ta kun ee qof ee u horraysa kaalay ka mid noqo.

Haddii warkaasi run yahay Faroole iyo Carruurtiisa organized crime waa soo laabeen.....Mar waa Shidaal baa diyaar ah haddana waa Ciqaamadii....By the Way I have no doubt in Shidaal dhulkaas ka buuxo laakiinse beenta ayaan la yaabay.

Waar Cussub....it would be so unbecoming of us to criticize the oil that belongs to all Somalis on display like that xaaji...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Carafaat;806125 wrote:
Now I am getting curious. even the weblinks of Somalina have been removed. tolow maxaa la qariniyaa oo LST spin gareeniyaa.
:D

 

 

xayesiiska mashruuca saliida kaliya ayaa la ogolyahay miyaa sheekadu.

LOL.... waa caadiyooz... waala hayaa warka, taas ayaa muhiim ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;806122 wrote:
Abwaan, is ilaali, xayeeysii lama ogola waad ogtahay.

Somalina.....Waa bilaa xayeesiin...Dee Baaranooyadana hallagu daro waxaan la oggolayn...The last thing I want to do was inaan Xayeesiiyo when I posted that topic...:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The SOL rules have always been not to advertise any forum or site for free. Also this site is run by some young individuals, sometimes they can be over the top, however it is quite harmless.

Again let's respect SOL and it's rules people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Somalina, topic kasta waa inuu magac open ah leeyahey kuna saleysan yahey arrin qof walba ka hadli karo . Waa maxey hebelow soo gal qolkan aniga iyo adiga. Wale waa yaabaa. That's like the tabloid stuff. Mere gossip

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

NASSIR;806191 wrote:
Hada anigu garan maayo jahada threadkan
:D

Of course, garan meysid waana sababtaas aanan soo gal laguu dhihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this