Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Female Student Awarded The Best Student In Camden London. Video

Recommended Posts

Dr_Osman   

ladan.png

 

Ladan Maxamuud Saleebaan oo ku Guulaysatay Abaal marin Waxbarasho (Daawo)

17/03/2012 | Filed under: Somali News | Posted by: admin

 

Ladan Maxamuud Saleebaan oo ah gabar Soomaaliyeed kana soo jeeda Puntland, , ayaa ku Guuleystay Abaal-Marin xaga Waxbarashada ah. Gabdhan ayaa noqotey Gabdha ugu sareysa Iskuulaadka Waxbarashada Xaafad ey dagan yihiin Boqol kun oo qof laguna Magacaabo London Brough Of Camden. Ladan Walaasheed Iimaan ayaa horey u dhigey British Record GCSE. Gabdhan ayaa noqoneysa Gabadhii Labaad ee ugu Sareysay Ardeyda Soomaalida ee GCSE dhigta ee ku dhaqan Dalkan Britian marka laga reebo Walaasheed oo aan wali la jabin Kaalintii ey dhigtey oo ahaa 10,GCSE, A,Star

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Closer to home ladan, you will find the same sort of educational success happening every week. Its the most progressive region in Somalia with something new happening every second day!!!

 

Gaalkacayo: Dufcaddii 1-aad ayaa ka baxday Jaamacadda PUST [sawiro]

 

Updated:- 9 hours ago| 3 Commnets

 

Dufcadii 1-aad ee arday aha yaa ka qalanjabiyay jaamacada Puntland University of Science and Technology (PUST) ee magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug.

 

Munaasabad balaaran oo ka dhacday xarunta jaamacada Puntland University of Science and Technology (PUST) ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka sh.sh.dh iyo cayaaraha Puntland Cabdiwali Indho Guran.Gudoomiye xigeenka gobolka Mudug Farxaan Cali xirsi ,duqa degmada Gaalkacyo Siciid Cabdi faarax ,Pro Maxamed Jaamac salaad iyo qaar ka mid ah aqoonyaahanada gobolka Mudug.

 

Munaasabadan oo Shahaadooyin lagu gudoonsiiyaya arday dhan 32 arday oo ka qalainjabisay kuliyadaha kala duwan ee lagu barto jaamacada PUST ayaa waxaa ugu horaytii daah furay duqa degmada Gaalkacyo Siciid Cabdi Faarax oo ugu horaytii ka hadlay qiimaha waxbarshada.

 

Col Siciid Cabdi duqa degmada Gaalkacyo ayaa aad ugu bogaadiyay ardayda qalinjabisay in ay tacliinta ay barteen ugu shaqeeyaan degaankooda iyo dadkooda isla markaana ay sii kordhiyaan tacliintooda oo aysan intaan uga harin.

 

Mursal Abdilsalan Xasan (Daabjeerin) oo ah Financial strategist jaamacada PUST isla markaana waday xiriirka munaasabada ayaa hadalka ku soo dhaweeyay qaar kamid ah masuuliyiintii ka soo qayb gashay xafldan oo dhamaantoodba ugu mahadceliyay jaamacada PUST dufcadii koowaad ee ay soo saarto tan iyo markii dhidibada loo taagay.

 

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Mudug Farxaan Cali Xirsi oo isna kalmad kooban ka soo jeediyay xaflada ayaa ugu horayti mahadnaq balaaran u soojeediyay maamulka jaamacada PUST isagoo dhanka kale kula dardaarmay ardayda qalinjabisay in ay sii wadaan waxbarshadooda islamarkaana ay bulshada uga faaiideyan tacliinta ay haatan haystaan.

 

Qaar kamid ah ganacsatada gobolka Mudug oo munaasabadan ka soo qayb gashay isla markaana uu kamid ahaa Eng cumar dheere ayaa u balanqaaday ardayda qalinjabisay in ay siin doonaan shaqooyin kala duwan oo ku salaysan kuliyadaha ay ka qalinjabiyeen

 

Ugu danbaytii waxaa munaasabada soo gunaanuday Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada cayaaraha Puntland Cabdulwali Indhu guran ayaa uga mahadceliyay jaamacada dadaalkeeda dhanka waxbarshada ee ay ka wado gobolka Mudug .

 

Wasiirka ayaa isna balanqaaday in wasaaradiisu ay balan qaadayso shaqaalaysiinta ardaydan qalinjabisay isagoona gudoonsiiyay shahaadooyinkii loogu talagay ardayda ka qalin jabisay jaamacada Puntland University of Science and Technology (PUS)

 

Axmed Maxamed Cali

Horseed Media

Gaalkacyo-Puntland

 

PUST-1.jpg

PUST-4.jpg

PUST-6.jpg

PUST-11.jpg

PUST-17.jpg

PUST-27.jpg

PUST-101.jpg

PUST-48.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

MashaAllah, aad baan u soo dhowaynaynaa uguna hambalyaynaynaa inantan yar guusha iyo sharafta ay u soo hoysay umadda soomaaliyeed. This is a cause of celebration for all Somalis, not just Puntlanders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Wiilaloow faanka joojiya. faanku dadkana wuu ku diraa, waxna masoo kordhiyo. Marka saaxibyaal ilaahay ka cabsada Somalidana ha kala soo soo cinina. Xqidi iyo xaasidnimo ha beerina. waa iga waano iyo tusmo. habeen wacan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

^ i understand, but boy wat a shame. Horta wat do ur parents teach u guys? that beeshiina is super human or sumthing...lol. I dont get where this sense of superiority comes from. Its not conducive to Somali unity, so get rid of it bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;805612 wrote:
^ i understand, but boy wat a shame. Horta wat do ur parents teach u guys? that beeshiina is super human or sumthing...lol. I dont get where this sense of superiority comes from. Its not conducive to Somali unity, so get rid of it bro.

fadlan show some respect to all the parents of Somalia. thank you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wadani;805612 wrote:
^ i understand, but boy wat a shame. Horta wat do ur parents teach u guys? that beeshiina is super human or sumthing...lol. I dont get where this sense of superiority comes from. Its not conducive to Somali unity, so get rid of it bro.

My parents never taught me anything related to Somalia other than the spoken and written language.

 

And no one feels superior, but in the state the rest have put themselves in, who can blame anyone who feels superior..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

KingofKings ur answer made no sense watsoever. Somalia i c wat ur saying, but its not cool to rub it in peoples faces u know wat i mean?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani;805623 wrote:
KingofKings ur answer made no sense watsoever. Somalia i c wat ur saying, but its not cool to rub it in peoples faces u know wat i mean?

you know you sound like all the teams that were complaining how the New England Patriots were running up the scores. I will give you the same answer that the Pats gave to the complainers, Belichick, Pats take no prisoners

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this