Liibaan Posted March 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> TALEEX People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia March 6, 2012: Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Caasimada Taariikhiga Taleex ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 11, 2012 LAAS CAANOOD People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Waxaaa Ilaa xalay Maaalada Laascaanod ka Soconayey Banaan baxyo Balaadhan oo Lagu Soo dhawaynayo Aqoonsiga Khaatumo State ee dowlada Somalia iyo Diidmo Maamulka Somaliland la diidayo,Banaan baxan ayaa Bilaabmay Shalay Gelinkii danbe,waxa una Mar kale dib uga Bilaabmay Saaka Gelinkii hore,waxaa jira In ay Gudaha Magaalada Soo Galeen Ciidamo Somaliland ah kuwaasi oo rasaas arxan daro ah ku ridaya Shacabka. Ciidmada maamulka Somaliland ayaa hada ka wada Gudaha Magaalada laascaanood Xasuuq Ba’an oo lagula kacayo dadka shcabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood,Dhaawacyo badan ayaa jira oo Soo gaadhay Dadka Shacabka ah sidoo kale askarta Maamulka Somaliland ayaa dhac ka wada Goobaha Ganacsi ee Degmada Laascaanood kuwaasi oo askarta Somaliland ay Gudaha U galayaan Bakhaarada ganacsi ee Magaalada Halkaasi oo Qaar kamid ah dadka gacnacsatada ah Qaarkood lagu Laayey. Maamulihii Dugsiga Sare ee Muuse Yuusuf Secondary School Mudane C.laahi Aflahaar ayaa kamid ah Dadka ku dhaawacmay Rasaasta Somaliland ku Gumaadayaan Shacabka laascaanood,sidoo kale Dhaawacyada Dadka ayaa qaarkod xaalkooda caafimaad laa dayrinayaa,iyado lageeyey Isbitaalada Kala duwan ee Laascaanod Wararka Kala Soco Realtaleex.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 11, 2012 Liibaan, keep up the good work my friend!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 11, 2012 "Ciidmada maamulka Somaliland ayaa hada ka wada Gudaha Magaalada laascaanood Xasuuq Ba’an oo lagula kacayo dadka shcabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood,Dhaawacyo badan ayaa jira oo Soo gaadhay Dadka Shacabka ah sidoo kale askarta Maamulka Somaliland ayaa dhac ka wada Goobaha Ganacsi ee Degmada Laascaanood kuwaasi oo askarta Somaliland ay Gudaha U galayaan Bakhaarada ganacsi ee Magaalada Halkaasi oo Qaar kamid ah dadka gacnacsatada ah Qaarkood lagu Laayey". Typical proganda...there is only so much you can do but...anywhoooo liban enjoy your propaganda lets see how far it gets you. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted March 11, 2012 ^^ They claim xasuuq ba dhacay but no one died Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Maleeshiyada SNM oo Dad Shacab Ah oo Waxba Galabsan Magaalada Laas Caanood Ku Xasuuday, Kuwa Kalana Ku Dhaawacday Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa dhowaan ka dhacay magaalada Laascaanood, iskahorimaadyo dhexmray shacabka magaalada iyo maleeshiyada. u adeegta maamulka Somaliland ee gobolka Sool. Kasoo ay ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Waxaana rasaastii maleeshiyadaas ku geeriyooday lab nin oo shacabka magaalada ah, iyadoo in ku dhow boqol qofna loo dhaadhiciyey xabsiyada Mandheera iyo Burco. hoos ka daawo maqal iyo muuqaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 11, 2012 He ruined the whole thread of discussions, this won't go unnoticed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 11, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Ururka Haweenka Magaalada Laas Caanood Oo Ka Hadlay Xasuuqii Laascanood Lasanod Online. Saturday, January 01, 0000 Laascaanood,(lasanod Online)- kulan ay isugu yimaadeen ururka haweenka Daryeel ee ka jira Magaalada Laascaanood, ayaa waxaay kaga hadleen.. arimo dhowra iyo maalinata xuska haweenka aduunyada oo ku beegnayd 8da March. haweenkan oo soo bandhigay shucuurtooda iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka ku nool magaalada Laascaanood ee ay u geystaan maleeshiyada Somaliland. Waxay ku soo beegantay xafladani xili magalada Laascaanood ay ka dhacayeen hubka culculus ee loo adeegsado cadowga aan lala doonayn inay siinoolaadaan, xafladan ayaa waxaa hadheeyay murugo kana dhigtay mid aad looga naxo qasaaraha soo gaadhya shacabaka maatida ah ee aan hubaysnayn. Waxaa ka xaaraansan sharciyada caalamiga ah dadka aan hubays nayn inloo adeeg sado xabada nool, taasi waa mid soo dadajinaysa in lala xisaabtamo kuwa faraha kula jira dhiiga shacabaka magaalada Laascaanood iyo horgaladooda u adeega. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted March 11, 2012 ^^^ as sorry i feel for the guy in the bed, beating dont count as xasuuq saxib... caajiiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 11, 2012 Somalia;802319 wrote: He ruined the whole thread of discussions, this won't go unnoticed. Like you have ruined most other threads with your trolling.:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 11, 2012 The Hermet;802322 wrote: ^^^ as sorry i feel for the guy in the bed, beating dont count as xasuuq saxib... caajiiid. "beating don't count"..... I know what counts in your world is him being sent to his maker illegally. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted March 11, 2012 Mario B;802324 wrote: Like you have ruined most other threads with your trolling.:cool: Confrontation as @burahadeer put it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted March 11, 2012 Somalia;802327 wrote: Confrontation as @burahadeer put it. You support "Somaliland" now? As a Mudug resident, you should be working to unite your capital [Galkayo] under one administration, stop wasting your time here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
kingofkings Posted March 11, 2012 Mario B;802334 wrote: You support "Somaliland" now? As a Mudug resident, you should be working to unite your capital [Galkayo] under one administration, stop wasting your time here... why are you here:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites