Sign in to follow this  
Carafaat

Somali, beautiful people

Recommended Posts

Carafaad, what is your point exactly?

 

Waala ogyahay inay jiraan Banaadiriga oo isir ahaantooda kasoo jeedaan Carabaha iyo Iiraan. Ee taas yaa dood ka keenay. Reer Xamar, Reer Marko, Reer Baraawe, Camuudi iyo kuwa kale isirnimadooda inay dhulal kale kasoo jeedaan waal ogyahay, taas qof diidana ma jirto. Maantana Soomaali ayee yihiin, oo dalkeena gobannimadiisa ayee kasoo qaateen, boqolkiiba boqolna dad u dhashay Soomaaliya.

 

Dad waxee diidanyihiin markee maryooleey iyo lamagoodlaha faradheerta ah dhahaan isirkooda Carab waaye. Taas waa maya. Kuwaasaana dalka loogu yimid, iyagaana dalka ku badan marka isirkooda waa Soomaalinimo.

 

Haddaa isleedahay Bantu iyo Carab ayaa iska dhalay Soomaalida, Soomaalida maanta jirto waxee u ekaan lahaayeen Baajuunta iyo Sawaaxiliga degan Kismaayo, Bambaaso ilaa iyo Sansibaar. Baajuun iyo Soomaalina iskuma eka.

 

Kala saar dadka. Marka wareerka badan aad iswareerineysid yaree.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Too Banaadiri oo xiiran u soo raadi yarka hanaga fadhiistee waxan ka dareey waaye oolyadii aa ka dhamaatey igaarka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

MMA, Nuune,

 

My point is Somali's and thhus Somalia is more divers then many might think. MMA not all light skinned Somali's are migrant like you potray them and not all Somali bantu are former slaves like you might think. Most of them came far before anyone else in to the region and we are in fact more divers then one might think

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't say light skinned. I said dadka Banaadiriga, Banaadiriga dad madoow iyo kuwa cad u kala baxaan oo ay iska kala dhaleen. Maki Xaaji Banaadir is Banaadiri, dhiig ahaan Carabta wax u gashaa, so is Axmed Naaji Sacad.

 

Soomaali midabkooda cad oo isirkooda dadka dhulkaas waligooda degi jiray wey jiraan, so are kuwa dhuxusha u eg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Funny ma'ahee ilma'adeerkaa intuu isdhahaaye wax sax ayuu biyo iyo shidaal isku dhex walaaqay nooh. I agree with his points, laakiin we can't change history to be too political correct.

 

However, we are all Soomaali now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MiskIin wait till carafaat comes back before Somali we were kushetic bu ku odhan oo king kush ba ina dhalay Somali mar danbe weye oo way ku soo biireen banadiriga iyo bantuga dadka kale eh nomadic follksu na way ku soo biireen oo egypt bay ka yimadeen:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this