Sign in to follow this  
Somalia

Mujaahid Cismaan Caato in Gaalkacyo

Recommended Posts

Somalia   

Gaalkacy (RBC) Xildhibaan Cismaan Cali Caato oo ka mid ah mudaneyaasha Baarlamanka KMG ah, ee Somalia ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Boqolaal qof oo u badan Haween iyo Caruur ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha oo Cismaan Caato Gaalkacyo ka soo dagay, waxana isla durba loo galbiyay xarunta madaxtooyada Maamulka Galmudug oo kulamo kula qaatay maamulka Galmudug.

Xildhibaanka oo ka mid ah dadka ka soo jeeda Gaalkacyo ayaa soo dhaweyntiisa waxa ka qeybqaatay Maamulka Galmudug iyo Cabdi Cawaale Qeybdiid oo soo noqday Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo isna joogay magaalada xiliyadan.

Waxa uu la hadlay Saxaafadda, isagoo sheegay socodkiisa in uu yahay mid la xiriiro nabadeenta beelo dhawaan ku dagaalamay Gaalkacyo oo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.

” Socodkeyga ee aan ku imid Galkacyo wuxuu la xiriiraa in aan dhameeyno khilaafka ka dhexjira beelaha walaalaha ee ku dagaalamay halkan.”

“Gaalkacyo lugooyo marabto ee nabad ayey rabtaa, waan hubaa beelahan dagan halkan in aysan rabin, ciddii dooneysa ayaa kamaali doonta,” ayuu sheegay

Isagoo intaas ku daray “Socodkeyga Nabad ayuu ku suleesann yahay,”

Si kastaba, dhawaan ayaa beelo ka soo kala jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland waxa ay ku dagaalameyn magaaalda Gaalkacyo kuwaas oo dad badan ay ku dhinteeyn kuwa kalena ay ku dhaawacmeyn.

Waxa horrey u jiray waan-waan iyo kulamo laga dhex waday labadaasi beelood, laakin wax ilaa hadda ka hirgalay majirro, waxase xittaa yer labada maamul ee magaaladaas ka arrimiya in ay wax ka qabteyn coladaas soo noqnoqotay.

RBC Radio

———————

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mujaahidow xaal.

 

This is the guy responsible for the stripping and looting most of Muqdisho's statehood structure, schools, hospitals, power cables, status, and selling it on Dubai's metal and copper market. The only credit he has is that he is the man who stopped Aideed's madness in the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That itself ( the looting and stripping the statehood) is Mujaahidnimo nooh coz all that shit was owned by Kacaanka and Barre and had to be removed - Saas aan u fahmay

Share this post


Link to post
Share on other sites

That itself ( the looting and stripping the statehood) is Mujaahidnimo nooh coz all that shit was owned by Kacaanka and Barre and had to be removed - Saas aan u fahmay

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

the warlords seem to be placing themselves at the for front again...his real intention is to build a base to re-establish control in some area of mugdisho...hahaha....what works is money their isnt a national army he understands that..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this