Sign in to follow this  
kingofkings

Deg deg:Iska horimaad dhimasho dhaawac dhaliyey oo saaka ka dhacay Hargeysa

Recommended Posts

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintey tiro kalena way ku dhaawacmeen rabshado hubaysan oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland, kuwaasi oo dhexmarey ciidamada Booliiska iyo dad mudahaaradyo dhigayey.

Rabshadaha ayaa bilwoday ka gadaal markii ciidamada Booliiska oo taageeraya shaqaalaha dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabeen inay xoog ku muquuniyey ganacsatada danyarta ah ee ku ganacsada magaalada gaar ahaan bartamaha, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay ku ganacsadaan qaab sharci daro ah, balse dadka ganacsatada ah iyo dadweyne kale oo taageeraya ayaa wadooyinka isku soo baxay kuwaasi oo rabshado kala hortagay ciidamada booliiska iyo dawlada Hoose.

Dadka isu soo baxay oo ka careysnaa go’aanka dawlada hoose ayaa bilaabay inay kala gooyaan wadooyinka ayna xanibaan isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyagoo waodoyinka ku gubay taayiro, dhigaynna jidgooyooyin.

Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada waxaana taagan jawi kacsan iyo xaalad dagaal waxaana laga cabsi inay kordhaan rabshada iyadoo dadka dhaawaca ah loola cararay goobaha caafimaadka.

Wixii warar ah ee arintan ku soo kordha kala soco SBC, saacadaha soo socda Insha ALAAH.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;796673 wrote:
denying the lose of your fellow enclaves is sad. very sad. these people we killed by the gov. that was supposed to protect them.:mad:

hahahah...Queen, the number of assisinations in bax bax land is similar to that of mugdisho. maybe you should focus on finding a solution to bax bax lands multiple problems namely that it only exists in garowe and cant control for Sh*T...

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;796687 wrote:
it makes more sense now...hahahaha...:cool:

 

Wa iska sheko Khatumo (Riwayad).

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintey tiro kalena way ku dhaawacmeen rabshado hubaysan oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland, kuwaasi oo dhexmarey ciidamada Booliiska iyo dad mudahaaradyo dhigayey.

Rabshadaha ayaa bilwoday ka gadaal markii ciidamada Booliiska oo taageeraya shaqaalaha dawlada hoose ee magaalada Hargeysa ay bilaabeen inay xoog ku muquuniyey ganacsatada danyarta ah ee ku ganacsada magaalada gaar ahaan bartamaha, kuwaasi oo lagu eedeeyey inay ku ganacsadaan qaab sharci daro ah, balse dadka ganacsatada ah iyo dadweyne kale oo taageeraya ayaa wadooyinka isku soo baxay kuwaasi oo rabshado kala hortagay ciidamada booliiska iyo dawlada Hoose.

Dadka isu soo baxay oo ka careysnaa go’aanka dawlada hoose ayaa bilaabay inay kala gooyaan wadooyinka ayna xanibaan isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyagoo waodoyinka ku gubay taayiro, dhigaynna jidgooyooyin.

Dhawaaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa gudaha magaalada waxaana taagan jawi kacsan iyo xaalad dagaal waxaana laga cabsi inay kordhaan rabshada iyadoo dadka dhaawaca ah loola cararay goobaha caafimaadka.

Wixii warar ah ee arintan ku soo kordha kala soco SBC, saacadaha soo socda Insha ALAAH.

Hayaan Faarax

SBC Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this