Sign in to follow this  
walaalkis

Banaanbax Lagu Taageerayay Midnimada Ummadda Soomaaliyeed Oo Buuhoodle Ka Dhacay

Recommended Posts

banaanbax.jpg

 

 

*Banaanbax balaaran oo ay isugu yimadeen boqolaal dadweyne ah oo lagu muujinayay midnimada Umadda Soomaaliyeed ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaaladda buuhoodle iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Khaatuma State of Somaliya.

 

Banaanbaxan oo ka dhacay garoonka kubadda cagta Xabaddo ee ku yaal magaalada buuhoodle ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka khaatuma State, odayaal, haween, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi.

 

Goobtii uu ka socday dibadbaxa ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha maamul goboleedka khaatuma State waxa uuna sheegay in* midnimada ummadda Soomaaliyeed ay muqadas tahay ayna qof, qabiil, iyo koox gaar ahna aysan afduubikarin.

 

Sidoo kale wasiirka arrimaha dibada maamulkaasi oo ka hadlay banaanbaxaasi ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay maamulka Soomaalind.

 

waxaana ugu dambeyntii goobta hadalo wacyigalin ah ka jeediyay qaar ka mid ah odoyaasha waxa ayna ku booriyeen dadka Soomaaliyeed in ay muujiyaan midnimada Soomaalinimo.

 

Dadka goobta isugu yimid ayaa iyagana dhamaantood ka wadda sinaa oo dusha ka soo wada huwaday astaanta calanka umadda Soomaaliyeed iyo qoraalo kale oo ay ku qorantahay in midnimadda umadda Soomaaliyeed ay muqadas tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;793675 wrote:
Buhoodle is leading the way for Somali unity.

These people need support, if,they want to govern thier state why is anyone against it. There is puntland,somaliland,galmudug and khaatumo state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

walaalkis;793790 wrote:
These people need support, if,they want to govern thier state why is anyone against it. There is puntland,somaliland,galmudug and khaatumo state.

InshaAlah they will get all the support they need and Khatumo is moving forward.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Abdul;793675 wrote:
Buhoodle is leading the way for Somali unity.

Absolutely. Abdiweli waaban dareemi karaa oo hoostuu ka naxsan yahee why is Sharif silent about Buuhoodle and thier Soomaalinimada wanaagsan ee ay muujiyeen ?:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

I already posted this..but you must have missed it.

 

Anyways, lovely pics. Reer buhodle wanaag ayeey mujiyeen iyo somalinimo.....sidii ayeeydeen tidhi waxay noqdeen kuwii muujiya dhul durug mashallah. Ilaahay ha xafido waa umad xaqa ku taagan.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abwaan;794074 wrote:
Absolutely. Abdiweli waaban dareemi karaa oo hoostuu ka naxsan yahee why is Sharif silent about Buuhoodle and thier Soomaalinimada wanaagsan ee ay muujiyeen ?
:)

 

Great Question Abwaan, Why is the President of Somalia Sheikh Shariif is silent about Buuhoodle. Buhoodle & Khaatumo Region is a Unionist stronghold. Khaatumo people support United Somali, and they support Somali president Sheikh Shariif.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this