Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Husband's Wandering Eye

Recommended Posts

BOB   

All my friends are married and one thing I’ve realised is that married men are more pervs than the single ones and they don’t discriminate and stare at every passing female whether fat, skeleton, ugly, dark, navy blue muslim or non-muslim…they just do not care!!!

 

Saaxiibkey MMA for example used to be maskiin (no pun intended) when he was single laakiin beryahaan widaaygeey xariguu goostay oo mararka qaarkiis waxaa arkeesaa isagoo is hilmaamay oo sida miig 21 camal u kacaayo lol and then there are A&T, Jacaeylbaro and NGONGE the three biggest shaxaaris on SOL marka taloow see wax u jiraan? Mise guurkaa gaajo lagasii qaadaa illeyn raggu waa bahaloobeen markaan marba haday bilcaan dhan oo reer ka dhalatay oo intaas oo sano lasoo korinaayay uu caqligooda tusay inay guri geystaan oo ay destroy-gareeyaan figurekeeda, waxaasi waa waali iyo nus. Ninka singleka ah waa xariif oo belaayo ma heyso, habeen habeen ayaa waxaa laga yaabaa inuu iska daalan yahay oo ay wax si ka yara noqdaan kadibna subaxdii ayuu macawiistiisa iska dhaqdaa si uu u asturo ceebta uu daalku u leeyahay ninka iskaabulada ah laakiin arki maysid isagoo meelo uusan shaqo ku laheyn indhaha ku taagaya illeyn wuu ogyahay howlahaasi waa howlo uusan tabar u heyn teeda kale he also knows very vell that he can never miss for something that he never had in the first place marka calaa aya xaal warka waxaan kusoo af gaabinayaa fiirada yareeya raggiina xaasaka leh intaanu xaal idin qaban.

 

Over and out.

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this