Sign in to follow this  
Somalia

Somali Prime Minister arrives in Garowe (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

Faroole wasn't available, that's why the greeting was like that.

 

And at least we do not insult Galmudug leaders like they do in SL region.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Garoowe:Caasumadda Puntland ee Garoowe oo bari (Arbaco) uu ka furmi doono shirka heerka sare ah ee looga hadlayo Arimaha Fadaraalka oo ah wajigii 2-aad ee shirkii dhawaan isla Garoowe lagu qabtay, ayaa Ciidanka ammaanka waxay bilaabeen dhaqdhaqaaq ballaaran oo lagu sugayo ammaanka, waxaana la xiray dhammaan wadada laamiga ah ee dhexmarta bartamaha magaalada mana jirto wax gaadiid iyo dad ah oo isticmaalaya wadada, iyada oo la doonayo in la sugo ammaanka Wafuuda ballaaran ee Garoowe ku soo qulqulaysa.

 

Ciidanka ammaanka, ayaa sidoo kale xiray wadddooyinka ku soo leexda laamiga, waxaa kaloo la joojiyay dhammaan gaadiidkii iskaga kooshayay magaalooyinka Puntland, waxaana iminka gaadiid badan ay ku xayiran yihiin Kaantaroolada Bari iyo Galbeed.

 

Ciidanka amamanka, ayaa waxaa kaloo siteel-teel ah loo dhigay magaalada iyo Airaporka. Magaalada, ayaa waxaa si wayn looga dareemayaa dhaq-dhaqaaqa Ciidanka ammaanka ee u sugaya ammaanka.

 

Shirkan, ayaa la filayaa in uu furmo ayna ka soo qayb-galaan dhammaan dhinacyadii shirkii kan ka horeeyay Garoowe lagu qabtay oo ay ku jiraan madaxda ugu saraysa DFKS.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mintid Farayar;789238 wrote:
Compare that with the sorry greeting for the leader of GalMudug

 

Oooh, those pirates - no wonder the cousins of Maakhir, Khaatumo, Ras Caseyr, and West Puntland are all in 'abandon ship' mode....

what in the blue hell are you talking about? what does welcoming ceremony has to do with maakhir and khaatumo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

*ANWAR*;789324 wrote:
i hate the blue flag and im from galmudug!!

way I hate the flag?? cuz is freaking UN looka like

You hate it because of the man who made it. Just come out and say it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this