Duufaan Posted February 9, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle soo gaadhay ciidamo si weyn u Hubaysan oo kasoo goostay Maleeshiyada.. ka amar qaadan jrtay Mahad Canbaashe oo ah nin u shaqeeya maamulka cadadiska iyo hagardamada ku haya shacabka Khaatumo. Hadaba Ciidamadan oo tiradoodu gaadhayso 35 ayaa kasoo goostay jiida Ganbadhe, waxayna ka biyo diideen Xasuuqa Shacabkooda Khaatumo ee Buhoodle iyo Laascaanood. Gelinkii danbe ee maanta ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ciidamadan oo watay hal Gaadhi, waxaana Ciidamadan soo dhawayntooda ka qayb qaatay madaxda Maamulka Khaatumo State of Soomaliya iyo Shacabka reer Buuhoodle oo yaguna Caleemo qoyan ku soo dhaweeyay Ciidamadaasi. Waxaana soo dhawayn kadib Ciidamadan loo ka xeeyay dhinaca aqalka Madaxtooyada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State, Waxaana goobtaasi Ciidamada kula Hadlay Wasiir ku Xigeenka Khayraadka dabiiciga ee Maamulka Khaatumo Cabdi Shube oo si weyn ugu bogaadiyay imaatinkooda ay kusoo biireen ciidamada Khaatumo State. Waxaa iyaguna goobtaas ka hadalay qaar ka mida Ciidamadan ka yimid Gobolka Sool ee Xaruntiisa Magaalada laascaanood, waxayna sheegen inay maanta wixii ka danbeeya ay ka mid yihiin ciidamadooda u dhimanaya dalkooda ayna ka xunyihiiin intii ay u Shaqaynayeen cadowga Khaatumo.. http://www.lasanod.com/details.php?num=6919 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 And A khadar said it was one Qabil Army:D maxaan sheegeyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 ^^ XX, haddii aan ku dhaho ka waran TFG da ayaa ka taliso Hargeysa.. waxaad i dhahaysaa maya. arrintaana sidaas ayay la mid tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 Gaacuur;787285 wrote: ^^ XX, haddii aan ku dhaho ka waran TFG da ayaa ka taliso Hargeysa.. waxaad i dhahaysaa maya. arrintaana sidaas ayay la mid tahay. Dee may ka talisa hargeysa TFGida aad sheegeysiid laakin sool iyo sanaag iyo togdheer iyo awdal iyo saaxil iyo maroodijeex Somaliland ba ka talisa. Gacuur TFG kama taliso xita Jawhar oo Mogadisho u dhow Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 A_Khadar;787290 wrote: Tan sow inagii horay uga wada hadalnay XX. TFG defense minister is your close cousin yet you're saying SL isn't part of TFG.. Marka ragaan aad sheegayso that your militia leaders pays will not change the fact that your whole project is a clan and it's one clan.. Weligaaba Akhadar baa sidan yiri dheh.. TFG minister ma ciidan bu ka kaxaystey reerkisa ama tolkisa A khadar wanu oognahay ciidanka qaranka siday beeshinu uga buuxdo hadi kale maalinkasta lama odhan lahayn ciidan ba soo goostay sii goostay:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 So are you saying your clan has zero foot soldiers in the TFG.. Try again mate.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 9, 2012 A_Khadar;787296 wrote: So are you saying your clan has zero foot soldiers in the TFG.. Try again mate.. Yes Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted February 9, 2012 I don't get it! Why is every soldier that escapes from the SNM militia in Laascaanood coming to Buuhoodle? Can't they join Ciidamada SSC ee Tukaraq joga? This 50 or so soldiers came from Gambadhe, they could've joined Tukaraq cutubyo, but somehow, came to Buuhoodle? What's their plan? The Somalidiids in here are quiet about this. Are they there to do "dhabarjabin" like they did in 2007 against Puntland soldiers in Laascaanood, sidii kuwi Xabsade ee jogay Toga Waqdari? WAKE UP REER SSC, ASK YOURSELVES THIS QUESTION! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 ^^ Take your crap to some where else! Aint interested it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 Xaaji Xunjuf;787297 wrote: Yes Bisada waad ka indha adagtahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
IAmRevolution Posted February 9, 2012 A_Khadar;787305 wrote: ^^ Take your crap to some where else! Aint interested it. Because we differ in our political perspectives, doesn't mean you are right and I am wrong. You follow the bandwagon, mate. You need to follow your own instincts! Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted February 9, 2012 I am and my own instincts tell me Khatimo needs no divisions and old BS of nugaal vs howd etc. It's obvious that you're not who you claimed to be so nice try.. Poor Blue bought it though.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted February 9, 2012 XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur. Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan: - 102 Xildhibaan. - 3 Wasiir. - 2 Wasiiru dawle. - 4 Wasiir ku xigeen. - 5 Agaasime Wasaaradeed. - Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis. ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta. TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 9, 2012 Xaajiga ha la daayo marmar isma maqlo oo gaaska iyo biyuhuu isku daraaye Quote Share this post Link to post Share on other sites