Sign in to follow this  
Aaliyyah

Xafladii Khaatumo State Of Somalia

Recommended Posts

Aaliyyah   

Xaflada Khaatumo ee Southern California

Salaanka dib,

 

(Ogaysiis) Soo Dhawaynta Maamul Goboleedka Khaatumo- Soomaaliya Iyo Dhamaan Jaaliyadda Soomaalidda ku Dhaqan Koonfurta California (Sandiego)

Waxaa la ogyesiinayaa dhamaan bulshawaynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfurta kalaforniya iyo nawaaxigeeda in lagu qaban doono xaflan lagu soo dhawaynaayo go’aamadii ka soo baxay shir taariikheedkii Taleex kaas oo lagu soo dhisay maamul goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya.xafaldan oo saldhig u ah soo celinta iyo soo nooleeynta sharafkii iyo midnimadii qarankii soomaaliyeed.

waxaa xafaldan lagu qabanayaa.

GOLDEN HALL

TAARIIQDA UU SHIRKU DHICI DOONO WAA FEB-10-2012

MAALINTA JIMACAHA

4061 FAIRMOUNT AVE,SAN DIEGO.CA,92105

SAACADU MARKEY TAHAY, 6:00PM-1:00 AM

WIXII FAAHFAAHIN AH KALA SOO XIDHIIDHA

AHMED WARSAME (GUREY) 619-321-7279

KHADAR ISMAACIIL -619-519-5200

AHMED AADAN HASSAN (DHOOBLE) 619-213-6370

ABDIRASHIID-602-516-6151

SIDAA IYO KASOO QAYB GAL WACAN

 

Xaflad guul ee Southern California laguna qaban doono Febr. 10 2012 Friday. 6:00 Pm- 1:00 Am. Soomaalidoon waa ha ku soo dhawaadeen.

4061 Fairmount Ave. San diego, CA 92105. Ka soo qabgal wacan.

Nabad gelyo

 

http://awdalstate.com/?p=10314

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

SMH

seriously what is wrong with the SSC diaspora throwing parties every chance they get while their people are under attack or under occupation!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

xaflad lagu soo dhawaynaayo

that does not sound like a fundraiser to me!!

seriously though as a supporter of the SSC cause i'm baffled by these endless parties and thought they would end with the decline of the first SSC state but the parties seem to continue with the new khatumo state!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ xaflad lugu so dhoweenayo?? doesnt sound like a fundraising to you? are you kidding yourself. Xaflada lugu so dhowenayo mamulkeena cusub waan ku uruursan karnaa lacag aan ku caawiyo dadkeena waana ku uruursanay alhamdulilah..taasi cid ugama baryano...and you being anti-SSC/khaatumo won't help you in any way..waqtigaaga waxkale gali wa iga talo!!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this