Sign in to follow this  
Fiqikhayre

How was the 'ciidanka Qaran' annihilated by Buuhoodle lions an secessionist insider report comes out

Recommended Posts

The SNM militia were beaten as told by a secessionist insider report due to being given a wrong instruction to leave the raging battle field and as they were departing the battle/combat ground they were 'ambushed' by the same fighters they were fleeing from who inflicted heavy losses on them.

 

This is an secessionist inside report. haha

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ what a ret***d hahahaha...your funny...and i like how you make the word seccionist seem a bad thing...we departing from a failed state saxib....hahahaha...:D

 

and i dont see record numbers of somalilanders heading into hospitals...furthermore reports have actually indicated that the death toll has risen in buhoodle from 30 to 36 with injured countless more...so in reality Somaliland is not going anywhere anytime soon...it just seems your killing your own people in record numbers...hey i dont mind....why should i correct my enemy when he is making a mistake right...keep at it...just dont cry about it later.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda Oo Wasiiro U Dirtay Jiida Buuhoodle, Dhaqdhaqaaqyo Milatari Oo Ka Socda Goobihii La Isku Hujuumay Doraad Iyo Taliyihii Aaga Qori-Lugud Oo La Bedalay

 

“Wasiirada la diray waxay baadhayeen amaro khaldan oo la sheegay in la siiyay ciidanka markii ay dagaalka ku jireen”

Dagaal Ooge Cali Khaliif Galaydh oo Wali Dagaalka ka soo Afuufaya Wardheer

Burco(Waaheen)-Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Xoogan ayaa xalay laga dareemayay deegaanadii ay doraad ku dagaalameen Ciidanka qaranka iyo Maleeshiyaadka reer Buuhoodle oo shalay deganaa.

 

Warar kala duwan oo laga helay halkaasi ayaa sheegay inay shalay gelinkii dambe ciidanka qaranka Somaliland hore ugu ruqaansadeen goobo ay ku suganyihiin Maleeshiyaadkii ay dagaalameen, kuwaas oo ilaa habeen hore halkaasi isku Uruursanayay.

Dhinaca kale, xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ayaa shalay fadhiisimada ciidanka qaranka u dirtay Wasiiradda Madaxtooyada, Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Xanaanada Xoolaha, kuwaas oo halkaasi u tagay inay soo arkaan xaalada ciidanku ku sugan yahay dagaalkii doraad ka dib, si loo ogaado khasaaraha dhabta ah ee soo gaadhay ciidanka.

 

Wasiiraddan oo xalay ku soo laabtay Burco kormeerkooda ka dib, ayaa sidoo kale la sheegay inay fadhiisimada Ciidanka qaranka u tageen sidii ay xogo dheeraad ah uga heli lahaayeen warar sheegayay in Ciidamada Qaranka amaro khaldan la siiyay markii ay Dgaalka ku jireen, laguna amray inay dib uga soo baxaan Goobihii ay maleeshiyaadka ku dagaalamayeen, taasina ay sababtay in maleeshiyaad taabacsan kuwa ay dib uga soo baxeen ay jid-gooyo ku sameeyeen, taasina sababtay in ciidanka khasaare soo gaadho.

 

Lama oga wax natiijo ah oo ay labadaasi wasiir kala soo noqdeen fadhiisimada Ciidanka oo ay xalay ka soo laabteen , balse warar madax banaan oo Wargeyska Waaheen ka helay Magaalada Qorulugud ayaa sheegaya in shalay la bedelay Taliyihii Ciidanka qaranka ee Aaga Qorilugud, laguna bedalay Baashe Fanax oo hore looga bedalay.

 

Ma jiro war rasmi ah oo la xidhiidha Taliyayaasha la isku bedalay, hase yeeshee wararku waxay intaasi ku darayaan in la bedelay Sarkaal kale oo ka mid ah Hogaamada Ciidanka Qaranka ee Aagaasi. waxaanay arrimahaasi dhacayaan xili warar is-khilaafsani ka soo baxayaan khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Doraad ka dhacay deegaamada Buuhoodle, kaasoo aanay Xukuumadda Somaliland ilaa hadda cadayn waxyeelada ka soo gaadhay Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyadii ku soo dushay ee Buuhoodle, halka maleeshiyaadka Reer Buuhoodle warar borobagaande ah oo ay guul ku sheeganayaan warbaahinta marinayaan.

 

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland Jaamac Cismaan Geel-jirre oo BBC-da uga waramay mawqifka ay Xukuumadda Somaliland ka taagantahay Dagaalkaasi ayaa yidhi “Dagaalku waxa uu ku bilaamay rag Somaliland inay qasaan doonaya oo uu Cali Khaliif Hogaaminayo iyo kuwo ay dhawaan xilal u doorteen ayaa dad ay dabada ka riixayaan soo weerareen Ciidanka qaranka Somaliland, markaa sidaasuu dagaalku ku bilaamay, khasaarihii meesha ka dhacayna ilaa hada waanu ku daba jirnaa”.

 

Jaamac Cismaan Geel-jire mar uu ka hadlayay Khasaaraha Dagaalkaasi geystay waxa uu yidhi“Horta meeshan laba dhinac kumay dagaalamin ee waa Somaliland uun, waxaana is dilay dad anaga ah oo Nimankaa fidmo wadayaasha ahi soo waaleen ayuunbaa xaga kalena dagaal kaga jira xagana waa ciidankii qaranka ee dalka difaacayay, markaa khasaaraha meesha ka dhacay waa Somaliland uun oo waa dadkayagii, khasaaraha meesha ka dhacayna waanu hubsanaynaa oo Xukuumadduhu waxaan jirin ma sheegaana markaanu hubsano ayaanu khasaare wixii dhacay dadweynaha u sheegaynaa” ayuu yidhi waxaanu intaasi ku daray “waanan ka xunahay wixii dhacay , waxaanan had iyo goor jecelnahay Nabada oo dalkani waa dal nabadeed reer Buuhoodlena waxaanu leenahay walaalayaal ka feejignaada dadka u soo duulay ee dibad uga yimi iyagoo iyagu dano gaar ah wata inay nabad-gelyada bur-buriyaan”

 

Geesta kale, wararka laga helayo Magaaladda War-dheer ee kililka shanaad ee Itoobiya ayaa sheegaya in Cali Khaliif Galaydh uu halkaasi ka soo afuufayo colaadii doraad ka qarxiyey Buuhoodle, iyadda oo warku intaa ku darayo in ujeedada uu halkaasi u joogaa la xidhiidho sidii uu taageero beeleed uga heli lahaa bulshada reer War-dheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How a change in commanders should bring benefits and a different result is beyond me. Also the cry about Cali Khaliif being in Wardheer to amass fighters is a funny one.

 

How about not to pick a fight in the first place? Seem's logical but not for the secessionist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ the story you posted of which i read is nothing big...it states a military mixup happened in one base near buhoodle, of which the commander has been replaced..Somaliland has already said it lost a few soldiers...this is not new information...however this little story you see as a victory while your the opposing side has lost even by their own estimate 25 dead..and countless injured. Somaliland reports are putting this to 36 dead and countless injured. So you seee...your story doesnt mean anything and your small victory in terms of war means nothing...Somaliland has bases all around buhoodle and it isnt going anywhere soon...it has more men and resources...and your dieing in record numbers...logic surely states that ssc or khatumoo has actually worsened life for your people not improved it...hahaha... riwayad foqol riwayad...:D

 

and not only is this war going to continue...its about to get from what i have been reading alot more ugly...:D

 

at least for you anyways..;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

It's the talk of every cafe, I am in one right now, it's hilarious.

 

How were Ciidanka Qaranka defeated. It will be asked for years :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;781315 wrote:
It's the talk of every cafe, I am in one right now, it's hilarious.

 

How were Ciidanka Qaranka defeated. It will be asked for years
:D

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this