Sign in to follow this  
Qandalawi

Foreign companies on a race to win contracts in Puntland and throughout Somalia

Recommended Posts

Shirkado shisheeyo oo saf usoo galay inay qandaraasyo ka helaan Dowlada Puntland(Xog hoose)

Posted by Pi on January 26th, 2012

 

 

Dubai(Pi) sida aan ku helnay xog rasmi ah waxaa maalmahaan dambe soo badanaya Shirkado shisheeyo oo xiriir lasoo samaynaya Dowlada Puntland kuwasoo usoo shukaansi tagay inay helaan Qandarasyo,qaarkood waxay soo kaxayteen qubaro/aqoonyahano Soomaali ah.

 

 

 

Shirkadaha waxaa kamid ah kuwo ka kala yimid wadamada Shiinaha, Turkiga, Yurub, Maraykanka Japan iyo Kuuriyada koonfureed, shirkadahaan waxaa u badan kuwa dhisa guryaha, wadooyinka iyo kuwo doonaya inay kala taliyaan Dowlada dhinaca dhaqaalaha iyo maalgashiga.

 

sida aan xogta ku helnay Dowlada Puntland way diidey inay wax hadal ah u furto shirkadahaan.

 

Tan iyo markii la shaaciyey in Shidaal laga helayo Puntland ayaa waxaa soo kordhaya danaynta la danaynayo Soomaaliya, gaar ahaan Puntland iyo in shirkada walbaa ay gacanta ku dhigto Qandaaas ay ka doonayaan deegaanada Puntland.

 

Waxaa kaloo jira xiriir lala soo sameeyey ganacsato reer Puntland ah oo ay lasoo sameeyeen ganacsato carbeed oo ka yimid wadamo ay kamid tahay Masar.

 

Puntlandi.com

 

Dubai

Share this post


Link to post
Share on other sites

The world is eyeing oil in Somalia as the rig digs in Dharoor

Oil%20Rig.jpg

 

The world is extremely hungry for this precious commodity as the barrel of oil sky rocketed to nearly $120.

Share this post


Link to post
Share on other sites

k o k,

 

war waa horaan mudug ka tagnay oo kismayo degnay

 

reer gedood baa sidii qaxu u dhacay cag noo dhigi waayey, haddana qolaaba Nairobi ilaa Garisa kasoo dhaantaynaysa :D

 

markaa xaggaa ceelka usii dhawaan lahaa ninyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, waryaa odoyaasha hakaa hormareen ee sit tight

 

Qandalaawi uma baahni, mid reer bariya oo waa hore isku kaaya danbeysay baa baan soo xasuustay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool @ intee ujirtaan. Wax miyaan kuhelaayaa oo miyaad nagu qadirinaysaan looooool waar bahasha loo wada siman, waa Somalo dhan balse loo kala dhaw :D

 

Waxaan joogaa oo hada beertaydu tahay Barookhle, markaa waa less than 15 miles meesha hada uu kasocdo riigu yaalo, waxbaa isoo dhadhamaaya Lool.

 

Check beeraha barookhle:http://wikimapia.org/#lat=10.6484614&lon=49.7515869&z=10&l=0&m=b

 

Hadhowbaan compensation doonan doonaa markay pollution-ka beeraha xoolaha iyo kalluunka nooga baabiyaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@reer bari xaasidnimadooda. Maskay isaga boodan nimankan awoowe ;) War ceelkaan Soomaali oo dhanbaa rabta inay wax ka cabaan ee ninyahow Qandalaawi iyo KK maxad u siisay? Aniga Sayid Somal baan qaraabo nahay isagaa iga waasiteeynaaya boqor Cadde :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D :D

 

Cigaal kii sucuudiga aad looga iibsada bari hadda ee ma maqashay :D . Nimankii oo wada cigaal qabaa soo wada toosay subax ka dib baa la yiri

 

War bahasha waa la kala leeyahay, tayduna waa xeelad , ee intaan gabdhaha reer bariga lakala boobin, wax ka qabso hadaba Gheelow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this