Sign in to follow this  
xiinfaniin

As Somaliland Militia Attack Is Beaten Back, Khatumo State Leadership Arrives Buuhoodle

Recommended Posts

ii todobaad ee ugu danbeeyey ay ka dhacayeen dagaalo u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada maamulka Somaliland.

 

Dagaalka oo sida wararka Buuhoodle laga helayaa ay sheegayaan ah mid aad u culus, islamarkaana diryanka hubka laysku ridayo laga maqlayo gudaha degmada Buuhoodle ayaa bilowday wakhtigii salaada casar ee xiliga gobolka geeska africa.

 

Cawil Nadiif oo ah weriye degmada Buuhoodle ku sugan oo ay Horseed Media xiriir la samaysay ayaa xaqiijiyey in dagaalkaasi uu jiro isagoo intaas ku daray in xaalada guud ee degmada Buuhoodle ay xiligan tahay mid kacsan.

 

Dagaalkan galabta deegaanka Sool-joogta ka qarxay ayaa kusoo beegmaya xilli ay galabta degmada Buuhoodle soo gaareen wufuud heer sare ah oo ka socda maamulkii dhowaan degmada Taleex looga dhawaaqay ee Khaatumo State of Somalia.

 

Ilaa iyo hada ma cada khasaaraha ka dhashay dagaalka ka soconaya duleedka Buuhoodle , haseyeeshee wararka dagaalkaas kasoo cusboonaada iyaga oo faah faahsan saacadaha soo fool leh ayey Horseed Media idiin soo gudbin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BUUHOOLE: Dagaal ka curtay duleedka Buuhoodle

January 26, 2012 4:17 pm GMT -

 

Buuhoodle: (pp)- Dagaal ay isaga soo horjeedaan dadka deegaanka iyo ciidamo taageersan maamulka Somaliland ayaa dib uga curtay duleedka magaalada Buuhoodle, iyadoo la sheegayo in dagaalkaas la isku adeegsaday hubabka noocyadiisa kala duwan.

 

Dagaal kar kale dib uga curtay duleedka Buuhoodle

 

Dagaalkaan ayaa la ogeyn sababta keentay , waxaase warar madax banaan ay sheegayaan in dagaalkaas ay soo qaadeen kuwa somaliland oo doonayey inay u soo dhaqaaqaan ama ay fargeliyaan magaalada Buuhoodle oo ay ku sugan yihiin masuuliyiin ka tirsan maamulka cusub ee deegaanadaas looga dhawaaqay.

 

Xoogaga taageersan maamulka Siilaanyo ayaa la sheegayaa in dib loogu celiyey goobtii ay markii hore ay hujuunka ka soo qaadeen.

 

Xaalada magaalada Buuhoodle ayaa aad u kacsan, iyadoo dadka waxgaradki ah ay ku baaqayaan inay dagaalkan uu yahay mid Jihaad ah oo looga baahan yahay shacabku inay is difaacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sooljoogto oo lala wareegay Iyo Sadex Gaadhi dagaal & Mid Saanada Oo Laga qabtay, Ciidamada Maamulka SNM Iyo Dhamaan difaacoodii Oo La Jiidhay

 

 

Wararka hada naga soo gaadhaya Duleed Baliga Qorilay oo baliga shangalle 5km ujira ayaa waxay sheegayaan in halkaasi Go’doon lagu geliyey ciimado iyo sadex gaadhi oo ay wateen ku waasi oo gacmaha taagay isna soo dhiibay.

 

Dhanka kale waxaa wararka naga soo gaadhaya duleedka Sooljoogo ay xaqiijinayaan in halkaasi cagta la mariyey dhamaan goobihii ay difaaca kaga jireen ciidamada Maamulka SNM.

 

Ugu Danbayn imika dagaalkan ayaa meel xaasaasiya maraya waxaana lafilayaa inuu kusii fido deegaano horleh.

 

Wararkii udanbeeyay ayaa waxay sheegaan in ciidamada Xaqu diriku ay lawareegeen gacanku haynta magaalada Sooljoogto, iyadoo halkaasi lagu qabtay gaadhi wayn oo siday saanad iyo qalab mila tari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today the Oodweyne militia are defeated once again as they attempted to disrupt the reception of Khatumo State of Somalia in Buuhoodle.

 

Times have indeed changed , and the era of statehood delusions and recognition dreams are coming to a halt. Desperation is all that left for Oodweyne and separatist fanatics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne,

 

Don't avoid the bad news. What is going on waryaa? Khatumo State is now Buuhoodle, eh :D

 

I know it feels quite bainful to see your 'Ciidanka Qaran' defeated twice in the bushes of the Buuhoodle by derwish clan fighters.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

This fool above me is so sick.. Should be locked and incarcerated from the public before he poisons them. He rings bells for more lives to be lost in the year of 2012.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this