Sign in to follow this  
FreshPrince

3 Semi-Trucks Full of SNM Women from Burco/Hergeisa Brought to Laascaanood......

Recommended Posts

To hold demostration against Khaatumo State, under the banner of "Being from Laascaanood". They want the International Community to think that Reer Laascaanood are against Khaatumo State, but it's a deceiving, pathetic move.

 

These women are NOT from the clans of Khaatumo State, but rather they are the clans that settle in Burco and Hergeisa.

 

Waxaa Caawa la keenay Magaalada Laascanood sadex Gawaadhida loo yaqaano Waaraadka oo lagu wado dumar ka soo jeeda beesha SNM oo la doonayo in barito ay magaalada dhexdeeda ku qabtaan mudaharaad balaadhan oo looga soo horjeedo Maamulka Khaatumo State.

 

Waxaana la socda gawaadhidan Tv Qaranka ee SNM iyo Home cable TV oo labaduba laga leeyahay magaalada Hargaysa, waxaa kale oo loo badinayaa inay ka soo qayb gali doonaan TVyo kale sida Somali Channel oo mudooyinkan u danbeeyay aad loo laaluushayay wiilka u fadhiya Hargaysa.

 

Halkan K Daawo Wararkii WidhWidh Online

 

 

Arinkan ayaa waxaa ka danbeeyay Wasiirada Hargaysa ku shiray Khamiistii la soo dhaafay, iyaga oo doonaya in beesha Caalamka ay ka iibiyaan in laga soo horjeedo Maamulka Khaatumo State, waana dumar laga keenay Hargaysa iyo Burco la doonayo in la yidhaahdo waa dumarkii reer Lascanood mana doonayno Maamulkan Taleex lagu soo dhisay.

 

Dhinaca kale waxaa jira caawa magaalada Lascanood abaabul xoogan oo looga hortaagayo arinkan ay soo abaabuleen Wasiirada SNM ee ku shiray Magaalada Hargaysa, waxaa barito dhini kara isku dhac culus oo arinkani uu keeni karo oo dhiig badani uu dhulka ku daato.

 

Isku soo wada doobow waxaa barito ka qayb galay Mudaharaadkan Axmed xaabsade oo maalmahan ku sugnaa magaalada lascanood siiba xerrada SNM ee ciidamada ku sugan yihiin lana seexda isga oo aamin waayay Hotelkii Xamdi ee duleedka magaalada Laascanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

AsadSL;777509 wrote:
lol do be mad because somaliland dominates you in every way. Calanka Somaliland Lascanood orad ka so degii

So it is about domination and not so called qaran.Start counting your days in LA..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

AsadSL;777559 wrote:
Counting? You've been saying this for 5 years. You keep counting:D

You took advantage last 4 or 5 years,now your luck is about to run out.Start counting i say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul...all i hear is baaaacaaaaaac... the man said do something about it? first las canod now buhoodle..lool...you still havent learned your lesson i think..:D Katumooo hahah...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this