Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Somalia Federal States

Recommended Posts

9507455_orig.jpg

1. Map-kaan waxaa sameeyay aniga! ma ahan Official, qof walbo dood wuu ka qabi karaa.

2. Waa saadaalin aan ku sameeyay sida ay noqon karaan States ka Soomaaliya ee sanadaha soo socda, kuwaasoo dardar cusub lasoo bixi doono.

3. Maadaama uu Dastuurka cusub dhigayo in State uu noqon karo 2 gobol wixi ka badan, waxaan raacay tilmaantaas.

4. Magacyada States-ka qaar hore ayay u jireen sida Puntland, qaarna aniga ayaa magacyo (aan is leeyahay way ku haboon yihiin) u sameeyay.

5. Somaliland (gobolada Togdheer iyo W/galbeed) kuma darin list-ka states ka Federal-ka ah, waayo waxay ku doodayaan inaysan hoos tagin Soomaaliya.

6. Awdal, sida uu qabo Dastuurka cusub ma noqon karto State, sidee owgeed ayadoo la fiirinayo geography ahaan maadaama aysan W/galbeed iyo Togdheer la samaysan karin State (siyaasad ahaan) waa in loo tix galiyaa Exception Case lana siiyo ahaanshaha State (si KMG ah).

7. Gobolka mudug wuxuu u qeybsan yahay labo State (Puntland iyo Galmudug), ayadoo la fiirinayo wanaaga iyo wada noolaashaha dadka gobolkaas wada daga waa in la raaciyaa hal State, maadaama Galmudug ay sheegato in Galgaduud iyo Mudug ay ka kooban tahay waa in loo tixgeliyaa isu imaatinka labadaa gobol oo buuxa ayada oo la dabaqayo Dastuurka cusub.

8. Magaalo madaxda dalka (Capital) Muqdisho waxay ahaaneysaa magaalo ka madax banaan States-ka si loo ilaalsho sinaanta iyo cadaaladda gobolada.

9. Qofki firkad ka qabo saadaalinta aan sameeyay asigoo/ayadoo mahadsan waan soo dhawaynayaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

XX, Thanks.

Video ga waxaan u gartay inaad ula jeedid: (Sanaag qeyb ka mid ah waxay hoos tagtaa Somaliland)..

Laakiin Map-ka waa saadaal iyo sida ay wax noqon karaan sanadaha soo socda.

Share this post

Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^Majority of reer Ceerigaabo are unionists.

XX, One video is not a good sample of a sound conclusion. It might have been recorded on the far western side of the city or the residential area where the non-Makhiris reside. Add reer Khaatumo to the ratio of unionists and you have indisputable majority for the unity of Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

NASSIR;777488 wrote:
^Majority of
reer Ceerigaabo
are unionists.

How about 18 may party in ceerigaabo

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gaacuur;777485 wrote:
XX, Thanks.

Video ga waxaan u gartay inaad ula jeedid: (Sanaag qeyb ka mid ah waxay hoos tagtaa Somaliland)..

Laakiin Map-ka waa saadaal iyo sida ay wax noqon karaan sanadaha soo socda.

Gobolka Sanaag badankeeda Somaliland ba ka talisa the same with sool,

Gaacuur hadaad war xaqiiqa aad rabtiid aniga ha ii rumeysan dalka tag oo so arag indhahaga ku so arag.

Share this post

Link to post
Share on other sites

NASSIR;777488 wrote:
^Majority of
reer Ceerigaabo
are unionists.

XX, One video is not a good sample of a sound conclusion. It might have been recorded on the far western side of the city or the residential area where the non-Makhiris reside. Add reer Khaatumo to the ratio of unionists and you have indisputable majority for the unity of Somalia.

Nassir why don't we hear about those unionist there why is there not a pro Khaatomo demonstration in the city or even pro maakhir demonstration there i haven't seen them celebrate the first of july party the union day.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gaacuur;777495 wrote:
XX, Ceerigaabo oo kaliya miyaa dood ka qabtaa? waxay ila tahay in aadan dood ka keeneyn Laascaano iyo Boorama.

Maya awdal iyaydo teedi wa cadeysatey beri hore wax aan ka sheeg sheego ma garanayo sabab wa wax cad

Share this post

Link to post
Share on other sites

Gaacuur;777495 wrote:
XX, Ceerigaabo oo kaliya miyaa dood ka qabtaa? waxay ila tahay in aadan dood ka keeneyn Laascaano iyo Boorama.

Also Galkacyo maxaad uga so reebtey puntland miyaaney reer puntland wax ku lahayn galkacyo waliba qeybta ugu ugu dhismaha badan maxaad u hoos geysey galmudug.

Also Azania halkeed kaga tagtay?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;777494 wrote:
Gobolka Sanaag badankeeda Somaliland ba ka talisa the same with sool,

Gaacuur hadaad war xaqiiqa aad rabtiid aniga ha ii rumeysan dalka tag oo so arag indhahaga ku so arag.

Xaaji Caasimadda Sool soo ma ahan midda ay banaanbaxyada lagu taageerayo Khaatumo State of Somalia ka dhacayaan..

Video-ga banaanbaxa waa kan:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gaacur don't be ignorant the minorities live eastern Sanaag and eastern Sool. Map showing the disputed areas.

di-R9UE.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this