Sign in to follow this  
Fiqikhayre

SNM militia taken out of Buuhoodle

Recommended Posts

War Deg Deg Ah.Ciidamada Somaliland oo Laga Saaray Buuhoodle.

Posted by pi on January 15th, 2012

Buuhoodle(Puntlandi.com);- Ciidamada mamulka Somaliland ayaa isaga baxay magalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn markii cadaadis iyo iska caabin ay kala kulmeen shacabka iyo mamulka Gobolka Cayn oo is garabsanaya.

 

Wariya badaxbanaan oo ku sugan Buuhoodle ayaa Puntlandi.com u sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen buuhoodle waxaana uu intaa ku daray in shacabka iyo mamulka hada ay ku sii siqayaan duleedka buuhoodle oo fariisin ay kasamaysteen.

 

Ciidamada Somaliland ayaa fariisin ka samaystay deegaanka Shangala oo 5-Km dhinac Galbeedka ka xigta Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaana hada halkaa ku sii jeeda ciidamo xoogan oo is abaabulay.

 

Waxaa wali duleedka magalada laga maqlayaa rasaas ay iswaydaarsanayaan ciidamada mamulka Somaliland iyo kuwa ka hortay ee deegaanka ka saaray mana jiraan ilaa iyo hada cid si rasmiya u cadaynkarta qasaaraha dhabtaa ee halkaa ka dhashay.

 

Puntlandi.com Buuhoodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems that the SNM militia suffered a great blow from their short lived initial claims&gains. Their dead soldiers lie abonded in Buuhoodle all the way from where they started the assault.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray

 

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

 

Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey.

 

Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku.

 

Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn.

 

Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Situation is tense and still very fluid but SNM who made a make shift camp 5kms outside of Cayn's capital Buuhoodle is now in the thick of it as the Buuhoodle fighters march on to their base/headquarters for the assault.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray

Updated:- 1 min ago| 2 Commnets

 

Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey.

 

Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku.

 

Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn.

 

Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh.

 

LOL do you know what ciidamada madaniga is? neighbourhood watch security defeated the whole somaliland. Imagine if u met the military there or let alone puntland superior airforce that can strike all your towns and bury it with missles

 

This is ciidamo madaniga

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Thats so embarassing. Dude you dont wanna meet the military

Share this post


Link to post
Share on other sites

However important this might seem to some Somaliland supporters, in the long run, this attack paints a stark picture as to why nothing can ever be shared between these communities, if one was needed at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Those are security guards for goodness sake. Do u know how weak ur mamul sxb? if my mamul was beaten security i would be very concerned at wat level they are at!!! Pathetic

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this