Sign in to follow this  
Dr_Osman

Liban Muse Boqor: If You Heard There is Oil In Puntland Tommorow You Will Hear Puntland Exporting

Recommended Posts

Dr_Osman   

Hadaad mudo dheer maqli jirtay Puntland Shidaal baa ceegaaga, goor dhow hamoogaan,dibaadaa loo iib geeynayaa.

 

Sida qorshaha uu yahay bishan gudaheeda ayaa waxaa bilaabanaya qodistii ceelashii ugu horeeyay ee shidaal laga soo saaro dalka Puntland.

 

Shirkadaha Africa Oil iyo Range Resources ayaa waxay wadajir uga baarayaan shidaal goobihii horay daraasaadka loogu sameeyay ee lagu sheegay in Rabi dhigay ceelala Shiidaal ah oo hadii alle idmo dhawaan laga hodmi doono.

 

Dhageyso

http://allidamaale.com/Shiidaalka-Puntland.htm

 

Dooxada Dharoor oo u dhow magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa laga qodi doonaa ceelasha ugu horeeya ee laga baarayo shidaalka maalmaha soo socda.

 

Liibaan Muse Boqr oo la taliye ka ahaan shirkadda Range Resources ee shidaalka ka baaraysa Dalka Puntland ayaa ka war bixiyay halka ay marayaa soo saarida kheyeraadka Shiidaal ee ceegaaga Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Production oil agreements is 10% royalty for Puntland plus 50% on production which adds up to 60% for Puntland. 40% for the oil company!!!

 

I hope that has cleared heads regarding this very important development plus you shall see the oil exploration opening either this week in daroor or next week so stayed tuned boys PUNTLAND IS MOVING FORWARD

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Bosaso(AllPuntland)- Shirkadaha gacanta ku haya baarista Shidaalka Puntland iyo Madaxda Soomaalida ah ee la shaqeynaya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhawaan ku rajo weyn yihiin in ay qodaan mid ka mid ah Ceelasha lugu tuhmayo in ay ku jiraan Shidaal kala gedisan, waxaana wararku ay sheegayaan in dhawaan la bilaabi doono qodidaaas.

 

Dooxada weyn ee Dharaar ayaa noqotey meesha nasiibka uheshay in laga qado ceelka ugu horeeya, iyadoo ay hada diyaar yihiin dhamaanba agabyadii loo baahnaa, sida ay xaqiinayaan Madaxda howshaas gacanta ku haya.

 

Puntland ayaa heshiisyadan gashay sannadyo hore, waxaana heshiisyada iyo howshooda la rumeysan yahay in uu wax badan kala socdo Madaxweynihii hore ee Puntland Jen, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse), oo mudo dheer ku taamayay hirgalinta howshaas.

 

Dooxada Dharoor ayaa ah meelaha ugu badan ee lugu tuhmayo in laga heli doono Shidaalkaas, waxaana qodida ugu horeysa ay dhici doontaa bishan bartamaheeda, iyadoo qalab badan la geeyey meesha la tuhunsan yahay.

 

Liibaan Muuse Boqor oo ka tirsan Madaxda Soomaalida ah ee la shaqeynaya shirkadahan ayaa sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan howshan hirgalinteeda iyo soo saarida shidaalka, isagoo sheegay in ay ceelka ugu horeeya neefin doonaan dhawaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

FreshPrince;773614 wrote:
Puntland just lost the largest oil deposit in Somalia, Hol-Hol Oil Wells. lol

Do you have any geological surveys to back up your claim cause I do not see anyone exploring in Sii Soco Soo Soco land.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

galia;773630 wrote:
There is no oil in Punk-land, its just a dusty barren land, with a small port

You should show more respect now that Puntland will have a sizeable majority in the parliament to rule your butt for ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this