Sign in to follow this  
Coofle

Prof. Samatar Maxaan Muqdisho ku soo arkay!!!

Recommended Posts

Maaddeey   

Abwaan;773293 wrote:
Loo...Maaddeey, Adiga magacaaba kaa Khaldan, iskaba daa inaad Afka lagu hadlayo fahantid! Abu Cumar Maaxaa ula bixi weysey sidii saaxiibbadaa Al-habaab!......

Waa yaab!, magacaaba iga qaldan haye, carabtu waxay tiraa: 'Maa Ashbaha allaylah bil baarixah'. Early 90'skiina Adeerkaa ayaa ciidamdiisa ku fasaxay, haddana magacay caanka ku ahaayeen aad leedahay waa qaldanyahay!. Cunsuri waaxid!.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;772935 wrote:
Waa billaabatay...Af-soomaaligii fahankiisiina makugu yaraaday, Soomaalinnimadaadii inay kugu yaraatay waaban ogaaye?

Nin Caalim ah oo jamacada aduunka wax ka dhigay oo xisbi sameyey ku dhisan Somalinimo inu bad badiyo Somalida ayaad aflagadeneysa oo aad ku sheegeysa wux usan istaahilin sabab becaue waxad ku eedeneysa muxu hubka nooga dhigi wayey markanu eber iskaga dhiganey. Waxas anigu caqli uma aqaan adeer Axmed ismacil samatar ka somalinimo badan adiga iyo kuwa sidada u dhaqma.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;773386 wrote:

Xunjuf, caalinnimadiisa anigu su'aal ma gelin, balse Soomaaliya oo la ogyahay in halaag ka socdey 20 sano ka badan in hadda inta la aado qiiro la muujiyo ayaan is weydiiyey...Inta Soomaali Caalin ah xitaa walaalkiis Cabdi marka lagu daro waxaan filayaa waa qofkii ugu dambeeyey ee aan intaas tegin Soomaaliya weligiisna meelahaan ayuu Soomaaliya ka hadli jirey. waa ok in Xisbi la furtaa, laakiin in dadka sanka laga geliyaa oo la dhaho kayga maahan inta kale waa khalad waxaadna tihiin moo ryaan aruurtay wax wanaagsan ma ahan. Samatar waa nin Soomaali ah xaq buuna u leeyahay inuu Soomaaliya ka hadlo uu tagana, Soomaaliduna sidaasoo kale ayey xaq u leedahay inay is weydiiso hawsha uu wado anigu ma arko wax kale oo looga suuroodo oo meesha yaal!

Waxaan kale oo aan la yaabay inuu Soomaalinnimadaya cabbiraa nin adigoo kale ah oo iskagaba tegey Soomaalinnimadii... bal xaggee ku qaadaysa haddii aad Soomaali ka tegtid? Ayaantaan waan arkaa oo xoogaa saacaddu waa kacsan tahay illeeen Gobollada Waqooyi ayaa Soomaaliya qaarkood ku soo laabteene marka waa iska caadi oo waa la doogiye yaan la dacaroon!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;773303 wrote:
Waa yaab!, magacaaba iga qaldan haye, carabtu waxay tiraa:
'Maa Ashbaha allaylah bil baarixah'
. Early 90'skiina Adeerkaa ayaa ciidamdiisa ku fasaxay, haddana magacay caanka ku ahaayeen aad leedahay waa qaldanyahay!. Cunsuri waaxid!.

lol...Maaddeey, xanaaqa tartiib...adeerkaygaas wax weeraray oo aad idigu taqaannid weli ma baran anigu, tan kale dadkan aad u hadlayso xaggee joogaan? Adigu ma rooxaan korka ka saaran baad tahay waa yaabe?! lol

Cambuulo iyo bun;773309 wrote:
^^ widaay abwaan is just talking about the al shabaab dhaqan abu hebel no reason to add qabyaalad

Wuu isyeelyeelayaa oo waa ogyahay sheekada ayaa jiiro ka gashay!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cambuulo & bun, ninku wuxuu yiri: "Adiga magacaaba ka qaldan", waadna ogtahay in magacaygu Abu Abu uusan ahayn ee Maadeey yahay!, sax?.

Abwaan, bes waaye duqa, saad rabto u hadal.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;773460 wrote:
Xunjuf, caalinnimadiisa anigu su'aal ma gelin, balse Soomaaliya oo la ogyahay in halaag ka socdey 20 sano ka badan in hadda inta la aado qiiro la muujiyo ayaan is weydiiyey...Inta Soomaali Caalin ah xitaa walaalkiis Cabdi marka lagu daro waxaan filayaa waa qofkii ugu dambeeyey ee aan intaas tegin Soomaaliya weligiisna meelahaan ayuu Soomaaliya ka hadli jirey. waa ok in Xisbi la furtaa, laakiin in dadka sanka laga geliyaa oo la dhaho kayga maahan inta kale waa khalad waxaadna tihiin moo ryaan aruurtay wax wanaagsan ma ahan. Samatar waa nin Soomaali ah xaq buuna u leeyahay inuu Soomaaliya ka hadlo uu tagana, Soomaaliduna sidaasoo kale ayey xaq u leedahay inay is weydiiso hawsha uu wado anigu ma arko wax kale oo looga suuroodo oo meesha yaal!

Waxaan kale oo aan la yaabay inuu Soomaalinnimadaya cabbiraa nin adigoo kale ah oo iskagaba tegey Soomaalinnimadii... bal xaggee ku qaadaysa haddii aad Soomaali ka tegtid? Ayaantaan waan arkaa oo xoogaa saacaddu waa kacsan tahay illeeen Gobollada Waqooyi ayaa Soomaaliya qaarkood ku soo laabteene marka waa iska caadi oo waa la doogiye yaan la dacaroon!

Somalida Mutacalimintooda mar walba u dooda Qadiyada Somali so Axmed Ismaciil Samatar xiligi Xabashida dalka so weeraran ila xiligan wu wada marka sababta aad u fogeyneso ma garanayo Axmed wuxu keeney xal wuxu furay xisbi wuxu so dedjiye brogram Somali isku fahmaan adna waxaad leedahay mahe inu ficil sameyo maha inu Xamar tago , Hadu doonayo inu wax qabto soomaha inu arlada is keenu hadu xamar ka so degey so step ma qaadin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;773485 wrote:
adna waxaad leedahay mahe inu ficil sameyo maha inu Xamar tago ,

Maaddeey baa ila yaabayey markaan ku lahaa Af-Soomaaligii xitaa waa kaa lumayaa haddana sidaan baad waxaanan oran iiga sheegeysaa!

Just in case you missed it waa tanaa mar kale:

QUOTE=Abwaan;773460]Samatar waa nin Soomaali ah xaq buuna u leeyahay inuu Soomaaliya ka hadlo uu tagana

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this