Sign in to follow this  
Dr_Osman

Top Secret: Farole President Of Somalia 2012

Recommended Posts

Dr_Osman   

M.Faroole 2-Shariif oo Hashiis Awood qaybsi wada Gaadhay Sir Culus

 

24th December 2011 · 0 Comments

 

Waxaa manta gelinkii dambe lagu soo gaba gabeeyey Magaalada Garoowe Shirkii uga socday Labada Shariif iyo Faroole, waxa ayna ku heshiiyeen qodobo muhiim u ah Awood qeybisgooda Dowladda Cusub ee Soomaaliya.

 

Heshiiska waxaa gundhig looga dhigay laba qodob oo kala ah in Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 225 Xubnood iyo Qodobka labaad oo ah in lagu soo Xulo Nidaamka 4.5 oo Beelaha Soomaaliyeed loo qeybiyey.

 

Haddaba, heshiiska la soo bandhigay waxaa ku hoos qarsoon heshiis si gaar ah ay u gaareen Madaxda Federaalka ee Labada Shariif iyo Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole, waxa ayna sheegayaan warar aad ugu dhow Masuuliyiintaas in ay si gaar ah isugu afgarteen Awood qeybsiga Dowladda cusub ee la filayo in sanadka soo socda bedesho mida hadda waqtigeeda dhamaanayo.

 

Madaxweyne C/raxaman Faroole waxaa loo daayey in uu ka noqdo Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif loo magacaabo Raysalwasaaraha Soomaaliya, Shariif Xasan Guddoonka Baaramaanka Cusub loo dhiibo oo uu Guddoomiye Baarlamaan ka noqdo Dowadda Soomaaliya mar kale.

 

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Labada Shariif soo xulaan Xubnaha ****** iyo Digil iyo Mirifle oo ay ka soo jeedaan C/raxmaan Faroole waxaa loo xilsaaray in Beesha ******* martiqaado oo uu soo xulo Xubnaha beesha uu ka soo jeedo maadaama uu yahay ninka loo daayey in uu Madaxweynaha Soomaaliya noqdo.

 

Sadexda Masuul ee Puntland Faroole iyo Federaalka abada Shariif ayaa si adag ugu balamay oo isku dhaarsadeen in ay ka miro dhaliyaan hamigooda Siyaasadeed oo dhaqaale badan ku bixiyaan sidii odayaasha Beelaha dad lagu kalsoon yahay oo iyaga taabacsan u soo xulaan, waxa ayna ku balameen Labada Shariif iyo Farool in sida ugu dhaqsaha badan loogu howlgalo soo gudbinta magacyada Xildhibaanada Cusub ee Soomaaliya.

 

Galgalanews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Welcome Mohamed Faroole, the new Foriegn Minister of Somalia then.

 

I retract my earlier optimism about Somalia coming back if this has any truth in it. Yes to Abdiweli, no to senile old man who will appoint half of the cabinet from his kids.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

It boggles the mind how these sites come up with such trash news.May be some people pay them money to create confusions i guess.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

this is not secret, this was the plan, starting campla accord. still same plan and same thieves.they do not agree anything, only acting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is nothing but garbage - that's not to say Shariif Ahmed cannot stay in Somali politics for the long run or Faroole can't become Somali president.

 

This is a nonsense rumor but even if it happened it won't send shock-waves or be the strangest thing to have happened in Somali history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this