Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sharif Hassan is Out ???

Recommended Posts

Muqdisho : (Sh. M. Network) Xildhibaano badan oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqisho ayaa waxa ay xilkii guddoomiyenimo ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

280-Xildhibaan oo iminka ku sugan Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyagoo si Kumeel gaar ah ay u doorteen in uu fadhiyada barlamanka u wado Xildhibaan Madoobe Noonow Max’ed.

 

Xildhibaanada ayaa la tilmaamay in Madoobe Nuunoow Max’ed ay u gudbiyeen mooshino maalmihii u dambeeyay ay ka gudbinayeen guddoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kaasi oo ay tilmaameen in uu diiday in uu furo kala fadhi ay yeeshaan Mudanayaasha barlamanka Soomaaliya.

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa kulamo ay ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG waxa ay ku eedeeyeen guddoonkii sare ee barlamanka in uu wado ku tumasho Axdiga KMG ah iyo sharciyada u agsan barlamanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I think his days are numbered. What sets him apart from other the crooks, is the level of greed and the little care he has even for his own clan members let alone everyone else.

 

No doubt he will try and come back for Presidential election 2012.

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

let them kick this old bizness man out of the parliament. he thinks the parliament is his house.

next to follow will be the handsome black beuty boy who spends time infront of the mirror to see how red the lipsticks are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Shariif oo ka Hadlay Muranka Cusub ee Baarlamaanka

 

 

Madaxweynaha Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka cusub ee soo foodsaaray baarlamaanka KMG ee Somalia.

 

War-saxaafadeed goor dhaweyd ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu madaxweyne Shariif uu ka wel-welsan yahay go’aanka sida kedis ah u dhacay ee xubno ka tirsan baarlamaanku ay xilkii uga qaadeen guddoomiye Shariif Xasan.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaabadan oo aan ahayn mid cusub ay ku soo beegantay xilli xasaasi ah isagoo sheegay in tani tahay talaabo aan la fileynin oo dareenkeeda leh.

 

War-saxaafadeedka madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu wado baaritaan iyo ka baaraandagid ku aadan daruufaha keenay in qaar ka tirsan xildhibaanno ay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka.

 

Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in Somalia ay imika ku jirto duruufo gaar ah sida la dagaallanka Al-Shabaab, Fulinta Qorshe-Howleedka (Roadmap) iyo Gaarsiinta gargaarka bino’aadnimo, isagoo ugu baaqay mudanayaasha Baarlamaanka iney joojiyaan sii wadidda khilaafaadka, gartaanna masuuliyadda ka saaran habsami u socodka howlahaBaarlamaanka iyo ilaalinta sharciga.

 

Madaxweyne Shariif wuxuu war-saxaafadeedka ku sheegay in tallaabo kasta oo la qaadayo la waaafajiyo axdiga KMG ee Somalia.

 

Hadalkan Madaxweyne Shariif ayaa imanaya iyadoo guddoomiye kuxigeenka baarlamaanku uu maanta madaxweynaha ugu baaqay inuu caddeeyo fikirkiisa ku aadan khilaafka baarlamaanka haddii kale loo qaadan doono inuu ka danbeeyo qalalaasaha ka dhex taagan baarlamaanka.

 

http://www.voanews.com/somali/news/Shariif-oo-ka-Hadlay-Khilaafka-Baarlamaanka-135597953.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Who knew President Sheick Shariif would become such a skilled politician. :D

 

Unlike his predecessors he is not fighting other politicians plein publique, but rather keeping his dignity, not demoralizing the Somali folks, respecting the separation of powers and ofcourse not shaming himself nor his father in law(atleast in public).

 

Go Shariif!:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

I think its time to push this speaker out and move ahead without him.He is more concerned with his pocket book and has little regard for the country and its people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this