Sign in to follow this  
Saalax

TFG donates to Puntland

Recommended Posts

Saalax   

Boosaaso [RBC Radio]Dawladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta deeq ka koobanbaabuur dayactir ku sameynaya Wadooyinka deegaanada Puntland ku wareejisay Dawladda Puntland mas’uuliyiin ka socday.

 

 

dm-QTTC.jpg

 

 

 

Deeqdan ayaa Dawladda Puntland waxaa soo gaarsiiyey Puntland Wefdi ka socday DKMG ah ee Soomaaliya oo shalay soo gaaray gudaha magaalada Boosaaso, waxaama deeqdu ay ka kooban tahay Cagaf-cagafyo iyo kuwa kale.

Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Siciid Maxamed Qoorsheel oo wefdiga hoggaaminayey oo Saxaafadda kula hadlay gudaha degkadda Bosaso ayaa sheegay in Deeqdan ay ka timid DKMG ah taas oo loogu talagalay in ay kaga qeyb-qaadato horumarka Puntland.

 

Guddoomiyaha Hay’adda Wadooyinka ee Puntland Injineer Xasan Cismaan Cali ayaa isna sheegay in qalabkan ay soo gaarsiisay DKMG ah uu yahay mid waxtar weyn u leh dhismaha Wadooyinka Puntland gaar ahaana Garoowe iyo Gaalkacyo oo aad u burbursan.

Sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa uga mahadcelisyey Wefdigii DKMG ah ka socday ee deeqda gaadiidka ah soo gaarsiiyey Puntland,wuxuuna xusay in xirriir soo jireen ah uu ka dhaxeeyo laba dhinac.

 

Wasiirka amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan oo isna la hadlay Warbaahinta ayaa xusay in ay ka gudoomeen DKMG ah deeqda ayna uga mahadcelinayaan sida wanaagsan ee ay uga qeyb-qaadaneyso arrimaha bulshada.

Dhanka kale Wefdigii ka socday Dawladda KMG ah ee Soomaaliya uuna hoggaaminayey Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel ayaa Kormeer ku tagay meeshii uu ku yaalay Suuqii basbeelay ee Boosaaso,waxaana Indho-Indheyn kusoo sameeyeen qeybaha kala duwan ee u Suuqu ka koobnaan Jiray.

 

 

Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel oo bartamaha Suuqa kula hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in ay ka Tacsiyeynayaan dhibaatada ku timid ganacsatadii hantidooda ku waayey Suuqa isagoona xusay in dalalka deeqaha bixiya ay u bandhigayaan si wax loogu qabto dadkii dhibaatadu kasoo gaartay.

Gabagabadii ayaa Wasiiru Dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Dawladda KMG ah Siciid Maxamed Qoorsheel waxa uu hoosta ka xariiqay in Madaxda Dawladda KMG ah u gudbin doonaan khasaaraha baaxada leh ee Suuqa iyo Ganacsatadii ku ganacsan jirtay soo gaartay.

 

Si kastaba deeqdan ka timid DKMG ah ee Soomaaliya ayaa soo gaaray deegaanada Puntland Shalay,kuwaas oo kasoo kici timay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaana intii ay ku sugnaayeen kulamo la qaateen madaxda Dawladda Puntland.

Cismaan Turaabi

RBC Radio

Boosaaso

 

 

http://www.raxanreeb.com/?p=121935

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Freedom;763921 wrote:
And what are they going to use this stuff for lol

Why you ask?You wanted this for your enclave?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

Not hating put Pirateland been talking about fixing there roads for awhile and things have come up Zero. I have no issue you lots finally have a normal road loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

It's ok, the jealousy is understandable but not the hate. You want Puntland to be like the south and can't stand the fact that we are prospering.

 

When we are sharing the pie with the TFG i.e Somali Navy to be based in Puntland, 1/3 of TFG revenue to Puntland and 1/3 of the scholarships to Turkey.

 

Better army than yours

 

the best-equipped indigenous military force anywhere in Somalia
".

 

- the New York Times

 

 

Oil and mineral explorations

 

More high profile visits to Garowe and Bosaso, man, I do not blame you at all.

 

Example

 

markkirkfaroole.jpg

 

This is just part of the game right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this