Sign in to follow this  
Duufaan

ALLSSC and SIILAANYO

Recommended Posts

Duufaan   

Some Somalilanders like to post AllSSC articles here. I do not understand why they missed this one. this is more funnier the faroole one

 

Warar Hoose Oo Yaabadan Oo Laga Soo Xigtay Qoyska Hogaamiyaha Jamhada SNM Ee Siilaanyo (Xog Dhab ah).

Hargaysa(Allssc): Arrimaha la yaabka leh ee qoyska Ahmed Siilaanyo laga soo xigtay waxaa ugu yaab badan isagoo aan cuntada laga Karin inuu ka joogsado ilaa uu hunqaaco ama laga qabto.

 

Hogaamiyaha Jabhada SNM Siilaanyo oo aan Cuntada lagama karo ilaa uu ka hunqaaco ama laga hoos qaado,hadii uu khadeeyo,wuxuu daqiiqado kadib leeyahay maxaa ku dhacay Qadadii ii keena,hadii loo sheego inuu Qadeeyayna wuxuu leeyahay,”waa maxay waxaas Bilaa Caleeykum,ii keena Cunto” ayey ku xog warantay Gabadh ka tirsan qoyska Siilaanyo.

Inkastoo dhaqtarkiisa uu Siilaanyo kula taliyay inuu nasiino badan sameeyo hadana waxyaabaha lagula yaabay waxaa ka mida isagoo aan kala aqoon Caruurtiisa iyo Horgalayaasha la shaqeeysa. Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Mohamed Bajaaj ayuu aqoon waayay Siilaanyo wuxuuna yiri “ War odaygaan madaxa xiiran ma Ina Xaaji Afqaloocbaa” markaas ayaa lagu yiri maya waa Wasiirka Arrimaha Dibadda!!

Siilaanyo oo yaaban baa yiri “ War meeshaan Barafka badan naga kaxeeya waa kaa durba Wasiirkeeygii ku gaboobay oo garan waayee”.

Siilaanyo oo Wasiir ka noqday Xukumadii Kacaanka ee 21-ka sano, hadana wuxuu markii dambe noqday Gudoomiyaha Jabhadii ***** ee SNM. Caafimaadka liita ee Jabhad Siilaanyo ayaa lala xiriirshay da’diisa gaboowga ah .

Siilaanyo inuu yahay qof xanuunsanaya waxay reer Hargaysa ******** markii uu shir Jaraa’id ku qabtay aqalkii Moorgan habeen saq bara,kadibna uu nuxurka hadalkiisa ka dhigay AKHAS iyo Uf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this