Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Gantaal aad u weyn oo goordhaw ku dhacay Degmada Afgooye iyo Jahwareer xiligan Degmadaasi kajira

Recommended Posts

War goor dhaw kusoo dhacay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Allbanaadir.com ayaa kuwarama in goordhaw Gantaal culus uu ku dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Gantaalkan oo ahaa mid culus ayaa ku dhacay xero ay leedahay Jimciyada Thadaamun Islaami ay kujireen caruur agoon ah kuna dhaw Saldhig ee Shabaab ku leeyihiin Degmada Afgooye.

 

Dad goob joogayaal ah oo kusugan Degmada Afgooye ayaa ku waramay in gantaalkan uu goordhaw kusoo dhacay Degmadaasi uuna ahaa mid dhawaqiisa meelo badan laga maqlay.

 

Lama oaga Qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Gantaalkaasi goordhaw kusoo dhacay Degmada Afgooye balse dadku waxa ay ku warameen in uu qasaarooyin ka dhasheen.

 

 

Goobta uu gantaalka kusoo dhacay ayaa waxaa soo buux dhaafiyay ciidamo badan oo katirsan Al-Shabaab kuwaa oo durba xayiray isku socodka dadka iyo gaadiidka.

 

lama oga halka uu gantaalkan culus ee ku dhacay afgooye uu kayimid ,waxa ayna dadku ku warameen in aysan arag wax diyaardao ah oo marayay hawada afgooye ayna la yaaban yihiin halka uu gantaalu kasoo dhacay.

 

Waxaana caawa Xaalad qal qal jahwareer iyo cabsi ay kajirtaa Degmadaasi iyaga oo dadku ay wadnaga farta kuwada hayaan ayna ka cabsanayaan gantaalo kale oo kusoo dhaca Degmadaasi.

 

xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Probably pro Shabaab as it is spreading shabaab propoganda. it is true, Afgooye has been attacked but this piece is nothing but a pure fabricated one. The missile has hit a shabaab military camp in Afgoye where Godane, Aweys and co were meeting. This is a good news, the best case scenario those dogs are both dead by now. Worst case scenario, they will be scared to death and will never show up in public places any more lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

It was confirmed that it was indeed a debris from a dismantled Russian space Craft which had its life span just expired 3 weeks ago, Somalia is the dump field for outer space debris as these debris aren't allowed to come down to US or Russian soil as the radiation they carry has reached the critical point.

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

Xaaji Xunjuf;758314 wrote:
Aways is unharmed some websites were reporting he was injured but that's not true

in the pro shabab website, they have denied the news saying they were shooting stars. xidig shaytaan. lol.

some websites claim cali dere was also in the training camp.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geerida Xasan Dahir iyo Axmed Godane ayaa lagu muransan yahay, duqeymihi xalay ayaa ahaa 3 meel oo kala ah Afgooye, laanta buuro iyo meel Marka u dhow...

 

Alshabaab websites and Radio Alfurqaan ayaa sheegaya ineysan jirin wax duqeyn ah, taasoo ku tusineysa in dhibaato weyn ka soo gaartay duqeymihi xalay ayadoo dadka deegaanka ay kuu xaqiijinayaan iney maqleen qaraxa madaafiicda sida mid ka mid ah uu wareysi siiyay laanta VOA Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che -Guevara;758297 wrote:
^Tons and Tons of nuclear, chemical and hospital waste are buried off the shores and some in land.

 

I see Zack has become Kikuyu propagandist.

so now whoever attacks shabaab is a Kenyan sympathizer? What is this, are u back to the khawaarij supporter you have been? Are u going to tell us how cool the killing of fellow Muslims is? Go ahead.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this