Sign in to follow this  
The Zack

Faroole on the Kenyan Incursion

Recommended Posts

The Zack   

London:Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyey Tilaabadii ay Kenya kusoo gashay gudaha dalka Soomaaliya.

21. oktober 2011

 

London (Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo kusugan magaalada London ee caasimada dalka England ayaa markii ugu horaysay si guud usoo dhaweeyey tilaabadii ay Kenya dhowrcisho ka hor markii ugu horaysay gudaha ciidankeeda usoo gelisay taasoo ay Kenya sheegtay in baahi amaanka dalkeeda ah dartiis ay u samaysay.

 

 

Madaxweyne Cabdiraxmaan Wuxuu sheegey in tilaabadaasi ay ahayd mid la filayey mudooyinkii u danbeeyey maadaama buuyiri kooxda Alshabaab ay gudaha u gashay dalka Kenya islamarkaasna ay samaysay dhibaatooyin dhanka Amaanka ah kuwaasoo isugujira qafaalis iyo layn dalxiisayaal Ajaanib ah iyo shaqaale ka shaqaynayey hay’adaha samafalka ee ka howlgala deegaanada ku dhow xuduudyada Soomaliya iyo Kenya.

 

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegey in uu aaminsanyahay in taas ay Kenya ku saxnayd taasoo uu ku macneeyey in Kenya lagu xadgudbay, dhanka kalena mar la waydiiyey in Kenya ay dalka Soomaaliya qabsanayso wuxuu taas ku macneeyey mid aan sina macquul u ahayn.

 

 

 

Xafiiska Wararka Allpuntland, Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che -Guevara;753095 wrote:
I guess you are Faroole fan now?

 

Lool heck no! Normally one would question their stance if it matches with Faroole's but this one is called "when Faroole is right" episode. And the purpose of this thread to help people switch sides and support the Shabaab weakening operation. just watch Jacphar will come here and say "maybe Kenya has a point" LOL. Adigu shabaab markii horaba aheyd laba beri umbaad u yara xanaaaqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this