Sign in to follow this  
Saalax

Gen. Ilkajiir oo ku Baaqay in Hub ka Dhigis lagu Sameeyo Beelaha Puntland

Recommended Posts

Saalax   

Qardho (RBC) Wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose Puntland Gen C/laahi Axmed Jaamac [ilkajiir] ayaa ku baaqay in hub ka dhigis lagu sameeyo qabiilada Puntland isagoo sheegay in taasi ay yareyn kartoisku dhacyada qabiilada u dhexeeya ee ka dhaca gudaha Puntland.

Wasiirka ayaa hadalkiisan jeediyey isagoo markii ugu horeysay colaado dhowaan ka taagnaa gobolka Karkaar, wuxuuna sheegay wasiirku in colaadaha beeluhu ay sababaan dhimashada dad badan taasoo ay ugu wacan tahay hubka faraha badan ee ay haystaan beelaha.

“Anagu waxaan u aragnaa muhim in hub ka dhigis lagu sameeyo beelaha hubka heysta iyo maleeshiyaadka” ayuu yiri wasiirka oo dhanka kale sheegay in dawlada ay wado dadaalo ay ku dhexdhexaadineyso beelaha ay shaqaaqooyinka u dhexeeyaan ee ku wada nool gobolka Karkaar.

Hadalkan maanta ka soo yeeray wasiirka arimaha gudaha Puntland Gen Ilkajiir ayaa ku soo beegmay iyadoo xiiado colaadeed ay weli ka jiraan deegaano ka mid ah gobolka Karkaar iyadoo dadweynaha ay dhaliileen sida maamulku uga gaabiyey nabadeynta beelaha ay colaaduhu u dhexeeyaan.

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

I can't believe after 13 years after the establishment of the Clan enclave in garowe people still freely roam Carrying heavy guns in the big cities and towns ilka jiir is right these people need to be disarmed ASAP.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

^^ Clan enclave? The only clan enclave in Somalia is the triangle you are from. Funny how none of the other cities you claim have been developed under your rule..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;752333 wrote:
I can't believe after 13 years after the establishment of the Clan enclave in garowe people still freely roam Carrying heavy guns in the big cities and towns ilka jiir is right these people need to be disarmed ASAP.

after nearly two decades, do people not still roam with weapons in Somaliland yaa xaji

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar in the big cities of Somaliland people do not carry big guns or Kalashnikovs and M16, except (Ciidanka Qaranka) Somaliland armed forces.

 

Somalia are you saying Puntland is not a clan state lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;752390 wrote:
Naxar in the big cities of Somaliland people do not carry big guns or Kalashnikovs and M16, except (Ciidanka Qaranka) Somaliland armed forces.

 

Somalia are you saying Puntland is not a clan state lol

Depends on you saying SL isn't a clan state? :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this