Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland information Minister: we can capture garowe within half a day

Recommended Posts

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Xaabsade oo Maamulka Puntland ugu hanjabay haday soo tuur-tuuraan Somaliland inay Garoowe galin ku qabsan doonaan

 

Ragga Puntland Ka Hadlay Waxan leeyahay Faanoole Fari Kama Qodna Waxaanu Tegaynaa Yoocada (Wasiir-Xaabsade).

Ceerigabo(Waaheen) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa weftiga Madaxweynaha Somaliland ee Ceerigaabo ku sugan ayaa sida uu kusoo warramay Weriyaha Waaheen gobolka Sanaag Mr-Darwiish isagoo ka hadlay fagaaraha beerta xorriyadda oo madaxweynaha iyo weftigiisu bulshada Ceerigaabo salaasadii (shalayto) kala hadleen waxa Wasiir-Xaabsade hadallo kulul oo canbaarayn iyo hanjabaadba isugu jira halkaas uga jeediyey rag uu sheegay inay Puntland ka hadleen iyagoo diiddan Madaxweynaha Somaliland socdaalkii uu ku tegey jiidaha hore ee gobolka Sool iyo magaalada Laascaanood.

 

Wasiir-Xaabsade isagoo arrintaas ka hadlaya wuxu yidhi “Waad la socoteen in madaxweynaha Somalilansd tegey jiidaha hore ee gobolka Sool iyo Laascaanood halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey madaxweynuhuna bulshada waa la hadlay ugana mahad celiyey soodhowayntii wanaagsanayd”ayuu yidhi isagoo la hadlayay Masuuliyiinta Puntland “Ragga Puntland ka hadlay ee yidhi sidee Axmed (Madaxweynaha Somaliland) u yimid Laascaanood waa iska hanbabareene waxaan leeyahay Faanoole fari kama qodna madaxweynuhuna isagaa halkaas nagu hor fadhiya oo nagu haya’e waxanu gaadhaynaa Yoocada waxaana ninkii wax tuurtuurayow kuugu ballan qaadayaa markaad dhagax yar nagu soo tuurto inaannu adiga ku dhaafno”.

 

Wuxuna Wasiir-Xaabsade intaas kusii daray “Nabaddu nin kastaba waa u dan shalayto Laascaanood markaynu isku qabannay saacad iskumaynu jirin halkaasaana nalaku hor fadhiistaye waa idinka daba iman lahayn dalka Somaliland-na horena weligiis xad buu u lahaa imminkana waa leeyahay xadkiisii”. Ayuu yidhi

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

XX turjumadiisu caadi maaha.. "WITHIN HALF DAY":D:D... Kalshaale ayey Billo ku mari weydey lantuye, boowe ma garoowana? Odayga his time is close to an end.. The project he is speaking on its behalf is about to end from SSC and beseaged city will be free at last..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A khadar its been 20 years and everything seems to get better and better A khadar there was a time i was in burco in the early 90s i could not even think about how we were back than People demoralized about the whole Nation Building and rebuilding the nation but with time it came and with political Maturity it came.I hardly can't believe how we improved as for the Garaad Clan Conference the Somaliland government fully Supports it and they made it clear nabada ka shaqee abti iyo hormarka deegaanada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

This NW Somali information minister was on Puntlands payroll! More shocking is that he supported the attack on your last leader Riyaale.

 

Like it has been said, NW Somalia and Xaabsaade have been humiliated, only a small group of people came out, despite Laascaanood being a major city!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Looooooooool! Garowaan qabsanaynaa within half-day. And all Fiqikhayr can do is post warning after warnings in the other thread.

 

Puntland is all talk if you ask me. All talk, no walk.

 

Maanta ma waxay maraysaa,

 

Attor guuyo sagaaro

Iyo maroodaa is ilaaqay

Diguu oofta ka laacoo

Turaabtuu kula aasay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Abtigiis;751174 wrote:
Looooooooool! Garowaan qabsanaynaa within half-day. And all Fiqikhayr can do is post warning after warnings in the other thread.

 

Puntland is all talk if you ask me. All talk, no walk.

 

 

All talk? Lol, so why did Siilaanyo hide his trip to Lascaanood, not one mention about it. Not even by his somaliaonline liasons's Xaaji and JB. We only heard about it once he was in and out of the city.

 

Obviously he was worried about something or he would have spent at least one night in the city.

 

He arrived secretly and more importantly left very quickly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaabsade can or may take control of Garowe but not while relying upon the might of the Habraha uu umajaajilaynaayo, unfortunately that of his kin are not with him at the moment.

 

Let the old man amuse the triangle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xaabsade is like the afminshaar from Qabri-dahar who composed those lines I wrote above for the visiting HaileSellassie in 1960s, implying Ethiopia is the elephant and Somalia is the male digdig. :D :D All he needed was coins and he got it. Now, no sane Somali believes a clan can beat another clan in warfare. Somaliland cannot beat anyone and even a divided SSC is not sleeping for them. But I would have liked the tolka in Puntland to hit the secessionists hard for once so that the empty pride is punctured for ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this