Sign in to follow this  
dirir

piety based on error is indefensible

Recommended Posts

dirir   

Piety based on error is indefensibleâ€

 

Marka hore

waxaa nasiib darro ah ama aan xaq ahayn iyo shay aan la garawsan karin inaan dulminno ummadda soomaaliyeed ee muslimka ah meel ay joogtaba =dulmiga ugu aynina waa = inaga oo fahanna inay jiraan wax loo yaqaan=Somali Christians= ma aaminsani anigu haday jiraan dad soomali ah oo Christian shegtayna waa fara ku tiris kuwaa oo aan xaqiiqdii lagu tilmaami Karin loona nisbayn Karin kiristaan ee ay yihiin dad diinlaawayaal ah ,shacabka soomaaliyeedna meel ay joogaanba waxaan leeyahay raali ahaada xaalna qaata,,,,,,,,,

 

marka labaadâ€

 

Waxaan la yaabay walaalaha doonaya in kooxahan christianka sheeganayaa uga jawabaan

Su,aalo ku saabsan caqiidada diinta kiristaanka waxaa jira hadal odhanaya “

Qof wax aanu haysan lagama martiyo †horta ma yaqaanaan haydinka jawaabaane

Laakiin anigaa idiinka jawaabaya “jacaly aan idiin qabo awgeed iyo tixgelin ,sidaan marar badan xusayna ha ula hadlina kooxdan sidii dad masiixiyiin ah waayo waxba kama yaqaanaan lamana barinba yaase baraya dadka lumiyey haday yihiin kuwii ilaahay ku sheegay =dadka lumay= sida ku cad dhamaadka suuradda =faataxada= daaliinta=dadka lumay= kuwaa oo ilaahay jahli iyo aqoon darro ku caabuday waa kiristaanka orijinaalka ah not fake Christians = hadaba aan wax yar idiinka sheego tacaaliimta kaniisada

The teachings of the churchâ€gaar ahaan “god in Christianity and his nature

Ereyga=churchâ€macnihiisu waa the body of Christians and may also mean “the sect of which an individual Christian belongs

 

All the main Christian churches teach the following as principal dogmas or articles of faith to be believed in without questionâ€:

1-there is one godâ€

in god there are three divine persons ,the father,the son,the holy ghost or spirit

these three persons are called trinity. They are all equal and they are enternalthey have beginning and no end,they are not three gods but one god

the father is god and the first person of the blessed trinity

2-the son is god and the second person of the trinity,he is jesus Christ who is god who took the human form and was crucified,died and rose again from the died ,hids death and suffering on the cross was intended to be sacrifice for the forgiveness of the sins of men,

this called ,atonement,and he is entitled the saviorâ€

 

3-the holy spirit is the third person of the blessed trinity: after death of jesus descended upon apostles of Christ and the spirit continues to lead the church

 

waa tan caqiidada kiristaanku qofkii doonaya waa dad rumaysan, ilaah baa dhulka u yimi si loo dilo ka dibna uu adoomadiisa ugu dambi dhaafo = ?how could they believe in such fool things? wonderfull†Bal ka warama ilaah aan iskaba celin Karin khalqigiisa,una dambi dhaafi Karin “ilaahay waa ka nasahan yahay waxa ay daalimiintu ku sheegayaanâ€

Inshaalaah waxaan isku deyi doonaa inaan muujino dhamaan caqiidada masiixiyada

Sida =bible ka maxaad ka taqaan ma yahay hadalkii ilaah? Ilaah iyo masiix ma isku mid baa mise?dhalashadii masiix nebi ciise?yaa loo soo diray masiix =nebi ciise(qoomkee) ma dad gaar ah mise caalamka oo dhan? Masiixiyadda hadda taala ma tii nebi ciise lagu soo dejiyeybaa mise waa mid kale? Waa maxay faraqa u dhexeeya bible iyo gospel(injiil)

 

Iyo mawduucyo kale oo xambaarsanaan doona cinwaanka =let the bible speak=

 

 

Marka sadexaadâ€

waxaan u sheegayaa walaalaha soomaaliyeed ee isku deyeya inay la niqaashaan kooxdan lunsan wakhti haysaga luminina, waxba idiin kordhin maayaan

Su,aalna idiinka jawaabi mayaan waayo maba yaqaanaan ,xaqiiqdii hadaad la sheekaysato dadka orijinaal kiristaanka ah waa dad wax fahmaya boontiyada aad ka heshana kuu qiraya aqoon intay yaqaanaan kugula hadlaya aflagaado lahayn soomaalida kiristaan iska yeelka ahna waxaan leeyahay ama aan u sheegayaa hadal qofkii caqli leh ku filan oo masiix nebi ciise laga weriyey kuna qoran kitaabka matthew-masiix (nebi ciise )oo uga digaya dadka inay heerkiisa aadaminimo ka saraysiiyaan oo ay ilaahnimo gaadhsiiyaan maalinta qiyaamana uu ku inkiri doono wuxuuna yidhi sidatan

Not every one who says to me “lordâ€lord shall enter the kingdom of heaven,but he who does the will of my father,who is in heaven,on that day many will say me lordâ€lord did we not prophecy in your name and cast out demons in your name and did many wonderful works in your name?â€and then will I declare to them never knew you depart from me :you evildoers, every one then who hears these words of mine and does them will be like a wise man who built his house upon the rock and the rain fell and the floods came and the winds blew and the beat upon the house ,but it did not fall, because it had been founded on the rock,, and every one who hears these words of mine and does not do them will be like foolish man who built his house upon the sand and the rain fell and the floods came and the winds blew and beat against that house and it fall :and great was the fall of it: matthew 7:21-27=allaahu akbar=bal isu fiiriya hadalkan iyo aayadda suurada

Al baqara aayadda 264 ee ilaahay swt yidhiâ€like those who spend their substance to be seen of men,but believe neither in allah nor in the last dayâ€they are in the parable like a hard barren rock,on which in a little soil :on it falls heavy rain, which leaves it (just)a bare stone .they will able to do nothing with aught they have earned and allah guideth not those who reject faith:al-baqara-264= allahu akbar =sidoo kale aayadda ku jirta suuradda

al-maa,ida marka maalinta qiyaame ilaah waydiinayo nebi ciise su,aasha ah:ma adigaa dadka ku yidhi aniga iyo hooyaday ilaahyo naga yeesha ?nebi ciise wuxuu ku jawaabayaa =ilaahoow adigaa hufan oo nasahan =xaq uma lihi inaan hadalkaa idhaahdo mana odhan waxaan u sheegay keliya waxaad I fartay inaan u sheego (ilaahay caabuda)

waxaan leeyahay ilaahay ka baqa u noqda toobad keena wuu idin aqbalayaa inshaalaah

waad aragtaan in masiix idinak bari noqon doono hadaad sidaa ku dhimataan

qof walba oo idinka mid ah naftiisa meel cidla ah hala fadhiisto ,ha fikiro,ha fiiriyo,maskaxda haka shaqaysiiyo ha qaato go,aan taariikhi ah oo mustaqbalkiisa adduun iyo aakhiro ku xidhan yahay

 

a.m.dirir

Share this post


Link to post
Share on other sites

salam brother;

 

from what i can understand (only read english) ur just doing a general introduction for farahz and xalimos who did not do religious education or is the main point in the somali section smile.gif

 

either way why is there so much information on Christianity on SOL, i'm i missing the point or is it aimed at educating somalis on it or to convert them?

 

salamz

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

^^^Mizz

 

 

As I can understand from what brother dirrir wrote, he is opposed to any debates with Somali Christians. Brother Dirir is claiming that they aren't real Christians but rather lost people.

 

I obviously believe we should tolerate and respect the believes of others and realise that we can’t take the law into our hands. They should in turn respect us by keeping their religion to them selves.

 

By the way sis adnaan is a man's name (u referred to me as a "sister" in another thread) :mad: :D:D

 

 

Dirir

 

walaal runtii waa wax laga xumaado in uu qof somaliyii diinta ka baxo aa laakiin taa enagu waxba maanta kamaqaban karano, sababtoo ah waxeynaan hoos joogin dawlad sharciga ku xukunta. sidaa awgeed waa ineynu lahadalno oo eynu u caqli celino laakiin hadana waxa khalada in forumkan oo kale lagula hadlo waayo:

 

1) horta ma garaneyno ninkani ciduu yahey, inuuyahey nin qudha ama uu yahey nin ey kaniisadi ka ddambeyso.

 

2)inuu daacad u yahey in ey qof si toosa arrimo gaara ah uu kalahadlo,waayo si toosan suaalaha uguma jaawabayo. waxaana iska cad inuu dadka kale lahadlayo oo iyaga u dan leeyahey.

 

marakaad aduu yaaney ku dhibin isagu wuxuu noqdey ee u ducee uun, anaganu waxaan ku tala jirnaa in adminka lalhadlo, nur ayuun beynu yar suganaa imika.

 

adminka anuu waxaan isleeyaha in loo sheego in loo baahanyahey in uu warsame joojiyo qoraaladan uu doonayo in uu dadka uu ka khalkhaliyo, siiba kuwa da'da yar iyo kuwaan diinta aqoon.

 

P.S

NUR or anyone else b4 you reply read 1st post on the " are the somalis 100% muslim" thread.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

salam,

 

lol

Sorry brother adanna, :D Asian people use ur name for both females and males i think. dere waz a boy i knew called adana sorry anyhow. smile.gif

 

i do agree i don't think debating with warsema will help, he is advertising religion and not been direct, if he honestly wanted a debate he should find a Muslim scholar and do it face to face. people here are not qualified to debate with him (i don't no if nur has done specialized studies for this area) in any case, what is he trying prove, we already said he can have his believes and we'll not attach him for it.

 

in any case, we should not argue about religion.

 

p.s. someone said that all Christians and Jews and Muslims have same god, this is not true, hence why we negate other gods in da shahada (there is no god worth worship but Allah) which shows that people have different gods but only one is worth worship.

 

its nice to make non Muslims feel wlc but not at the expense of Islam, saying the truth is hard but the best policy, dey can keep their deen and we keep ours, it aint similar, it aint based on the same concept, nor is it permitted for us to say so to make others feel wlc.

 

salamz

Share this post


Link to post
Share on other sites
dirir   

salaamad dhamaan walaalaha golagan ku jira

yes that what i mean mizz-slander and i don,t believe inay jiraan somali christians waayo su,aal loo baahan yahay inaan iswaydiino waxay tahay =qofku haduu diinta islaamka aaminsanaa oo ka noqdo ama gaaloobo uuna sheegtoo inuu christian yahay ma banaan tahay in lagu tilmaamo =ehlu kitaab oo aan xukunkii dadkaa siino jawaabtu waa maya culimadana waydiiya xukunka sharcigana waa cad yahay oo waa dil marka sidaa aynu u fahano baarakalahu fiikum

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this