dirir

Nomads
  • Content Count

    5
  • Joined

  • Last visited

  1. dirir

    cajiib

    salama calaykum mr nuur akhii waa fahmay fariintaada qiimaha badan jazaaklaah khayr ha ii fahmin inaan fududaaday laakiin fikrad aan is tusay aniguna aan ku dhaqmo weeye kugumana diidin inaad doodan wado hana ii arkin nin kaa mashquulinaya laakiin sidaan kuu sheegay waxaan u arkay in wakhti kaaga lumayo dadkan waana arkay runtii qaar walaalaha wadadii ilaahay u soo celiyeen iyo islaamka inkasta oo ay yaryihiin taas oo ah badanaa qofka ilaahay ku kufriya islaamnimo ka dib ciqaabaha waxaa ka mid ah inaan ilaahay waafajin si dhib yar inuu ku soo noqdo sida ay tilmaamayso aayad ku jirta suurada an-naxal laakiin akhii sidaan kuu shheegay waxaan keliya ee aan ku xusuusiyey waa ma la siin karaa xukunka ehlu kitaabka taas culimada waa diideen intaan ogahay si kastaba ha ahaatee hawsha aan kala qaybsano inshaalaah wad debate kaaga waana kugu garab taaganahay anaguna wixii aan u aragno inaan qaban karno waa wadaynaa ninkan warsame mudo hada waa u jawaabayey maqaaladiisa somali net runtiina nin christianka cilmi u leh maaha oo waad aragtay sida uu idiin wareejiyo marka akhii ilaahay hakugu ayidoo juhuudkaaga adiga iyo walaalaha kale waana idin garab taaganahay jazaakumulaah khayr akhuuk dirir
  2. salaamad dhamaan walaalaha golagan ku jira yes that what i mean mizz-slander and i don,t believe inay jiraan somali christians waayo su,aal loo baahan yahay inaan iswaydiino waxay tahay =qofku haduu diinta islaamka aaminsanaa oo ka noqdo ama gaaloobo uuna sheegtoo inuu christian yahay ma banaan tahay in lagu tilmaamo =ehlu kitaab oo aan xukunkii dadkaa siino jawaabtu waa maya culimadana waydiiya xukunka sharcigana waa cad yahay oo waa dil marka sidaa aynu u fahano baarakalahu fiikum
  3. awakeâ€â€ †nowâ€â€ it is high time to awake†to “those who seek the truth sincerely,honestly,and open mindedly†say:â€I do admonish you on one point: that ye do stand up before allah(god)(it may be in) pairs or (it may be in) singly and reflect(with in yourselves) (holy quraan-suurada saba:46 masiix (nebi ciise )wuxuu yidhiâ€seek the truth and the truth will set you free†dhamaan akhyaarta maqaalkaygii rumaysigaaga masiix ma dhabaa mise waa dhalanteed?ka jawaabtay waa mahadsan yihiin , runtiina qof kasta wuxuu hadlaa inta aqoonta caqligiisu ama garaadkiisu le,egtahay cayda iyo aflagaadaduna gaar ahaa rususha ilaahay iyo anbiyadiisa waa shay dhaqan walba ku xaaraan ah hadii qofku dhaqan uun tixgelinayo’ waana sifaadka dadka juhalada ah ee aan aqoonta lahayn ,annigu waxaan doonayey inaynu si aqooni ku dhisan tahay u wada hadalno ama isugu jawaabno, qofka aadamaha ahise shay aanu haysan lagama martiyo kumana deeqo, hadiise xaalka qofka waliba aqoonta is bidayaa noqdo=nin anbaday halkuu aaday waa ula ekoonayde =waa cajiib= sidii aan maqaalkaygii hore ku xusayna ma aaminsani inaan sidii dad masiixiyadda aqoon u leh ama masiixiyiin ahba idiin la hadlo waayo idinkuba waad ogtihiin oo masiixiyiin ma tihiin “magaca laydiin yaqaan =(dadka cusub ee la soo geliyo kiristaanka) waad ogtihiin ee bal dib u fikira midda kale dadka idin lumiyey iyo kaardinaalada waawayn wadadii toosnaydna idinka duway baaban aqoon u lahayn masiix (nebi ciise )iyi masiixiyadaba xaalkuna waa sidii aan soo sheegnay =qof waxaanu haysan ama gacanta ugu jirin kuma deeqo ‘ aynuna is waydiinee ma liibaanayaashii looxyada idiin daabacay ee idin baadiyeeyey maxay idiin sheegeen masiixee aaminsan tihiin?, waayo laba masiix baa jira =masiix ibnu maryam oo ah nebi ka mid ah anbiyada ilaahay iyo rasuul kana mid ah shanta ugu fadliga badan ee ulul-cazmiga loo yaqaan ilaahna u soo diray caruurtii Israel ama reer banii israa,iil ,mana aha ilaah ama wiilkii ilaahay ama wax kale waa aadame sideena oo kale ah laakiin inagaga fadilan waxyiga ilaahay sida ilaahba ku xusay meelo badan oo quraanka ah isaga oo la hadlaya nebi maxamed salalaahu calayhi wasalam= sida suurada –an-nisaa=annagaa kuu waxyoonay sidaan ugu waxyoonay nuux (nebi)iyo nabiyadii ka dambeeyey waxaana u waxyoonay nebi ibraahiim,ismaaciil,isxaaq,yacquub,(awlaad)faracii,ciise,ayuub,yuunus,haaruun,sulaymaan,waxaan siinay daa,uudna zabuur,iyo rasuulo aan kaaga qisoonay horay iyo rasuulo aanaan kaaga qisoon,wuuna la hadlay eebe nebi muuse hadal(dhab ah) an-nisaa:163-164) nebi ciise cs qaybka ma oga adduunkana ilaahay lama maaulo iskamana kibriyo inuu ilaahay caabudo sida ilaah ku yidhi quraanka =iskama kibriyo masiix (nebi ciise)inuu ahaado addoon eebe malaa,igta la dhaweeyeyna (iskama kibriso)ruuxii iska kibriya cibaadadiisa oo is wayneeya wuu u soo kulmin xagiisa dhamaan-an-nisaa:172) markuu aakhira zamaanka soo noqdana wuxuu kala jebbin doonaa macatabka(kiristada)wuxuuna dili doonaa khansiirka dhamaan dadka adduunka joogana wuxuu ku khasbi doonaa inay muslimaan oo diinta nebi maxamed qaataan waayo waa diintiisii waana isku mid sida ku cad quraanka kariimka ah nebiguna sii sheegay= =ehlu kitaab (dadka kutubtii hore la siiyey)wuu rumayn nebi ciise geeridiisa ka hor ,maalinta qiyaamana wuxuu ku noqon korkooda markhaati an-nisaa:159) laakiin nasiib daro meel uu ku sugan yahayba waxaan filayaa la idiinma sheegin anaguse xaq baanu u leenahay inaanu ka difaacno cid kasta oo ku xadgudbaysa†masiixa labaad oo ah midka cawaran(dajaal) ee beenaalaha ah rasulaka salalaahu calayhi wasalam iyo anbiyadii ka horaysay oo nebi ciise ku jirana ay qoomamkoodii uag asii digeen inay adeecaan wuxuuna soo baxayaa dhamaadka adduunka fidmo wayna wuu dhigayaa wuxuuna sheeganayaa ilaahnimo waxaana dilaya nebi ciise calayhi salaam waana midka ay sugayaan dadka aan muslimiinta ahayn ee yahuud iyo kiristaanku : akhyaarta la lumiyey:aniga iyo idinkuba waad ogtihiin inaydaan kiristaanka qanaaco idinka timi ku qaadan oo aydaan diintiinii u bedelin ee aad hunguri iyo caqli yari iyo jahli u gasheen aadna ku sii socotaan aadna ilawsan tihiin mustaqbalkiinii aakhiro iyo adduunba waxaan idin xusuusinayaa sida xaalkiinu yahay idinka oo aakhiro ilaahay is hortaagay tarjumaan la,aan nebi ciisana hortiina taagan yahay oo ilaah waydiiyey =ma adigaa ku yidhi dadka aniga iyo hooyaday ilaahyo ka dhigta ?nebi ciisana ku jawaabay eeboow waad hufan tahay maya ma odhan xaqna uma lihi inaan idhaahdo,waxaan idin xusuusinayaa naar 3kun oo sano la shidayey sida nebiga laga soo xigtay oo jiidhka iyo lafaha kala saaraysa awood aad ugu samirtaan ma u leedihiin,sidoo kale waxaan idin xusuusinayaa dhimashada iyo sakaraadkeeda ,qabriga iyo xaalkiisa iyo in qofka waxa anfacayaa uu yahay camalka wanaagsan ee ilaah ka cabsiga ah ,waxaan idin xusuusinayaa inuu qof walba is waydiiyo sababta uu adduunka u joogo maxay tahay,maka tegayaa ,xagee aadayaa, ugu dambayn nebigu salalaahu calayhi wasalam wuxuu yidhi =qofkii ilaahay khayr la damco diintiisuu fahansiiyaaâ€toobaduna wa afuran tahay ilaahna waa ku farxaa soo noqoshada adoomadiisa hadii xaqiiq raadisku dhab idinka yahay waa laydin waafajin ,laakiin ogaada raganimadu waa in qofku kahladkiisa qirto ama qaato ,hadii ay jiraan dad akhyaarta ka mid ah ay dioonayaan in waxyaabo ay aqoon daro ka hayso laga jaahil saaro si diiran baan idinku soo dhawaynaynaa gacmo iyo qalbi furan waxaana idin xusuusinaynaa aayadaha ilaahay yidhi wuxuu yidhi kii rumeeye (xaqa) qoomkaygoow I raaca waxaan idinku hanuuni jidka fiicane†qoomkaygoow noloshan aduunyo ee dhaw(dhalanteedka ah)waa uu raaxo (yar)aakhiraase guri nagaadi ah, ruuxxi camal xun sameeye laguma abaalmariyo wax la id ah mooyee,ruuxii camal fiican sameeya lab iyo dhedigba isaga oo rumaysan(iimaan laga helay)kuwaasi waxay geli janada,waana lagu arzuqi dhexdeeda xisaab la,aanâ€qoomkaygoow maxaa gu wacan inaan idiin ku yeedho nabad gelyo(korid)idinna iigu yeedhaan naar,iiguna yeedhaan inaanka gaaloobo eebe lana wadaajiyo (cibaadada)waxaanan aqoon u lahayn ,aniguna waxaan idiinku yeedhi xaga eebaha adkaada ee dambi dhaafa )ilaa laga gaadho =waad xusuusan doontaan waxaan (hadalka)aan idinku leeyahay suurada ghaafir:38-44) hadiise xaalku noqdo reer hebeloow muuse waa kaa†waa dhib†saaxiibkeen warsame more than 20years buu hadda kiristaanimada waday siduu sheegtay waxaana lagu waday inuu cardinal noqdo laakiin waad aragtaan jawaabtiisa waxayna daliil u tahay sida uu ugu aradan yahay aqoon laakiin waxaa iswaydiin leh jaamicadaha uu ka baxay e uumaqaalkiisii ku xusay maxay ahaayeen ?waxaan filayaa waa mid lagu barto aflagaadada?i don,t know “ marar badana message gaar ah baan gu diray e,mailkiisa waana diiday inuu ii soo jawaabo : seeing they see noâ€and hearing they hear notâ€neither do they understand†matthew:13-13) deaf,dumb and blind ,they will not return (to the right path) al-baqara-1 ilaah waxaan ka rajaynayaa in mr warsame aanu dadkaa oo aanu ku sifaysmin mulish mentality ee uu xaqa u soo noqdo iyo diintiisa runta ah ee islaamka isaga iyo akhyaarta la khalday ee kalaba=aamiiiiiinilaahay tubta toosan hana waafajiyo salaanina dadaka hanuunka raacay korkooda ha ahaato walaalaha doonaya inay dadkan la doodaan ha fiiriyeen waxa warsame kaga jawaabay maqaalkaygan webka somalinetmarkaas bay garan doonaan inay aqoonta ka fogyihiin a.m.dirir=dirir114@hotmail.com
  4. dirir

    cajiib

    waxaan ku bilaabayaa magaca ilaahay walaalaha nuur horseedka ka yahay waa gartay fariintiina laakiin waxaa laga yaabaa inaan is leeyahay fikrad ku kordhi walaalahaa taas oo ah horta ma sax baa inaad warsame iyo kooxdiisa ku sheegno ehlu kitaab? anigu sidaan culimada ka maqlay sharcigana ku yaala qofkan oo kale waxaa loo yaqaan =murtad=ciqaabtiisan waynu wada naqaanaa sababta ciqaabta adag ee dilka ah ilaahay ugu xukumayna waa xaq wax ka dambeeya waa baadil sidaad aragtaan qofka masiixiyada ku dhasha ciqaab malaha laakiin murtadku waa leeyahay waayo qof ilaahay gartay oohadana inkiray weeye =midda labaad qofku markuu waxa laga doodayo aqoon u leeyahay baa lala doodaa waa dhib inaad wakhtigiina ku lumisaan i jiid aan ku jiidee "waxaan ka doorbidayaa ama aan idinkula talinayaa inaad la niqaashtaan dadka ku dhashay kiristaanimada waayo kuwaasi ugu yaraan bible ka bay aqoon u leeyihiin laakin false christian ku walaahay naftooda xitaa aqoon uma laha dhinaca kale warsame wuxxu sheegtaa inuu islaamka aqoon u leeyahay taas waaqica baa beeniniya marka aan idin leeyahay hala doodina wa sidaa walaalayaal anigu runtii waxaa leeyahay saaxiibo badan oo kiristaan asal ah wan ala dooday xitaa wadaadadooda waxaan ka bvaqaya inaad taladayda mar aad daasheen xusuusataan wasalaaam calaykum ilaahay hayna waafajiyo wadad khayrka
  5. Piety based on error is indefensible†Marka hore waxaa nasiib darro ah ama aan xaq ahayn iyo shay aan la garawsan karin inaan dulminno ummadda soomaaliyeed ee muslimka ah meel ay joogtaba =dulmiga ugu aynina waa = inaga oo fahanna inay jiraan wax loo yaqaan=Somali Christians= ma aaminsani anigu haday jiraan dad soomali ah oo Christian shegtayna waa fara ku tiris kuwaa oo aan xaqiiqdii lagu tilmaami Karin loona nisbayn Karin kiristaan ee ay yihiin dad diinlaawayaal ah ,shacabka soomaaliyeedna meel ay joogaanba waxaan leeyahay raali ahaada xaalna qaata,,,,,,,,, marka labaad†Waxaan la yaabay walaalaha doonaya in kooxahan christianka sheeganayaa uga jawabaan Su,aalo ku saabsan caqiidada diinta kiristaanka waxaa jira hadal odhanaya “ Qof wax aanu haysan lagama martiyo †horta ma yaqaanaan haydinka jawaabaane Laakiin anigaa idiinka jawaabaya “jacaly aan idiin qabo awgeed iyo tixgelin ,sidaan marar badan xusayna ha ula hadlina kooxdan sidii dad masiixiyiin ah waayo waxba kama yaqaanaan lamana barinba yaase baraya dadka lumiyey haday yihiin kuwii ilaahay ku sheegay =dadka lumay= sida ku cad dhamaadka suuradda =faataxada= daaliinta=dadka lumay= kuwaa oo ilaahay jahli iyo aqoon darro ku caabuday waa kiristaanka orijinaalka ah not fake Christians = hadaba aan wax yar idiinka sheego tacaaliimta kaniisada The teachings of the churchâ€gaar ahaan “god in Christianity and his nature Ereyga=churchâ€macnihiisu waa the body of Christians and may also mean “the sect of which an individual Christian belongs All the main Christian churches teach the following as principal dogmas or articles of faith to be believed in without questionâ€: 1-there is one god†in god there are three divine persons ,the father,the son,the holy ghost or spirit these three persons are called trinity. They are all equal and they are enternalthey have beginning and no end,they are not three gods but one god the father is god and the first person of the blessed trinity 2-the son is god and the second person of the trinity,he is jesus Christ who is god who took the human form and was crucified,died and rose again from the died ,hids death and suffering on the cross was intended to be sacrifice for the forgiveness of the sins of men, this called ,atonement,and he is entitled the savior†3-the holy spirit is the third person of the blessed trinity: after death of jesus descended upon apostles of Christ and the spirit continues to lead the church waa tan caqiidada kiristaanku qofkii doonaya waa dad rumaysan, ilaah baa dhulka u yimi si loo dilo ka dibna uu adoomadiisa ugu dambi dhaafo = ?how could they believe in such fool things? wonderfull†Bal ka warama ilaah aan iskaba celin Karin khalqigiisa,una dambi dhaafi Karin “ilaahay waa ka nasahan yahay waxa ay daalimiintu ku sheegayaan†Inshaalaah waxaan isku deyi doonaa inaan muujino dhamaan caqiidada masiixiyada Sida =bible ka maxaad ka taqaan ma yahay hadalkii ilaah? Ilaah iyo masiix ma isku mid baa mise?dhalashadii masiix nebi ciise?yaa loo soo diray masiix =nebi ciise(qoomkee) ma dad gaar ah mise caalamka oo dhan? Masiixiyadda hadda taala ma tii nebi ciise lagu soo dejiyeybaa mise waa mid kale? Waa maxay faraqa u dhexeeya bible iyo gospel(injiil) Iyo mawduucyo kale oo xambaarsanaan doona cinwaanka =let the bible speak= Marka sadexaad†waxaan u sheegayaa walaalaha soomaaliyeed ee isku deyeya inay la niqaashaan kooxdan lunsan wakhti haysaga luminina, waxba idiin kordhin maayaan Su,aalna idiinka jawaabi mayaan waayo maba yaqaanaan ,xaqiiqdii hadaad la sheekaysato dadka orijinaal kiristaanka ah waa dad wax fahmaya boontiyada aad ka heshana kuu qiraya aqoon intay yaqaanaan kugula hadlaya aflagaado lahayn soomaalida kiristaan iska yeelka ahna waxaan leeyahay ama aan u sheegayaa hadal qofkii caqli leh ku filan oo masiix nebi ciise laga weriyey kuna qoran kitaabka matthew-masiix (nebi ciise )oo uga digaya dadka inay heerkiisa aadaminimo ka saraysiiyaan oo ay ilaahnimo gaadhsiiyaan maalinta qiyaamana uu ku inkiri doono wuxuuna yidhi sidatan Not every one who says to me “lordâ€lord shall enter the kingdom of heaven,but he who does the will of my father,who is in heaven,on that day many will say me lordâ€lord did we not prophecy in your name and cast out demons in your name and did many wonderful works in your name?â€and then will I declare to them never knew you depart from me :you evildoers, every one then who hears these words of mine and does them will be like a wise man who built his house upon the rock and the rain fell and the floods came and the winds blew and the beat upon the house ,but it did not fall, because it had been founded on the rock,, and every one who hears these words of mine and does not do them will be like foolish man who built his house upon the sand and the rain fell and the floods came and the winds blew and beat against that house and it fall :and great was the fall of it: matthew 7:21-27=allaahu akbar=bal isu fiiriya hadalkan iyo aayadda suurada Al baqara aayadda 264 ee ilaahay swt yidhiâ€like those who spend their substance to be seen of men,but believe neither in allah nor in the last dayâ€they are in the parable like a hard barren rock,on which in a little soil :on it falls heavy rain, which leaves it (just)a bare stone .they will able to do nothing with aught they have earned and allah guideth not those who reject faith:al-baqara-264= allahu akbar =sidoo kale aayadda ku jirta suuradda al-maa,ida marka maalinta qiyaame ilaah waydiinayo nebi ciise su,aasha ah:ma adigaa dadka ku yidhi aniga iyo hooyaday ilaahyo naga yeesha ?nebi ciise wuxuu ku jawaabayaa =ilaahoow adigaa hufan oo nasahan =xaq uma lihi inaan hadalkaa idhaahdo mana odhan waxaan u sheegay keliya waxaad I fartay inaan u sheego (ilaahay caabuda) waxaan leeyahay ilaahay ka baqa u noqda toobad keena wuu idin aqbalayaa inshaalaah waad aragtaan in masiix idinak bari noqon doono hadaad sidaa ku dhimataan qof walba oo idinka mid ah naftiisa meel cidla ah hala fadhiisto ,ha fikiro,ha fiiriyo,maskaxda haka shaqaysiiyo ha qaato go,aan taariikhi ah oo mustaqbalkiisa adduun iyo aakhiro ku xidhan yahay a.m.dirir