Sign in to follow this  
A_Khadar

Xasuuqa shacabka SL - Warning Graphic image

Recommended Posts

A_Khadar   

GabadhToogashoHargysa.jpgHargysa,(Qaran news) Sawirkani waa Ayaan Saleebaan Cali Nuur, oo muwaadinad Somalilander ah kuna nool magaalada Hargysa, gabadhaasi yar ayaa ciidamada booliska ee xukumada Siilaanyo ay shalay si axmaqnimo ah ugu toogteen magaalada Hargysa.

 

Todobaadkii horana waxa ay ciidamada boolisku ay 10 xabadood ku dhufteen oo isla markiiba geeriyooday wiil 30 jir ah oo ku noolaa xaafada New Hargysa wiilkaasi oo la odhan jiray Xariir Cismaan Cawaale marxuumkaasi ayaa lagu aasay xabaalaha naaso hablood ee magaalada Hargysa.

 

Madaxda iyo madaxweynaha hada ee Somaliland ayaa xukumadihii hore ku dhaleecayn jiray in ay xuquuqda shicibka meel kaga dhacayaan,xiligii ay mucaaridka ahaanjireen, hase ahaatee waxa xaqiiq noqotay in xukumadani ay tahay tii ugu xadgudubka badnayd ee soo marta Somaliland.oo shicibka masaakiinta ah ku haysa xasuuq

 

Isla markaasina dhiigii shacbigii soo doortay ay daadinayso, xagii wax qabad laga sugaayay ay xabad la dhacday oo ka dhigtay wax ay dhaawacday iyo wax ay dishay.

 

Dhanka kalena Ciidamada ee booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa 16-kii isla bishani si arxandaro ah u garaacay sawir qaade Cabdinuurow Cabdi Aboorey oo ka tirsan Telefishanka Sateliite-ka ah ee Horn Cable TV oo xaruntiisu tahay Hargeysa, iyada oo markii dambena loo taxaabay, inkasta oo markii uu in mudo ah ku jiray xabsiga suxufigaasi xorioyadiisa loo soo celiyay, hadana waxani ay xukumadu samynysaa waa waxii ay ku dhaliili jirtay xukumadii ka horaysay oo ay waliba ay baro dhaafisay una baahan in sharciga la hor keeno dadka waxani samynaaya ee umada dhibaaya

 

Dilalka noocani ah ee ay xukumadda Silaanyo ku haysa shicibka ayaa waxa aan haba yaraatee ka hadlin hay'adihii xuquuqal iinsaanka ee qaylin jiray iyo saxaafadii afka dheerayd ee umada iyo qaranimada Somaliland u adeegi jirtay oo hada cadaatay uun in ay xisbi u adeegayeen markii jagooyinkii dawlada lagu taxayna ka aamusay xasuuqa umada

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Are you expecting XX to come and comment about this, plus what more avidence are you looking for. The source is one of the most reliable successionist sites if there is any reliable one?

Share this post


Link to post
Share on other sites

This happened last year its unfortunate that it happened this occurred during the riots in eastern hargeysa carafaat When the late Musa abdi elmi AUN.

 

The former chairman of the hargeysa university was competing with the former owner of raad tv for the Chairmanship of the hargeysa university and demonstrations were organized in eastern hargeysa by Musas rival.

 

We should all condemn such actions but the police acted and tried calming down the situation,May Allah protect our people and keep them safe, how ever i would not call it xasuuq don't over-exaggerate things a khadar this was merely an unfortunate incident.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

A_Khadar, you might as well ask XX inuu lug iyo far iska jaro if you expect him to report such events...

 

Ilaah ha'usahlo dadkeena, meel walba oo ey joogaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

I hate the popo they even beat homeless people to death here in the States...I hope they have done internal investigation and settled the matter with the family of the victims...On a side note I was reading this funny piece written on Silanyo's presidency in Somaliland..I think it was the most funny critic piece against the president and his party..haha

 

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=46042

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Kool_Kat;747316 wrote:
A_Khadar, you might as well ask XX inuu lug iyo far iska jaro if you expect him to report such events...

 

;) I got your point.. He said the news is a year old, but he didn't report it because I just reported it...lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Saalax;747327 wrote:
She is not dead like A khadar wishes with terms like "Xasuuqa" but injured. Alla ha u sahlo.

Did you check the source of the article and who said xasuuqa shacabka? If I wish anything, I wish you and XX to report such crimes against innocent people as you do when to they happen else where...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this