Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Dunida waxa ugu liita

Recommended Posts

Lets play a game called dunida waxa ugu liita every one has to mention what he thinks of dunida waxa ugu liita and the next person hadalka qofka ka horeya bu ka si ambo qaadaya

 

I will start dunida waxa ugu liita nin kaligi afura oo waayeey xaajiyad sambuusa iyo shaaha u sameysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ma,anaa gartey, sheekada buu rabeey inuu aniga igu soo qoloociyo.

 

XX...sxb ramaandkaa ramadaankiisa kale Alla haku siiyo mid gaaban oo gaduudan sambuuskana kuu karisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Dunida waa buux dadliitaa

Ha yeeshe dad wax ugu liita

Nin daaloo dantii hallowday

Nin doqonoo aan dedaalin

Nin aan daajin duunyadiisa

Nin...

 

Continue this maanso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahahahaa nimankinan waxad tihin rag itaxaan xaajigaad rabta inad suuqa ka so xidhan waan idin la socda . Ma sheegin inan slaan leeyahay waxan sheegey uun nin naag waayeey wa nin naxariis waayey

Share this post


Link to post
Share on other sites

^We are looking at your choice of words, Nin naag waaye madaan dihin, waxaa kow tiri nin xaajiyad waaye. Only married man or a guy to looking to marry will say that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somali baa bari hore ku maahmaahday ninka dunida ugu liita lol..oo ah ma tashade- nin cidna la tashan oo asaga isla wacan

ma tashiishe - nin waxba tashiilan oo lacagta waste gareea

iyo ma toshe - nin wax qabsan

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

xaaji is probably right, che I don't see what your problem is lol...nin xaas haysan dabcan waa ugu lita dadka, and vice versa..

 

marriage is half of your deen, one has to strive to complete it. Of course there is calaf too..

 

inkasto somali ku maahmaahdo - sadex Ilaah waa karaa, mase suurowdo: Ilaahow guursan maayee wiil i sii; Ilaahow shaqaysan maayee xoolo i sii; iyo Ilaahow ku caabudi maayee jannada i gee

 

basically you gotta come up with the efforts..so anyone who is single is probably lacking in their efforts ama way isla hanwayihiin like mee oo waxay radinayaan mr perfect lol...: but I am not disregarding calaf at all..im just saying dadaal is needed too! so maanta xaaji point baan siiyey, usually im not on his side LOL

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this