Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Dunida waxa ugu liita

Recommended Posts

Aaliyyah   

*Dunida waxaa uliita,kii aan alle ka baqin

 

So true farax brawn. Of all teh answers, your answer was to the point! mashallah..xaqiiq baad sheegtay!..

 

n with all this mahmaah - at least all the somali maahmaahs when they say nin - they are usually referring to a person, and they don't necessarily mean a guy...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waxaan is mooday inaan aniga qoray afsomaaligii intuu kaa maray baan lahaa inaan edit kusameeyo baan doonaye saa waa oba waxa qoray lolz

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ somaligi intu ka maray..whats wrong with oba's somali? it is decent me thinkss!!

 

anyways isku mar ayaad isku si' u fakarteen...waana run dad badan ayaa dantooda garaneen. Somali waxay ku maahmaahda nin naftiisa daryeela tu kale ku dara, marka dantaada ayaa horta la gartaa kadib aya dadka wax la tara mid tiisa la liita yuu wax tari..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Aflagaadada ha laga daayo to those of us who are yet to surrender their freedoms.

 

Mida kale dad waxaa ugu liita nin tareenkii uu raaci lahaa ka tegay, ama baskii, ama tii yarayd ee uu rabay ka neefin weyday, ama waqtigiisa ka faa'iidaysan waayey iyo qaar kaloo badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ismahaan;741961 wrote:
Dad waxaa ugu liita nin aan da'aal badnaan oo misna daalan iyo mid da,daal badan oo aan duunyo haaysan.

Mid ahaan baad ila heshay, Illahay amarkiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Aaliyah you either grew up same house as me or you are my ayeeyo's twin. It is freaky you write exactly what I was thinking

Your second maahmaah should be said with an accent, it is hilarious

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Taleexi;741969 wrote:
Haa, waa ka danbe.

Insha Allah maalin maalmaha ka mid ah waxaa jeceyshahay waad helaysaa hadaa da'daashi. In aadan da'aalin baa ka sii xumaan lahaayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this