Sign in to follow this  
General Duke

Cairo: Abdiqasin like his boy IndaCade complains about corruption.lol what about him?

Recommended Posts

Madaxweynihii Soomaaliya C/qaasim oo codsi u jeediyay Mareykanka

 

Qahira: (Sh. M. Network) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ayaa waxa uu baaqay dowladda Mareykanka inay baaritaano ku sameyso dhaqaalaha lagu eedeynayo in Madaxda dowladda ay lunsadeen.

 

Dr C/qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo isagoo ku sugan magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in dowladda Mareykanka looga baahanyahay inay baaritaano ku sameyso Madaxda dowladda KMG Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay masuq maasuqeen dhaqaalo loogu tala galay Soomaaliya.

 

Madaxwynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in eedeemahaasi aan cadeyn loo heyn hase ahaatee waxa uu xusay in Mareyknaka laga doonayo in baaritaano uu ku sameeyo Madaxda dowladda cidii ay ku cadaadatana inay lunsatay dhaqaalo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed Maxkamad lasoo taago.

 

Marka laga soo tago hadalka Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan ee ku aadan in dowladda Mareykanka ay baaritaano ku sameyso Madaxda dowladda KMG oo Mareykanka uu sheegay inay lunsadeen lacag dhan 75-Milyan oo dollarka Mareykanka ayaa hadana Xildhibaano dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho waxa ay sheegeen in dowladda sadexdii sano ee u dambeysay ay safka hore ka gashay wadamada ugu musuq maasuqa badan Caalamka.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

 

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

The pot calling the kettle black, if INA BOOY would have used all the resources he got from the donors wisely, I am sure he would have made a different in his rule. He is one of the crooks ever emerged in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I think he is jealous that he is not the one stealing the money now. Here is a man who wouldn't be shy to raise his kids on benefits money even during the time he was accused of stealing millions of dollars from Somalia. Af d a b o o l a n waa dahab bay Soomaalidu tiraahdaa ee iska aamus yaa yiraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

What is up with loads of hate for the former president. At least he didn't shake Naag gaal ah gacanteeda while claiming to be a "wadaad" as Shariif Tabcaan did. Remember how he refused to shake hands the UN rep (female) in Carta?

 

As far as stealing the public funds, well he is correct, the current TFG is full of thieves Shariif being the biggest, just because he stole before doesn't mean he should be silent on others' crimes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The Zack;740727 wrote:
What is up with loads of hate for the former president. At least he didn't shake Naag gaal ah gacanteeda while claiming to be a "wadaad" as Shariif Tabcaan did. Remember how he refused to shake hands the UN rep (female) in Carta?

 

.

 

The Zack....I am sorry saaxiib....check on 22:28 -------------->

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this