Sign in to follow this  
General Duke

Mugged one Siilanyo sends puppet [Gacamay] to Haylaan in fear of Attam's militias surrender

Recommended Posts

siilaanyo-300x297.jpg

 

Siilaanyo oo dadaal ugu jira inuu ka hortago heshiis dhexmara puntland iyo Sh. Atam,wasiirna u direy Sanaag, isna wuxuu u safrey Boorame

Posted by Pi on July 27th, 2011

 

Hargeysa(puntlandi) Madaxweynaha Maamulka la baxey Somaliland, Siilaanyo ayaa waxaa soo foodsaarey cadaadis siyaasadeed oo uga imanaya G.Awdal iyo walwal uu ka qabo dhaqdhaqaaqa nabadeed ee puntland ka wado gobolka Sanaag. Siilaanyo wuxuu saaka u direy Sanaag wasiirkiisa Horumarinta Miyiga Maxamud Jamac Gacamey oo isagu ah nin kasoo jeeda deegaanka, ujeedada safarkiisuna waa inuu ka hortago Wada hadalka nabadeed ee Puntland kula jirto Shiikh Atam.

 

Dhinaca kale Siilaanyo oo cadaadis siyaasadeed uga yimid dhinaca Galbeedka ayaa saaka u safrey magaalada Boorame balse markuu marayey magaalada Gabiley ayaa Dad careysan ku mudaharaadeen iyagoo mudaharaadka u adeegsadey kabahooda oo ay ku tuureen, waxaana la socdey oo uu kaxeystey Ciidan Xoogan.

Siilaanyo oo horey si toosa u taageeri jirey amaan xumada iyo hurinta colaada meelo kamid ah Puntland ayaa hada usoo jeestey inuu ka shaqeeyo inuu ka hortago Wadahadalada Nabadeed ee Puntland kula jirto Maleeshiyaadkii Shiekh Atam.

Wasiirkiiska uu saaka Siilaanyo u direy Sanaag oo ah Wasiirkiisa Reer Miyiga Maxamuud Gacamey oo hada ku sugan Ceerigaabo ayaa wadahadalo hoos hoose ka wada Deegaanka isagoo ujeedadiisu tahey inuu khalkhal galiyo wadahadalada nabada puntland.

 

Safarka uu saaka ugu kalahey Siilaanyo magaalada Boorame ayaa iyana ka dambeysey Jahawareer ku yimid siyaasadiisa iyo walwal uu ka qabo Gobolka Awdal, isagoo isla markaasna ka walwalsan horumarka nabadeed ee Puntland ka socda.

 

Kala soco Puntlandi.com wixii soo kordha xogtaan.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ Mugged is your favorite word huh Dukey, to bad the world is getting mugged by Pirate land. lool, No wonder the world does not trust Pirate land leadership lol Hey Dukey what happened to Pirate Land so called Navy i thought that private company was going to help build it for you lool. OO i forgot like everything that comes out of your mouth it never happened lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^My predictions of Somalia? You got to love those who hide behind others and who adore, hero worship and cheer traitors[siilanyo's Tourist] Minister:D and grown men who are too afraid they can not even show their face in public.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ Like you always do you avoid the question and go some where else dont hate on Somaliland hate the game old boy lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yup when your group provides coward Attam's picture and gets a better position in Somali politics than Siilanyo's Tourist minister we shall take you seriously.. Junior players all bark and no bite...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

General Duke;737107 wrote:
^^^Yup when your group provides coward Attam's picture....we shall take you seriously.. Junior players all bark and no bite

Can we take you serious?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

General Duke;737183 wrote:
^^^welcome to SOL, and we shall talk when you become a full Nomad, untill then post and learn.

By seeing some of the new comers using the term "Dukey", I smelt double or triple duplicate users... So don't be surprised if some of them already know you..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its good to see that you went from "Makhir State" to being a puppet of warlord Siilanyo. And the price of selling ones soul was to be named the Minister of Tourism of an unrecognized SNM clan state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dukey how is pirate Faroole and his begging for peace with Atam going?. As for Gacamay Haylaan is his land not pirate faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this