Sign in to follow this  
Liibaan

Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization +Pics

Recommended Posts

Liibaan   

Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization

 

IMG_0116.jpg

 

IMG_0128.jpg

 

img_0112

 

IMG_0137.jpg

 

img_0132

 

IMG_0132.jpg

 

 

Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization

 

wararka horufadhi.com[/b]

 

Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu furayey ururkan cusub ee lamagac baxay(dyo) una taagan darwiish youth organization ee ladagaalanka iyo xakamaynta somali diidka, ayaa maanta ka dhacday magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn

 

furitaankii xaflada ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay gudoomiyaha uruka ( naaleeye cabdi jaamac) kana warbixiyey sababaha ku dhaliyey inay furaan xafiiskan iyo waxyaabaha ay higsanayaan, isgoo ku dheeraaday khudbadiisii oo dhinacyo badan taabanaysay ayuu wuxuu cambaarayn xoogle dusha uga riday maamulka somali diidka, ee ku sooduulay gobolada SSC

 

sidoo kale waxaa xafladaas kahalay gudoomiyaha uruka dhalin yarada ee byvo mr yuusuf ****** isagoo soo dhaweeyey ururkan cusub ee ku soo biiray ururada ka jira g/cayn siwayna ugu hambalyeeyey, waxa isna halkaa ka hadlay midka mid ah waxgaradka g/cayn yuusuf xasan ismaaciil isagoo marti sharafti halkaa ka sooqayb gashay kula dardaarmay inay fadhiga ka kacaan una guntadaan horumarinta deegaanadooda, iyo inay cadowga dhulkooda ku sooduulay ka kiciyaan kuna jihaadaan

 

xafladan oo soconaysay mudo saacado ah oo aykasoo qayb galeen culimo- udiin, odayaal dhaqameed, ururada dhalin yarada, ururada haweenka iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada, dhamaantoodna ay si wayn u soo wada dhaweeyeen furista ururkan ayaa waxay ku soo gaba gabagabowday jawi wanaagsan

 

wararka horufadhi.com (ssc soomaaliya)

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol, mayee dad igaga cilmi badan baan ogahay this field. Soomaali diid markaan maqlo, dad gaar ah baa la sheegaa, laakiin inaan qofna ka xaanjiyoo ku qaldamo ma rabo, hence the question.

 

I just wanna know this terrible cadow that needs Jihaad :) (dhab bay iga tahay yuunan smiley-gu ku sirin)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somalidiid cidey tahay wa la wada ogyahay. Marka is yeelyeelka inta iska dhaaftid ka huleel mesha :D..and much thanks!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^somalinimo iyo wada tashinimo somali oo dhan baa rabta...laakin hadad adi iyo kuwa aminsantahay dideen. Ma kolay cid nigu khasabasa..umada magaloyinkooda u dhaafa uun! oo intiina la caraaba!.Kapish.

Share this post


Link to post
Share on other sites

;) kolay agtaada jawaab ka waayey miss Aaliyyah, meelo kalaan jawaab u raadin marka, tanag yuu feero armaajo.

 

I see Xaaji baa soo jawaabay, laakiin bal xoogaa sii jilci wax badan kama fahmin e.

 

Sowta meel kasta "soomaaliya ha noolaato" la leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daal aa, Jihaad bay raggu(daraawiishtu) ka hadli, adna intaanan la is gaarinba baad daal tidhi.

 

I just can't imagine someone would be soomaali diid. Waligay ma arag kolay anigu mid :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ma somaliga baa ka lumay. Waxaan ku idhi adiga ba dalaya..ma rag darawiish baan ka hadlay!. cajiib..

 

im out anyways

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;731576 wrote:
^somalinimo iyo wada tashinimo somali oo dhan baa rabta...laakin hadad adi iyo kuwa aminsantahay dideen. Ma kolay cid nigu khasabasa..umada magaloyinkooda u dhaafa uun! oo intiina la caraaba!.Kapish.

oo haday Somali Somalinimo rabto maxay danahooda uga tashan weyday qiiro japan Somalinimmo iyo waxyalahan wa bug wakhtiga inder ha iskaga lumin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

umada somaliyeed in ay somaliwayn isku raacday taasi shaki kuma jirto..

 

tan kale waqtigeyga qaaliga ah mesha aan ku luminayo waa mid itaala..ee aduu haday somaliland kaaga dhagtay dhib ma leh. sidan horay u idhi sadexdiina magalood uun hani deeqdo..

 

Almiskiin no worries..wax la isku cafinayo mesha ma yaalo..

 

fiid wacan people..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this