A_Khadar Posted June 30, 2011 Saado Cali oo Siweyn loogu soodhaweeyay nayrobi (Vedio+Sawiro) Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo. Sidoo kale waxaa goobtaas joogay fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa iyana halkaas jogay qaar ka tirsan hobaladii waa bari waxaa ka mid ahayd muslimo qaasin hilowle iyo fanaanka qarboosh waxaan halkaas ijoogay fanaaninta dada yar ee ku dhaqan wadanka kenya. Saado cali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah dhaanto hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo inyar kadiba aya waxaa loo galbiyay saado hoyga loogu tala galay iyadoo xalkaas loogu sameeyay casho sharaf halkaas oo ay ugu mahadcelisay shacbiga soomaaliyeed sida wacan ay u soo dhaweeyeen. Waxaa goobtaas jogay warbaahinta caalamiga ah sida BBC VOA TV Qaranka somaliyeed ,Somalichanel , Darwiishtv, SSCradio warbaahita kale ee SSC kuwa ******iya, shabeele, hiidaarn, dayniile, galgala, horseed,waagacusub royters Gpc iyo kuwa kale oo badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 30, 2011 Khadar, Thank You brother for sharing the Good News. Fanaanada Qaranka SOMALIA Saado Cali Warsame Oo Si Heer Qaran Ah Luugu Soo Dhaweeyay Nairobi(Daawo Sawiro) Faananada Qaranka soomaaliyeed saado cali warsame ayaa waxaa ay caawa ka soo dagtay caasimada wadanka kenya ee nairobi soo dhawaynta saado ayaa waxaa ka qayb galay boqolal dad waynaha soomaaliyeed ee ku dhawan wadnka kenya iyo safiirka somaliya u fadhiya nairobi mohamed cali americo. Sidoo kale waxaa goobtaas joogay fanaanka wayan ee somaaliyeed Ahmed Naaji Sacad waxaa iyana halkaas jogay qaar ka tirsan hobaladii waa bari waxaa ka mid ahayd muslimo qaasin hilowle iyo fanaanka qarboosh waxaan halkaas ijoogay fanaaninta dada yar ee ku dhaqan wadanka kenya. Saado cali ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay heeso wadani ah dhaanto hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo inyar kadiba aya waxaa loo galbiyay saado hoyga loogu tala galay iyadoo xalkaas loogu sameeyay casho sharaf halkaas oo ay ugu mahadcelisay shacbiga soomaaliyeed sida wacan ay u soo dhaweeyeen. Waxaa goobtaas jogay warbaahinta caalamiga ah sida BBC VOA TV Qaranka somaliyeed Somalichanel warbaahita kale ee wedada SSC kuwa ******iya, shabeele, hiidaarn, dayniile, galgala, horseed,waagacusub royters Gpc iyo kuwa kale oo badan.. Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 30, 2011 Saado, jir oo joog! Mansha'allah... Ps, ani miyaa mise Ahmed Naji looks like a native Hawaiian with his fiyoore around his neck? Love him nonetheless! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 ameen Koolkat. Mashallah si wacan oo wanaagsan ayeey ugu so dhoweeyeen. Reer nairobi alle khyr haka siiyo. n Koolkat I love Ahmed Naji too, listened to few of his wadani songs mashallah very moving!..amazing man! what a legend! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 30, 2011 ^ Lol.. I guess fiyooraha u ekaysiyey. I am so dark and if I got that Hawaii feyooro around my neck, I will look like one of them.. I am seeing the Kenya ambassador there too.. Welcome Saado to Nairobi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 lol@ I am so dark. Dude you are not that dark, somalida ba dhinac ka raacda!..get over yourself! mise islamihi is cadeeyey baa indhahaga ka batay! haha joking salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 30, 2011 Lol.. Ina abti, I am feeling that I am left not only women is cadeeyey, but I rarely see dark somali dudes any more. I am suspecting that they joined the train of iscadeyn iyaguna.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 lol say walahi? ..that's sad case!!..hada ma waxay ka haysa in aad diana cream so gadatid oo isku dhamuujisid salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 30, 2011 Wouldn't you if that tips you over to the majorty of people league..lol.. Nahh... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 lol I don't know guy..People who use diana cream or any other chemicals to make themselves light amaze me bt then again who knows what I would have done if I was in their position kolay qofkasta wuxun baa ilaahay siiyey ..I have seen enough dark girls with gorgeous hair (timaha baaba umaleenaya in aan ka cawryayo hehhe) anyways, lets not troll on Saado's thread... Saado alle khyr badan haka siiyo hawsha wacan ee umada somaliyeed u qabatay hadana u qabanaso.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 The truth, bal ha xanaaqina oo ha i xagxaganina Well the first thing she should do for the somali people, is to cover her hair, actually that's the first thing she should do for her self. Waa naag wayn, waaxay sidani. Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 ^lets hope ur advice was genuine salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 It sure was , ciyaar maba gasho tani. Salam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 ^ I don't think your comment there was sincere. But, then again who cares. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 ^^^ why did u delete the ther comment, halkaas baan ku xidhi lahaa e. It was sincere, why wouldn't it be? Salam = peace Peace ma wadide gantaalaad soo gami Quote Share this post Link to post Share on other sites