Sign in to follow this  
Al-Miskiin

Islamic lectures(English)

Recommended Posts

Look how this brother converts to Islam, after asking Yusuf estes a question.

 

Really beautiful momment, heartbreaking, makes you cry.

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

And after this brother several people converts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alxamdu Lilaah , ee qalbiga walaalkeen ku hanuuniyay islaanimada , gaaladu waxa eey u baahan yihiin in daaha looga qaado waxa uu yahay islaamku , maadaama media uu dadab dhigay dadkii iyo diinta islaamka , maalin walba marak dood diineed la qabto waxaad arkeysaa ayagoo diinta islaamka soo galayo .

walaahi hadaan u dhabar adeegno sidaan diinteena islaamka dadka u gaarsiinlahayn , dad badan oo qarka saaran ayaan hanuunkooda sabab unoqon lahayn .

gaalada badan kooda waxaa mugdi badan uga jira waxa eey aaminsanyihiin ,su'aalo badan ayey qabaan eeynan jawaabtiisa ka helin kitaabkooda meesha kaliya ee jawaabahooda oo dhameystiran iyo waxkastooy qabaan sharxaya waa diinteena islaamka .

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Great stuff. Thanks and JZK for sharing. May Allah reward the likes of Sh. Yuusuf for their good work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this