Sign in to follow this  
Siciid1986

Somaliland President Siilaanyo receives a delegation from Holland+ Pics

Recommended Posts

wasiirka-iskaashiga-caalamiga-ah-iyo-arr

 

 

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wasiirka iskaashiga caalamiga ah iyo arrimaha Yurub ee wadanka Holland, Mr. Ben Knapen.

 

Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uu si qoto dheer uga waramay horu-marka muuqda ee ka taabo-galay Somaliland iyo marxaladihii ay soo martay.

 

Arrimaha uu Madaxweynuhu sida gaarka ah u taabtay waxa ka mid ah horumarka xaga dimuqraadiyada, nabadgelyada iyo adeega bulshada, waxaanu tilmaamay baahida ay Somaliland u qabto inay iskaashi dhaw la yeelato dawlada Holland iyo wadamada kale ee beesha caalamka, gaar ahaan waxa uu Madaxweynuhu tilmaamay in shacabka reer Somaliland ay beesha caalamka ka sugayaan in la siiyo ictiraaf caalamiya iyo iskaashi horumarineed oo dhinacyo badan leh.

 

 

 

Madaxweynuhu waxa uu uga mahad-celiyay Dawlada Holland kaalinta ay ka qaadato kaalmada ay Somaliland dibada ka hesho, gaar ahaan taageerada dawlada Holland ay siiso Golaha Wakiillada, Golaha Guurtida iyo ururada bulshada ee Jamhuuriyada Somaliland.

 

Dhinaca kale, Wasiirka iskaashiga caalamiga ah ee dawlada Holland Mr. Ben Knapen waxa uu ka waramay sida ay dawlada Holland u danaynayso una soo dhawaynayso dedaalka, horumarka, dimuquraadiyada iyo nabadgelyada ka taabo-qaaday Somaliland oo uu ku tilmaamay mid tusaale u noqon karta wadamada soo koraya.

 

Waxa kale oo uu Wasiirku ka hadlay sida ay xukuumadiisu u doonayso in ay kordhiso iskaashi dhex-mara labada wadan gaar ahaan dhinacyada kobcinta dhaqaalaha iyo nabadgelyada.

 

Wasiirku waxa uu carrabka ku dhuftay in booqashadiisani ay muujinayso ixtiraamka iyo soo dhawaynta ay beesha caalamku u hayso guulaha shacabka reer Somaliland, wuxuuna sheegay in dawladiisa ay ka go’an tahay inay isbarbar-tagaan dedaalka ay Somaliland ugu jirto horumarinta dhaqaalaha, nabadgelyada iyo dimuqraadiyada.

 

Dhinaca Xukuumada waxa Madaxweynaha kulankan ku wehelinayay Madaxweyne ku-xigeenka JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, Wasiirka Arrimaha Dibada, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, iyo Chief of Cabinetka Mudane. Xirsi Cali Xaaji Xasan.

 

Dhinaca Weftiga waxa kulankan wasiirka ku wehelinaayey Safiirka wadanka Holland u fadhiya dalka Itoobiya, Agaasimaha Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Holland, Safiir ku xigeenka dawlada Holland u fadhiya wadanka Kiiniya, la taliyaha wasiirka Arrimaha Dibada ee Holland, Afhayeenka Wasaarada khaarajiga Holland iyo diblomaasiyiin kale oo ka tirsan dawlada Holland.

 

 

Allaa Mahad Leh

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Knapen looft Somaliland om anti-piraterij

 

08 juni 2011|42x gelezen12345Staatssecretaris Ben Knapen (Ontwikkelingssamenwerking) bracht woensdag een bezoek aan Somaliland, een noordelijke regio van Somalië.

 

Hij had daar een ontmoeting met president Mahamoud en met de minister van Buitenlandse zaken. Somaliland kan een voorbeeld zijn voor de rest van Somalië, stelt Knapen.

 

Dit heeft te maken met het preventiebeleid ter voorkoming van piraterij. "Vanaf de kust van Somaliland worden geen piraterijaanvallen uitgevoerd. Het is belangrijk dat instabiliteit en piraterij in de omringende regio niet overslaan naar Somaliland'', aldus de bewindsman.

 

Knapen bezocht verder een gevangenis waar 87 berechte piraten zijn gedetineerd. Nederland gaat via de VN-organisatie tegen drugs en criminaliteit (UNODC) een miljoen euro bijdragen aan een nieuwe gevangenis. Deze is onder meer bedoeld voor piraten.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Stabiliteit en goed bestuur Somaliland essentieel voor bestrijding piraterij

 

Nieuwsbericht | 08-06-2011

 

Staatssecretaris Ben Knapen bracht vandaag een bezoek aan Somaliland, een noordelijke regio van Somalie. Op de agenda stond onder meer een ontmoeting met president Mahamoud van Somaliland en de minister van Buitenlandse Zaken van Somaliland.

 

Somaliland kent enige jaren stabiliteit en hield vorig jaar democratische verkiezingen. De staatssecretaris stelde dat ervaringen op het gebied van stabiliteit en democratisering in Somaliland een voorbeeld kunnen zijn voor de rest van Somalië. Acceptatie van overheidsgezag en een actief preventiebeleid met burgers draagt bij aan voorkoming van piraterij. “Vanaf de kust van Somaliland worden geen piraterijaanvallen uitgevoerd. Het is belangrijk dat instabiliteit en piraterij in de omringende regio niet overslaan naar Somaliland,” aldus de staatssecretaris bij zijn bezoek aan Hargeisa, de hoofdstad van Somaliland.

 

De staatssecretaris bezocht verder de gevangenis van Hargeisa. Daar zijn 87 door Somaliland berechte piraten gedetineerd. Nederland gaat via het UN Office for Drugs and Crime 1 miljoen euro bijdragen aan de bouw van een nieuwe gevangenis, onder meer voor piraten, en versterking van het justitiële systeem. Detentie van piraten in de regio wordt daarmee vergroot en betrokkenheid van UNODC garandeert naleving van internationale standaarden. Versterking van de rechtstaat zal ook bijdragen aan verdere stabiliteit in Somaliland.

 

In bijzijn van de voorzitter van het huis van Afgevaardigden legde staatssecretaris Knapen de eerste steen voor een nieuw parlementsgebouw. Nederland draagt voor 700.000 euro bij aan de bouw van het gebouw en aan training van parlementariërs en ondersteunende staf.

 

Staatssecretaris Knapen bezocht eerder op de dag een kamp van Somalische ontheemden. De aanwezigheid van ontheemden leidt soms tot spanning met de lokale bevolking. Nederland steunt via de VN Vluchtelingenorganisatie de tijdelijke opvang van interne ontheemden in heel Somalië. “Een veiliger Somalie moet leiden tot de terugkeer van deze ontheemden,” aldus de staatssecretaris.

 

Met vrouwenorganisaties en de recent aangestelde Mensenrechtencommissie besprak de staatssecretaris tenslotte ervaringen met vredesopbouw en mensenrechten. Maatschappelijke organisaties worden gehoord. “Hoewel er nog veel werk te doen is, is er zeker sprake van een bemoedigende ontwikkeling,” aldus de staatsecretaris.

 

Somaliland heeft zich in 1991 onafhankelijk verklaard van Somalië. De internationale gemeenschap erkent deze eenzijdige verklaring echter niet. Versterken van stabiliteit in Somaliland kan leiden tot economische ontwikkeling van deze regio en wellicht een positieve invloed op Somalië hebben. Het versterken van fragiele staten is een van de speerpunten van het Nederlandse OS beleid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this