Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Faroole’s Folly

Recommended Posts

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay si weyn u soo dhoweynayso qaar ka mid ah qodobadii ka soo baxay kulankii Golaha Amaanka ee QM ay isugu keentay dhinacyada siyaasada,kaasi oo si rasmi ah galinkii dambe ee shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Wasiirka dowlaha madaxtooyada iyo maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashan oo ka mid ah wafdiga madaxwaynaha Puntland ee ka qaybgashay kulanka Golaha Amaanka ee QM oo waraysi gaar ah siiayay Horseed Media isagoo ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in qodobadii ka soo baxay kulankii Golaha Amaanku uu soo qabanqabiyay ay ahaayeen kuwa si weyn u soo dhoweynayo maamulka Puntland,waxaana dhinaca kale uu sheegay in maamulka Puntland uu ka soo horjeedo mid ka mid ah qodobadii ka soo baxay shirka oo ku saabsanaa in shirka bisha June ee soo socda QM qorshaynayso in lagu qabto magaalada Muqdisho.

 

Wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashan ayaa sheegay in madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiraxman Maxamed Faroole uu u sheegay xubnaha Golaha Amaanka Qm inaan xiligan shir wayne Somaliyeed lagu qaban karin magaalada Muqdisho sababo la xiraarta daganaansho la’aanta ka jirta magaaladaasi waxaana xusay madaxwaynaha in ku haboontahay in lagu qabto deegaanada Puntland maadaama buu yiri horay u marti galisay:

 

Shirkii Haweenka Somaliyeed

Cayaaraha Gobolada Somaliya

Shirkii Culimaa’udiinka Somaliyeed.

 

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan wuxuu sheegay in maalinta bari oo Jimce ah ay la balansanyihiin wakiilka QM ee Augustin Mahiga islamarkaana ay rajaynayaan inay isla meel dhigaan goobta lagu qabanayo shirkii dhowan xukuumadu ay iclamisay Golaha Amaanka uu shalay ku raacay.

 

Wafdiga Puntland oo la kulmay shariif xasan shiikh aadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdiga Puntland oo la kulmay shariif xasan shiikh aadan.

 

Wasiirka maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gashan ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday kulan balaaran oo caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku dhexmaray wafdiga Puntland ee uu hogaaminayo madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo gudoomiyaha baarlamaanka Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,kulankaasi oo masuuliyiinta labada dhinac ay ku soo hadal qaadeen waqtiga ay dhacayso doorashada madaxwaynaha iyo in la yareeyo tirada xildhibaanada baarlamanka 550-ka xubnood islamarkaana la soo xulo xildhibaano karti iyo aqoon leh

 

waxaa sheegid mudan in dhinaca Puntland ay goob ka ahayen shirkaasi madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo xubnaha la socda madaxwaynaha,halke dhinaca kale ay goob joog ka aheeyeen:

 

1,Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan,

 

2,xildhibaan Xasan Abshir Faarax,

 

3,Xildhibaan Cabdiraxmaan C/shakuur Warsame,

 

4,iyo xildhibaan Burci Maxmed Xamse.

 

mudane ayaa hoosta ka xariiqay Gaashaan in dhamaantood ay isku aragti ay ka qaateen in doorashada madaxwaynaha Somaliya la qabto ka hor inta aan la gaarin bisha Augost.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The meeting in Mogadishu should not be obstructed in anyway. The meeting should be held in the capital under the noses of Sharif Ahmed & Farmaajo.

Any complaint or wasting time will present an opportunity to those who always take every opportunity to waste the precious time of the Somali people.

Also why should there be an alliance with this ***** Sharif Xasan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

He comes across as selfish and short sighted, and I am sure he is not saying this for the interest of PL, but for his own ****** reasons. Isn’t it enough that he alienated almost everyone in PL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This action here speaks volumes on the man. He attended the meeting, and agreed to go along with whatever the resolution was. Now he is against going to Mogadishu?

Mr President you need a back bone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

General Duke;723711 wrote:
Mahiga should stick with his plan. Host the meeting in Mogadishu and add Faroole to the list of bared candidates.

Are you STUP1D.....? Mahiga never planned the meeting in Mogadishu....It was planned by the Cabinet (Xukumada Farmaajo) after they refused to take part in the 'shiirka wada tashiga' that took place in Kenya on 12-13 April. Once again Mahiga hasn't planned anything....this is Somalis work! LOL at Faroole being a candidate.....Maskiinsanidaa hahahhaha....horta forget about him being candidate will there even be a election....anyways Mahiga baad ku walaatay ee he ain't planning no SH*T

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Like Mahiga will spend overnight in Mog. Let's see if the two Shareefs or parliament will hold a meeting, let alone a conference. Conference in Mogadishu or anywhere else will not bring about changes as long as this nonsense leaders are on the helm. Let's keep dreaming.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xeefow   

Gheelle.T;723713 wrote:
^Like Mahiga will spend overnight in Mog. Let's see if the two Shareefs or parliament will hold a meeting, let alone a conference. Conference in Mogadishu or anywhere else will not bring about changes as long as this nonsense leaders are on the helm. Let's keep dreaming.

The meeting is being organised by the Cabinet.....! The...technocrats!....and Yes Mahiga and others will come to the meeting.....to listen to what Somalis want.....not corrupted Somalis but technocratic Somalis....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mahiga is to lead the meeting. Farmajo & Co are by standards, it should not be blocked by anyone least of all Puntland leadership. The protection of AMSIOM will cover everyone coming to the meeting.

 

Xeefow , who ever you maybe lets be clear there will be no extension for Farmaajo & his cabinet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garowe & Mogadishu are no different adeer. Faroole losing is also not a major problem. The fact that makes me happy is that after 20 years your leadership is learning things from Faroole, like the importance of attending international conferences on Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

^^ adigu ka dhex bax, this is problem for Somalis to solve, sow dal gooniya maadan noqon :)

 

Xeefowgana Farmaajuu ku waashay, taloow maxaa isu galay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;723721 wrote:
^^ adigu ka dhex bax, this is problem for Somalis to solve, sow dal gooniya maadan noqon
:)

 

Xeefowgana Farmaajuu ku waashay, taloow maxaa isu galay?

i am just a neighbour giving my opinion :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this